June 19 2013 22:56:44
Users Online
· Guests Online: 24

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Deg-Deg- Suldaan Cabdi Cali Sonkar oo geeriyooday.
SomaliDeg-Deg- Suldaan Cabdi Cali Sonkar oo geeriyooday.

31 Jan 2013.

Nairobi ( Ogadentoday Press)- Suldaan Cabdi Cali Sonkar ayaa Salaadii Subax Saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.

Suldaanka oo baryahan xanuunsanaa ayaa la doonayay in shalay loo sii qaado Hospitaal ku yaalla Dalka Hindia balse ay suuroobi waysay.

Suldaan Cabdi Cali Sonkar oo ahaa Suldaan si wayn looga yaqaan Dhulka Soomaalidda gaar ahaan Gobaladda Jubooyinka ee Koonfurta Soomaaliya.

Suldaanka wuxuu si wayn oogu ol-olaynayay Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka.

Agaasimaha Warbaahinta Ogadentoday Press Iyo Wariyaasha ayaa guud ahaan u diraya Tacsi tiiraanyo leh Dadka ka soo jeeda Gobaladda Jubooyinka gaar ahaan ehaladda Suldaanka.

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | daacad on January 31 2013 00:25:17
ina lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun WAXAAN ALAAH UGA BARYAYNAA INUU UGAASKA GEERIYOODAY JANADII FARDAWSA KA WARAABIYO EHELADA IYO QARAABADANA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO
FG FADLAN ogaden to dhay iska saxa tilmaanta marxuumka ma aha suldaane waa ugaas cabdi cali sonkor
#2 | khadar cade on January 31 2013 00:37:36
inaa lilaah wa inaa li raajucuun , waxaan eebe ogabaryaya in uu geeyo janadiii fardoowsa suldaan ka, waxaan ehelkii iyo qarabadii uu ka geeriyooday ,samir iyo iiman in uu ilaahay ka siiyo ,iyo dhaaman walaalaha somalyeed ee jeclaaa suldaanka
#3 | hussein nuur on January 31 2013 01:03:59
inallilahi wa ina ilayhi rajicuun ilahay waxaan uga baryaynaa naxariistii jano ehelkii iyo qarabadii uu katagayna samie iyo imaan illahay kakasiiyo amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
#4 | Hanad Maxamed on January 31 2013 02:15:30
Alaha u raxmo Suldan Janadi Fardawso ilahay ha ka waraabiyo
#5 | Hanad on January 31 2013 02:43:00
Daacad sxb wa Sax Suldan Cali Sokor aya ladhaha Suldanka wax la saxayo wa maxay ?
#6 | Maxamad dayib on January 31 2013 02:48:47
Inaa lillaahi waa inaa ilayhi raajicuun qofwalba halkaas ayaa udambaysa alle ha unaxariisto marxuumka
#7 | axmed m bacaad on January 31 2013 03:10:39
innaalilaah wa inna illaahy jacuun illaaheey ha unaxariisto dadkii iyo eheladii uu katageyna samir iyo iimaan hkasiiyo.
#8 | Dr.Hersi on January 31 2013 03:51:21
inaalilaah wa inaa ilaahay raajacuun. Anoo ku hadlaaya magacaga jaaliya reer jubbaland ee wadanka Finland waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, dhamaan saldanadii aji iyo dadka reer jubbaland meelkasto ay joogaan geeridii naxdinta lahad ee ku timid Suldaankii Aji, Suldaan Abdi ali sonkor. Qoys ahaana dadkuu gaar oga baxayna waxaan leenahay samir iyo naxariis. Amiin
#9 | ismail on January 31 2013 04:23:38
alle how naxariisto waa ninkii ugu aqliga iyo xigmadda badnaa reer warfaa qarnigan
#10 | C/xaro on January 31 2013 05:39:21
Inalilahi wa ina ilehirajucun ilahay hakawarabiyo janatul fardowsa inta ladhalatay iyo dhaman muslimkana samir iyo imanhakasiyo[img][/img]
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



maryan
19/06/2013 12:30
As,ck waxaan jeclaani lahaa in fadhi kudirir ka laga daayo webka waxaanan kacodsanayaa maamulka ogadentoday in ay ka xiraan coments ka waayo meeshii fadhi ku dirir ayey isu bedeshey

mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

Render time: 0.90 seconds 7,299,949 unique visits