May 23 2013 10:41:34
Users Online
· Guests Online: 43

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Deg-Deg – Ururka EPRDF oo Labbo u kala Jabay.
SomaliDeg-Deg – Maxaa ka Jira in Ururka EPRDF Labbo u kala Jabay.

29 January 2013

(Ogadentoday Press)- Wargayska Arwaramba Times oo arrimaha Siyaasadda Itoobiya ka faaloodda ayaa shaaciyay in Ururka EPRDF ee mudadda 20 Sanno ah xukumayay Itoobiya uu labbo u kalla jabay.

Ururka EPRDF ayay ku bahoobeen Afar Urur, Ururka Qoomiyadda Tigreega, Tigrayan People's Liberation Front (TPLF), Qoomiyadda Xabashida, Amhara National Democratic Movement (ANDM), Qayb ka mid ah Oromadda u baddan Masiixiyiin, Oromo Peoples' Democratic Organization (OPDO),Iyo Shucuubta Koonfureed, the South Ethiopian Peoples' Democratic Front (SEPDF).

Qoomiyadda Xabashida ayaa la sheegay inay Ururkan si cad u sheegeen inay ka baxeen, waxaa sidoo Kalle hadda la sheegay inay Ururka Iyagana ka baxayaan qayb ka mid ah Oromada.

Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Bereket Simon ayaa la sheegay inuu gabi ahaanba ka insaxaabay Ururka, Bereket wuxuu ka mid yahay Ururka Qoomiyadda Xabashidda ANDM.

Hogaamiyasha oogu caabsan Ururkan oo kalla ahaa Haile Mariman Desselam, Abay Tsehaye, Azeb Mesfin, Bereke Simon, , Sibhat Nega ayaa la sheegay inay u kalla safteen labbo Koox.

Khilaafka EPRDF ayaa la sheegay inuu soo jiitayay illaa muddo, Kaddib Geeridii Zenawi.

Kalla soco Ogadentoday Press oo arrimaha Siyaasadda ee Ururkan wixii ka soo Kordha.

Comments
#1 | C/xararo on January 29 2013 11:17:42
Ilahow iskujabi itobiya dhaxdeda amin amin ogadenia guuuul[img][/img]
#2 | Cabdi wahab on January 29 2013 11:29:11
Aamin ILLAAHOw iskujabi ethopia
#3 | Dixle tarayso on January 29 2013 12:31:47
Aamiin aamiin allow wan iyo waraabe iskaga dhig
#4 | Rage on January 29 2013 13:15:33
Waykalajabsanyihiin gumaysiguna wuu burburi Ogadeniana way xorobi Inshaalah
#5 | Axmad Xaashi on January 29 2013 13:59:34
Ma xuma in ogaadeenka lala socasiiyo waxa ka socda itoobiya laakiin dan ma aha in been lagu maaweeliyo. Ogaadeenka cabdi iley ayey dhaafi kari la'a yihiin ee maxaa ay ka hadl hayaan eprdf kala jabkeeda.cakoyey maxaa logooyo la sheegahaya. war hadhe, dadkiina dhinac ka raaca, geeska afrika oo dhan ma xurayn kartaane.
#6 | Ubbo on January 29 2013 14:54:24
Horta Waxaad. Ogaataan. Inaad. Idinku. Dantii qabsataa. Ina. Cigaal. Hees. Uu qaado. Waxa erayo macno sameynaya. Wuxuu yiri. Rugaheeda. Moogeey. Hadana. Reer galbeedkiyo. Ruushka. U gar qaadaay. Naftaydaay. Waa riwaayadii. Dhado roob noqon wayday. Ayay. Ku jirtay. Markaa. Maxaa kala jabkeeda iyo u gar qaad keeda kaa. Galay. Adoo. Og. Inay. 2 oo Ogaden. Xabad. Isla dhacayaa. Waa ubbo. Iyo. Ha waarine. Markaa. Adigu khaladkaaga. Sax. Waa. Mr ubbo. Oo idin salaamaya
#7 | saxane on January 29 2013 16:46:16
Ubo Riyo miyey wadan ku xoreyn lugooyo
ii bashaala Iina dhaanteeya
#8 | shaley iyo maanta on January 29 2013 17:37:27
ASC aadban usalaamayaa umada maskaxdu ufayawdahay kuwan markii itoopiya kalajabkeeda lasheegay xaarka isku saydhay xagay kasoojedaan adeer ogadeen wadad e horta sharaftanada melhaga dhicina khaas ahaan idoorka wakhtigu kudhamaaday iskuxishooda markaad hadlaysaan ogaden waadad idinkuna duunyaatihiin hadana dhaladi baaba idin kukalajabtay somali land wadawlad iskudhamataye caruurihina uxiirtya caleentinana iskcuna awlba celeentad kunolaydeene wbilahi tafiiq
#9 | runle on January 29 2013 18:59:33
axmed xaashi waxaad ucod egtahay ay judhoo la odhan jiray oo adis ababa ku noolaa isku ci umbaad tihii alla isku ekaa miyey wada dhasheen
#10 | C/Xararo on January 29 2013 20:50:33
Ma anawalan misecadan balaga hesi war galada hadad habar tanaway kugu qabsan wakuwa subax kas te kukalaha xeryahagalada ekusalama gashe si ay ugahelan dafi hamba ah umadi nasoraca wad urtene mustaqbalka ogadenia kolay xisab bakutala dabaqodhow[img][/img]
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.59 seconds 6,882,357 unique visits