Warbaahinta Somaliland: Berhe Tesfaye Wuxuu ka ganacsaddaa “Drugs”.
Warbaahinta Somaliland: Berhe Tesfaye Wuxuu ka ganacsaddaa “Drugs”.
27 January 2013
Hargaysa (Ogadentoday Press)- Qaar ka mid ah Warbaahinta ka soo baxda Magaaladda Hargaysa ayaa shaacisay Safiirka Itoobiya u jooga Maamulka Somaliland uu ka ganacsaddo “ Drugs Iyo Allaabta”.
Safiirka oo la hadlayay Somaliland Sun ayaa si cadho leh Jawaab ka bixiyay Haddalkaas isagoo oogu Jawaabay, “We are diplomats and not merchants” haddalkan oo macnahiisu yahay, waxaanu nahay Siyaasiyiin ee ma nihin ganacsato.
Safiirka oo Lagu Magacaabo General Berhe Tesfaye ayaa Maamulka Somaliland ka dalbaday in Saxaafaddii qoraalkaas qortay in wax laga qabto.
Mahan markii Koobaad ee Dhiblomaasiyiin Itoobiya lagu eedeyay inay ka ganacsadaan Daroogadda, waxaa Magaaladda London Lagu Xukumay Haweenay ka mid ah Shaqaalaha Safaradda Maraykanka ee Itoobiya Midaas oo si cad loogu qabtay Iyadoo Dalka Britain soo galinaysa Daroogo Baddan.
Qoraalkan Dheer oo ka waramayay Xaaladdan Halkan ka akhri Link
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war iidor ma awal baynaf hayen sas uun bay waligood udulays nayen waxuu donuka samayn etiopia aad ayay uga xishodaan
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin