Daawo- Qoraagii Xaajo oo Idaacadd FM Kismaayo Madax ka Noqday?
Daawo- Qoraagii Xaajo oo Idaacadd FM Kismaayo Madax ka Noqday?
27 January 2013
(Ogadentoday Press)- Qoraagii Shabakadda Xaajo, Mr Axmed Cabdi Nuur ayay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Madax ooga dhigtay Inuu ka noqod Tafatire Idaacadda FM ee Magaaladda Kismaayo.
Qoraagga oo Caan ku ahaa inuu si aad ah u dhaliilo Ururka ONLF ee Gobanimodoonka Dhulka Soomaalidda Ogaadeeniya isla markaasna Taageero Dowladda Itoobiya ayaa hadda u jahaystay Dhanka Soomaaliya oo ahayd meeshii uu asal ahaan ku soo bar-baaray kuna soo Dhashay.
Haddaba Su,aasha Dad baddan oo Reer Ogaadeeniya ah is waydiinayaan ayaa ah, Ma Dowladda Soomaaliya ayuu hadda u shaqayn doonaa Mise Dowladda Itoobiya?
Way iska cadahay horayna waa loo ogaa, in ninkani yahay, qolyaha wareeray, ee meell lagu tiriyo aan la garanaynin, doban shaati ayay iska dul xidhaan, mar waa reer somalia marna waa reer ogadenia, maaha dad meel loo raaco leh,
Waxaad ogaataan, dadka aadka ugu ololeeya xabashida, ama dana umadda ka horyimaada, inta badan waa dadka, axmed wareeray oo kale ah,
Waa dad iskaga qasantahay qaddiyadda ogadenia iyo somalia xaasinimana u dheertahay,
Sharaf ayay u ahaan lahayd hadii uu yahay nin lagu ogaa qadiyadda somalia ama jubbaland, laakiin wuxuu kamid yahay ragga baalka madaw kaga jira liisaska ummada reer ogadenia, waa nin bilaa hadaf ah, bal ufiirsada dadka aan kuqanacsanayn halkanka ogadenia waa wada isagoo kale, illaahay waxaan leenahay ha soo toosiyo, way warerrsanyihiine wareerka ha kasaaro, dhulkooda ayay garan ka yihiine, ilaahay ha garansiiyo, dhadhama raacnimadu waa waxa ummadeena halaagay, dhafoorkaana u yeelay,
Ha la iska jiro.
KISMAN YABA MANTAY IGA DHIMATAY MAKII CUQDADA QABAY EE JAJUUS KA AHAA BAY WAX UDHIIBEN HADAY GACAN GALEEN HADUU QABIIL IYO CUQDAD UKALA DHEX DHIFI TOLKA IS JECEL MAXAN SE KULA YABI MAMULKA DHANBA XABASHI HOOSTAGEE CAKU REER JUBA LAAND
ethiopia ayuu u shaqayn kaligiis ma ahan kuwa meesha jooga bdankod waxay u shaqeeyaan ethiopia, marka la yaab male hadduu leeyahayna waxuu la qabaa Qaraabada.
Reer Qabri-dahare waa lugooyo weyn oo haysata beel weynta Absame. Kani markii uu Itoobiya ku soo fashilmay, ayuu fashilkiisii la soo aaday Kismaayo. Absame waa in ay ka hortagaan dadka bilaa MABDA'A ah sidan kan oo kale iyo wasiirka warfaafinta oo ah ninka ka danbeeya arimahan, Absame dhexdiisana ka wada QABYAALAD FOOL xun oo uu kala yimid Qabri-Dahare.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin