Breaking News: Jeelka Dhexe(Jeel Ogaden) ee Magaaladda Jigjiga oo Dad Laga soo daayay.
Breaking News: Jeelka Dhexe(Jeel Ogaden) ee Magaaladda Jigjiga oo Dad Laga soo daayay.
27 January 2013
Jigjiga (Ogadentoday Press)- War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhay Magaaladda Jigjiga ayaa Xaqiijinaya in Jeelkii Dhexe ee Magaaladda Jigjiga Dadkii ku xidhaa ooda Laga qaaday, Dadkan oo ah dad aad u baddan ayaan Tiradoodda dhabta ah la haynin.
Boqolaalan Dad ah oo Jeelka Hortubnaa oo raadinaya Ehelkooddii ayaa hor tubnaa xilliga la sii daynayay Dadkan, waxaana la sheegay in Dad baddan Goobta ku ilmeeyeen, Kaddib markii ay arkeen sannado dad oogu danbaysay.
Dadkan ayaa la sheegay inay baddankood u xidhnaayeen arrimo Siyaasadeed.
Tiradda Dhabta ah ee Dadkan lama hayo balse waxaa la sheegaya in Dad aad u baddan Yihiin.
Jeelka Dhexe ayaa loo yaqaan (Jeel Ogaden) walina waxaa jira Dad Baddan Xidhan illaa hadda warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya meesha warar sheegayaan inaan dad baddan la soo daynin iyo warar sheegaya in dad baddan la soo soo daayay.
Qaar ka mid ah Magacyadda Dadka Siyaasaadda u xirnaa ee Jeelka Dhexe ku Jiray ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen.
Qabridahar.
Magaaladda Qabridahar waxaa laga soo daayay Dad lagu eedeyay inay toogteen Cabdi Siigaale, Dadkaas kooxda ah waxaa ka mid ah nin Lagu Magacaabay Fadhi Yare, Axmed Makhtal.
Ogadentoday Press waxay soo dhawaynaysaa sii dayntaa Dadkaas Shacabka ah ee aan waxba galabsan la soo daayay waxyna leedahay waa inaan lagu xad-gudbin Dadka shacabka ah isla markaasna la illaaliyo Xuquuqda Aadamaha.
Waa War Aad Loogu Farxo, Lakaiin Ninkii Ajande Kale lahaa aad ayuu Uga Naxayaa Waayo Mashruuciisii Ayaa Khal Khal Galaya, Taas Ogaada Shacabka REER OGADENYOOWW
Asc wan kufarax sanahay in lasodayo dadka kudhiban jigjiga waxan kayabi inay ben noqoto sababto ah ani wan ku xidh na jel ogaden hada kahor intan kuxidhna xabsiga marar badan waxadhacday inti naladareriyo obananka nalosaro ba sawiro nalagaqadi kadib wanalagucelin jelka sawiradana waxa lugu bahin dunida oladhihi 1000 maxabasan odakaqadnay arintasna waxay ubadnayd 2010 markay xaroden itixad ki marka waxay ubadantahay benta itobiyatabiso
Dadka lasiidayay xaqdaray u xidhnaayeen ee waa in xaqodii lasiiyo ehelkoodiina lacagtii laga qaatay looceliyo Kuwadambana aan laxidhin hadii kale. Waa dad lagu xadgudbay lagana ganacsanayo
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin