June 19 2013 03:58:25
Users Online
· Guests Online: 29

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Aroos ay ku Baxday 4 Million oo Dollar?+ Haweenayda oogu Taajirsan Afrika.
SomaliAroos ay ku Baxday 4 Million oo Dollar?+ Haweenayda oogu Taajirsan Afrika.

Sawirka: Gabadha Madaxwaynaha Isabel Dos Santos.

26 January 2013.

Angola (Ogadentoday Press)- Gabadha Lagu Magacaabo Isabel dos Santos oo uu dhalay Madaxdawaynaha Dalka Angola Paula dos Santos ayaa loogu dhigay Aroos adduun gaadhaya 4 Million oo Dollar.

Arooskan waxaa ka soo qayb galay 100 Madaxwayne oo Afrikan ah.

Cuntadda laga cunay Arooskaas waxaa lagu soo diyaariyay Hotel ku yaalla Paris, waxaana la soo saaray Labbo Diyaaradood.

Gabadhani waxay wax ku baratay Dalka Britain.

Joornaalka Arrimaha Maaliyadda wax ka qora ee Fadhiguusu yahay Dalka Maraykanka ee lagu Magacaabo Forbes ayaa sheegay in Ana Paula ay tahay Gabadha oogu Taajirsan Qaaradda Afrika (Africa's first female billionaire).

Madaxwaynaha Dalka ayaa haysta xukunka Dalka muddo 33 sanno ah.

Dadka ku nool Dalkaas ayaa lagu qiyaasa in Maalinkii ay soo gasho 2 Dollar, Iyadoo Angola tahay Dal qani ku ah Shidaalka.

Gabadhan ayaa la sheegay inay leedahay Bank Iyo shirkaddo baddan oo ka jira Dalalka Yurub gaar ahaan Dalka Portugal.



(Sawirka- Madaxwaynaha, Xaaskiisa Iyo Gabadha dhalay Iyo Ninkeeda- File Photo).

Aabaheed wuxuu qabsaday Dalka 1979 kaddib markii Hooyadeed kalla tageen waxay u soo guurtay Dalka Britian 1991, kaddib markii ku laabtay Dalka waxay furatay ganacsi, Maqaayad Caan ah oo lagu magacaabo “Miami Beach”

Su,aashu waxay tahay, Hadii Ogaadeeniya oo Xor ah Shidaal laga heli lahaa, ma laga yaabi lahaa In Madaxwaynaha Ogaadeeniya uu u dhaqmi lahaa sidan Madaxwaynaha Dalkaas oo Gabadhiisu u noqon lahayd Taajiraad meesha Shacabka Ogaadeeniya nolol hoose ku noolaan lahaayeen?

Sida aan hadda oola socono, Madaxwaynayaal Baddan oo Kililka soo maray ayaa Hanti baddan gaystay qurbaha, Maxaad u malayn lahayd Hadii aan Shidaal lahaan lahayn?

Jawaabta waxaan ooga tagay Akhristayaasha.

Comments
#1 | aadan on January 26 2013 12:19:54
Aniga ilama ahaa in dadbaahan S.Ogadenia kamadhedeen 4 oo dadki ubaahan yeha lakin hada matagna tani ninkii raba barwaqo iyo bashbash waa in uxoresto wadan kiisa Ogadenia
#2 | bulxaan on January 26 2013 14:06:07
asc aniga aragtidayda ilama muqato inan hada ka doodno waxa jirin oo ah gubadkan gubi doona bicidka daqi doona een dili doona sunkan ka jeexidoono sabentaan siid doono sumalkay dhali doonto subagiisa cab ninkii marwaldiisa ku dilay waa tan oo kale ee in tan lagu meshquulo ilama muqato iniga fagradayda gaaban arimo badan oo kale ayaa inooga bahan tan guul iyo gobanimo
#3 | dayac on January 26 2013 16:08:45
TASI IANAY DHICI LAHAY MA MUARAN BA KATAGAN HADABA MUSUQ MASUQU CADI KAYAHAY MADAXDA ONLF SOOMALIDU XALAL MATAQAN WIXII GACANTIISA SOOGALA ISAGA LEH MA INA MAXAMED CUAMAR BAN SIDA YEESHEEN OO WALIBA QABYALAD U GUUR SATEEN NIN REER HARUN AH IYADOO UU JECEL YAHAY NIN REER CABDILAHA OO AAD UQURBADAN AFTAHANA AH LAKIN REERKA AYA GO AAN SAN LAHAA INAAN LACAGTU REER CABDILE GADHIN
#4 | qooqaani on January 26 2013 17:03:16
ninkas oo noqdo madaxweyna afrikan ah wuxuu raabaa xoola shacabka iska leh in uu dhaco marka gabadha iyo abeheed waa labo tuugo oo dhacay xoolihii wadanka toogo marka wax cusub ma ah in liidar afrikan waxaan suubiyo , shacabka afrika ilahay baa umaqan.
#5 | Faafan on January 26 2013 21:36:58
Kuwaas illaahay waxnooguma daro waa dad kibray iyo xoolo israaf ah
#6 | angola man on January 26 2013 22:26:17
sxb yaal Aad iyo Aad ayaa idiin salaay dhamaan bahwaynta reer ogadenia hadii aan woxogaa kayar dhiibto gabadha madaxwaynaha angola dhalay ee 4m ki aroos gashay horta layaab male wayo abaheed wadanka uu madax waynaha kayahay wa wadan qani ah markii aduunka loofiiriyo wayo waxa uuleeyhay shidalkii dahabkii dheemantii badii wabiyashii iyo khayraad badan oo kale lakiin ninkan madax waynaha ka ah waa nin dayacay dadkiisii iyo dalkiisii wayo 33 uu hayay inuu lacag kadhaco ma aaane hormarka ayuu udiidanyahay waxbarashada ayaan kajirin wadankan caafimaad ayaan kajirin waxa ay ubadanyihiin dad cawaan ah oo iska qaaqaawan caqligoodana lashaqeeyo bas ah noocyada kaladuwan ee khamrada wadankana wax aan mulatary ahayn kamashaqeeyo musuq maasuquna wadanka wuu dilooday Laakiin hadaan usoo daadago dulucda sheekada ogadenia Waxaa daga dad muslim ah karti dadnimana iskale aqoonyhanadoodiina calamka kabateen hadii ay ogadenia xorowdo hormar iyo barwaaqo ayay udhaqaaqi madaxda Jwxo ayaa nidaamka hadaba ay kuhogaamiyaan ee cadalada ah ku hogaamin madaxda onlf waa ka xaraan xoolaha umada ogadenia ee dulman markaa madaxda ogadenia waa hubaal inay dacad noqonhayaan hadaba oo xabad kali ah socoto aay dadkooda iyo dalkooda iyo diintoodaba daacad uyihiine
#7 | afmadhan diid on January 26 2013 23:15:15
ina cumar cisman wiil kiisa maxa aroos gu dhigay iyaday lacagta laga soo ururiya shacabka tageraha ah hadu dalka qabsadan 100 m ayuu ugu dhigi caruur tiisa
#8 | Maxaan cunaa? on January 27 2013 00:43:58
Waa maxay la'cagtan lagu ciyaarayo lakin layaab maleh anaguba GEEL Ayaanu kabixinaa Gabdhaha iyo QORI IYO WAXYAABO KALE OO HADII SIFICAN LOOXISABIYO AAN FILAYO INEY KABAD DOONTO
#9 | C/Xararo yarka qaranka on January 27 2013 00:56:06
Mar kay xorowdo ogadenia enbanaysano 20 cel eshidal ka ah e ku asan cida ogadenia gabdhahanagaba gurkodu wuqaliyobi wuxu kakici uguyaran 8 malyan oo ah lacag ta ansamaysandone kaqa lisan dolarka markas wamar kan xorowno en jexdin kaqado dabolka insha alah[img][/img]
#10 | NAFTII HURE- Dhuure on January 27 2013 01:09:50
ASC.

TO:- AF-Madahan diid

Horta RUNTA Lama Ogola, Hadadalkaas Aad Ku hadashayna Maxkamada JWXO Ogadenya Ayaa lagu saarayaa Xaalkaaguna Waa DIL, Maxaad karabtaa Naftii Huraha OGADENIA Xoreeyay ee Ay Uhadhay JIG-JIGA IYO D/Dhaba Kaliya, Maxaad Usoo Hadalqaadaysaa Madaxwaynaha Umada, Maad kahadashid JAAJUUSKA Aha ABDI ILAY, IWM

Mida Klae Markaad Leedahay Mohamed Cumar Cismaan Wiilkiisa Lacagta LONDON Gabadha loogu Aroosay Waxay Ahayd $600,000, Waxayna ahayd Lacagtii Halganka Loogu Tala Galay Halgankii Unbayna Ku Baxday oo Gabadh Ayaa Loogu halgamay, iiga Daranta Maxaa IIGA Dhici Lahaa Hadii Gabadhii Laqabo, Isla BISHIIBA Waa Lafuray.....!!!!
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



mustafe
11/06/2013 03:19
soomaaliyeey isku kacaay oo isku seexda

abdi baasuuke
08/06/2013 17:14
it seems that Somalia is heading back to 1991 the bloody civil war I think people have mistaken of electing xasan culusow gurguurte a man who always smiles with or with out a reason but behind the smi

godey gacalo
08/06/2013 05:58
There are a lot of GOOD people in this world who are trying to clean things up. But unfortunately, there are still some who would prefer to just keep ROLLING IN THE DIRT

Kismaayo
04/06/2013 09:40
War deg deg Ah - bare HIIRAALE. oo u geeriyoodey. dhaawac bam oo caawa lagu turey gurigiisa

samira
02/06/2013 07:40
kkkkkkkkk runti waxan moda madaxwaynaha in qabil lo doortay maxa yelay bulshadina madax ayu isku galiyey wax xal dadwanaha ugu jirana kam talinayo tankale intu kismayo so firinayo bal muqdisho ha xore

Goora Qubi
26/05/2013 10:01
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal haya

Goora Qubi
26/05/2013 09:57
Fikir ahaan waxaa baryahan soo badanaya hadal haynta aan anigu karhay oon jeclahay bataatanba in lajoojiyo waxaan ogsoonahay in ay dhamaatay sheekadii al itixaad taasoo dad badan ilaa hada hadal ha

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

Render time: 0.77 seconds 7,290,761 unique visits