May 24 2013 11:28:12
Users Online
· Guests Online: 35

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Warbaxin Khaas ah: Xadguddubyo ka dhacay Ogaadeeniya.
SomaliWarbaxin Khaas ah: Xadguddubyo ka dhacay Ogaadeeniya.

26 Janwary 20123

(Ogadentoday Press)- Dagaallo ka dhacay Ogaadeeniya Kaddib ayaa waxaa la soo sheegaya in dad shacab ah loo gaystay xad-gudubyo ka dhan ah Xuquuqda Aadamaha, Haddaba Qoraal ka soo baxay Gudaha Ogaadeeniya oo la soo aruuriyay ayaa u qoran siddan.

Dil iyo Dhaawac

17/01/2013 Tuulada Jaleeno oo Wardheer ka tirsan waxay askarta naxariista daran ee gumaysiga Ethiopia ku dileen allaha u naxariistee
Goobe Cabdulaahi Cadceed
Waxayna dhaawac xun ugu gaysteen magaaladaaasi
Axmed Caydiid Maxamed
Iyo Faarax Saahid Samatar

Xidhay iyo Boob hantiyeed

22/01/2013 Isku-dhoonley waxay askarta gumaysiga Ethiopia ku xidheen
Kaafi Carab Daahir iyo Tamaan Macalin Nuur
Isla taariikhdaas waxay sidoo kale magaalada Gabagabo ku xidheen
Ardo Axmed Daahir
Axmed wali Cabdi waxayna Ninkaasi ka dhaceen 2,200 bir
Cabdiqaadir Xuseen waxay ka dhaceen 1,900 bir waana laxidhay
Iyo Cabdirashiid Cabdulaahi oo isna ay ka dhaceen 2000 bir
03/01/2013 Magaalada Awaare ee gobolka Jarar waxay askarta wayaanuhu ku xidheen
Maxamed Axmed Ow Muuse
Baarcad Aw-axmed Cabdulaahi Bootaan
16/01/2013 Gurdumi waxaa lagu xidhay
Raxmo Tahliil

02/01/2013 Magaalada Jigjiga waxay Askarta wayaanuhu ku soo xidhi xidheen dad aad u tirabadan oo laga soo qab-qabtay magaalada Baabili,dadkaas oo ay askarta gumaysigu isugu daraan dhac iyo xadhig ayaa waxay kala yihiin

Nooc Macali Dayid

Qalinle Shugri ninkaasi waxay askarta wayaanuhu ka dhaceen 85,000 oo bir waana la xidhay
Maxamed Mukhtaar Maxamed oo ahaa nin ganacsade ah deegaankaasna aad looga yaqaanay waxay askarta nafaysan ka dhaceen 85,000 oo bir iyo 10 Neef oo Geela waana la xidhay
Masaalin Cabdi waxaa ninkaasi laga dhacay 3,000 oo Bir waana la xidhay

Fatxi Cabdi Gorod
Axmed Badar Sareeye
Maxaxuud Yuusuf
Nuur Kaafi Maxamed
Axmed Shafeec
Badri Cumar Sadiidi
Mustafe Maxamed Abiib
Maxamed Yuusuf Guray
Qureesh Xasan Maxamed
Axmed Maxamed Mukhtaar
Sheekh Cabdulaahi Axmed Deeq
Xubi Xuseen
Qalinle Shugri

Iyo Xaali oo aanan helin magaceeda oo dhamaystiran
17/01/2013 Isla magaalada Baabili waxay askarta wayaanuhu dhac iyo xidhig isugu dareen dadka kala ah

Maxamed Cabdi Xasan waxaa ninkaasi laga dhacay 10,000 Bir waana la xidhay
Muxumed Ismaaciil Cabdi waxaa laga dhacay 3 neef oo Geela waana la xidhay
Sayid Axmed Kaahin waxaa laga dhacya 8,000 oo Bir waana la xidhay
Maxamed Macalin Aadan waxaa laga dhacya 7,500 oo bir waana la xidhay
Iyo Shaafi Xasan Gorod oo laga dhacay 9,000 bir waana la xidhay
17/01/2013 Magaalada Shaygoosh waxaa lagu xidhay
Yuusuf Taani Haybe

19/01/2013 Qabridahar waxaa lagu xidhay gabadh lagu magacaabo Ubax Taarax Adeec
20/01/2013 Magaalada Danood waxay askarta gumaysiga Ethiopia dhac iyo xidhig isugu dareen nin lagu magacaabo cismaan cabdi madoobe waxayna ninkaasi ka dhaceen hal baabuur oo xamuul ah waana la xidhay

Isla 20/01/2013 Marsin waxay askarta gumaysiga Ethiopia xadhig iyo dhac isug dareen Gabadh lagu magacaabo Timiro yuusuf cali waxayna ka dhaceen 45 neef oo adhi ah kadibna waa laxidhay
15/01/2013 isla Marsin waxay askarta wayaanuhu si xun ugu jidh dileen nin lagu magacaabo Qadhaawe Axmed Baabaale

10/01/2013 Magaalada Yucub waxay askarta wayaanuhu ku xidheen haweenay aad udaywey oo lagu magacaabo Iraado Maxamed Rooble, islaantaan ayaa da’deeda naloogu sheegay 80jir

Xafiiska ONA ee Bariga Africa
Comments
#1 | diyaar boos on January 26 2013 09:21:21
anigana waxaan racinahayaa tacadiyadaas nin lagu magacaabijiray BADIRI CABDI QAADIR AXMED NADIF ooykudileen cidamada cadawga ah ee ka amarqaata ina ileey in aykudileen ninkaas tulada ama dagmada lagu magacaabo jiic oo katirsan qorahay gaar ahaan qabridahare ninkas oo ahaa nin aan miyir kisu dhamayn sida nalosoo shegay isaga iyo dadka kalaba ilahay naxaristijano hakawarabiyo cadawga dilayna haka qabto umada shacabka heer ogadeniyana yaysan dhaw ranin gumaadkaas ba an ee jogtada ah ee ha ka dhidhiyaan
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.73 seconds 6,897,007 unique visits