Shirkii Midowga Afrika + Madaxwaynihii Soomaaliya oo Addis Ababa ku wajahan.
Shirkii Midowga Afrika + Madaxwaynihii Soomaaliya oo Addis Ababa ku wajahan.
26 January 2013.
Addis Ababa (Ogadentoday Press)- Madaxwaynaha Jamuuriyadda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdigiisa oo ka kooban Wasiirro iyo xubno ka tirsan baarlamaanka ayaa lagu wadaa inay berri soo gaaraan Magaaladda Addis Ababa.
Madaxwaynaha ayaa ka qayb galaya Shirka Midowga Afrika oo ka bilowday Magaaladda Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya, waxaa horey Magaaladda oogu sugnaa Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji oo ka qayb gashay Shirka Wasiiradda ee IGAD.
Shirkan Midwoga Afrika ayaa waxaa ka qayb galaya Sannadkan 33 Madaxwayne oo Afrikan ah Madaxwaynayaasha sida wayn Saxaafadda u soo jiitay ee Shirkan ka qayb galaya ayaa waxaa ka mid ah, Madaxwaynaha Dalka Zimbawe Mugabi.
Shirka Midowga Afrika ayaa waxyaabaha hadda looga hadlaya waxaa ka mid ah, Dalka Mali, Awoodsiinta Dhalinyradda Afrika.
War nimanka qora webkan waxaan idin kula talin lahaa in ka deysaan ninka beesha hawiye hogaamiyaha u ah inaad tiraahdaa madaxweyne somaliya
War somaali 1991 ay kala dhaqaaqdey
Su.aal dhamaan akhrista yaasha ogadentoday ururka midawga afrika iyo shirarkan ay qaban hayaan wax dan ahi ma ugu jirtaa umada ogadeniya fadlan fikirkiina ka dhiibta
WAA IN LAga RARA itoobiya xafiiska midoga Africa maxaa yeelay wali waxay gumeeysataa shacab afrikan ah uma qalmaan in xafiiskas uu ka furnaado itoobiya waa in la geeyo dawlad dhax dhaxaad ah oo dadna gumaysan,
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin
War somaali 1991 ay kala dhaqaaqdey