May 19 2013 00:49:22
Users Online
· Guests Online: 29

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo-Itoobiya oo 4 Gool Laga Galiyay Iyo Madax Xanuun ku Dhacay Taageerayaashoodii Garoonka.
Somali







Itoobiya oo Qalbiga Laga Jabiyay Kaddib 4 Gool Marka laga galiyay+ VIDEO.

25 January 2013.

(Ogadentoday Press)- Garoonka wuxuu ahaa mid ku camiran Astaamaha Itoobiya, waxaana laga dareemayay Taageerayaasha Itoobiya kuwo is baddal doon ah, Dadka Inta baddan Boodhadha ay wateen ayaa ahaa kuwa muujinaya Xoriyatul Qowlka, Cadaalad Daridda ka Jirta Itobiya iyo inay doonayaan in Xukumadda Itoobiya ay fasaxdo dhamaan Maxaabiista.

Garoonka Lagu ciyaarayay ayaa ahaa Mbombela stadium ee Magaaladda Nelspruit.

Kooxda Burkino Faso ayaa ahayd 10 kalli meesha Kooxda Itoobiya Dhamaystirnaayeen.

Ciyaarta ayaa ku dhamaatay Halfkii Hore Burkino Faso 1- Itoobiya 0.

Kaddib Markii la isku soo laabtay, Itoobiya ayaa u timid naqashad cusub oo Toobabarara Kooxda Burkino Faso uu la yimid garoonka waxaana Laga dhaliyay 3 Gool wax isu dhow dhow.

Hal mar ayaa wajiyadii Faraxsanaa ee Taageerayaasha Xulka Itoobiya isu baddalay Cadho Iyo Madax Xanuun.
Hadda Itoobiya waxaa laga doonaya inay keento 5 gool waa wareega ay kaga gudubto, waxaana ku soo socda Nigeria oo loo yaqaan Boqoradda Kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika.

Group C, oo ka koobnaa Burkino Faso, Itoobiya, Nigeria Iyo Zambia ayaa kalla haysta hada, Dhibcaha kalla ah.

Burkino Faso 4.
Nigeria 2.
Zambia 2
Itoobiya 1

Rajadda Itoobiya ay ku sii wadii doonta Tar-tanka Qaaradda Afrika ee Kubadda Cagta ayaa ah mid aad u yar oyna adag tahay Inay keensadaan 5 Gool ee laga rabo.

Itoobiya kama qayb gallin Koobka Ciyaaraha Qaaradda Afrika muddo dhan 31 sanno waxayna ka qayb galka sannadkan u ahayd Taariikh.

Ogadentoday Press.


Comments
#1 | Abdiasis on January 25 2013 13:19:33
Way dagantay maantee midhaa daafi qudhunley anigoo aan dabar jarin dubahaygaa kama dhigo. mindhaa dayrtan maanta ah duhur meeshii aan maro axad kale ma soo dago . mindhaa ruux i dagayoo ii laba dubleeyow dib dambe kuuma aamino. Maxay ciyaarayaan daafidii baa u fadh fadhida caloosha ee
#2 | jijiga on January 25 2013 13:28:32
Kkkkkk ethiopia intay hilib caydhiin cunayso ma iyadaaba ciyaar garan duligii kudhalay ayaa wayaane ahaa igadhe manta ceeb ugumo horaysee waligeed ayay ceebalay ahayd waliba 9 nin ayaa 4 gol? Kadhashay way wada waasheen iyagoo qaa qawan ayay goolka kusoo dhaxdhaceen qudhun Kkkkkkk
#3 | guled on January 25 2013 13:56:51
Insha Allah Ethiopia masraxa Aduunka dib dambe laguma arki doono wey u dhamaatay si kastaba kkkkkkkk Shock
#4 | Faysal on January 25 2013 14:14:56
Qoladiinan Itoobiya ku wiirsanaya ma ilowdeen in Itoobiyaanku 5 - 0 kaga badiyeen xulka qaranka Soomaaliya? Mase la socotaan in xulka kubada kolyga soomaaliya caawa ay garaacday Rwanda? Ciyaar waa la kala badiyaa, wax cusubna ma aha
#5 | ismahaan on January 25 2013 15:50:42
WAXAN ku qosla markan arko qof iska nacam leen waa nacam le bila lacag ah waa nacam leh ilahay ka fogaday insha alaah itoobiya aduunka way ka tir tirmi kuwa tageer san ee qof islamana dili gala difacina ilahay ciqabtedah ha marsiiyo
#6 | onlf on January 25 2013 15:59:10
AFQADHMUUNKII AY MEESHA LAYIMAADEEN HAKULA NOQDAAN HOOYOOYINKOODII URAYAY INTAY HILIB QAYDHIIN CUNAYEEN AYAA SALAKA LAGU WADA DHUFTAY
FUCK ETHIOPIA AND THOSE WHO SUPPORT IT
VIVA OGADENIA
#7 | aaaaaaaaa on January 25 2013 16:51:13
marka hore ninka faysal Asagu maxabashibaa marku uleyahay qoladiinen Asagu mategreebaa hadaan intaa kudhafo kan MA ARKEESEN KIISIDA KUBADA SHABAGA GALEY KKKK ASAGA OO QAWAN WUXUU MODAYE IN CIYARAHA DHIBYAR YAR YIHIIN MAKAASU IS SASOO MAQIIGAY BASBASKAA DILE MIYEY WAX ISKACELI WAYAANAHA TAGA ABEEY CAR WAA NIN KIIKAHAD LA WAA NAAG CAWA AFKEBUU KUTAAGERI WAYANAHA
#8 | Gundiid on January 25 2013 17:17:41
Reer baadiya nimada axmaarada taariikada africa ayagaa[img][/img] ugu da,wayn hadana waa magudbe yaal ,gaalo unbaa garabsiinaysoo ay ay uyihiin wax walba saasay ugu danbeeyaan
Kan faysal labaxay inaan ku guursadaan rabaa waayo anigaa kaa xiga axmaarka kolay hadii uu meher kugu dhacay cawradaadaan asturayaa
#9 | fiiq on January 25 2013 18:30:24
waa ku fiicantahay in laga raayo oo waliba laga dhaliyo 10gool ,
#10 | Bare on January 25 2013 21:43:24
Kkkkkk dibyayna ugu sonoqo nin wuxu garomda adunka way cebowday kulahaa orodban kugali goronka anigoqawan kkkkkkkkkk
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.59 seconds 6,816,286 unique visits