Qorshaha ay wadda gaadheen Safaarada Itoobiya ee Nairobi Iyo Cabdullahi Itoobiya.
Qorshaha ay wadda gaadheen Safaarada Itoobiya ee Nairobi Iyo Cabdullahi Itoobiya.
25 January 2013
Hanad Maxamed.
Ogadentoday Press
Nairobi Kenya.
Nairobi- (Ogadentoday Press)- Magaalada Nairobi waxaa ku suganaa maalmahan wafdi uu hogaaminayey madaxweyne ku xigeenka DDS shirar ay Nairobi ku qabteen oo Natiijo badan laga gaadhin kadib waxaa wafdigaas Nairobi kagaga hadhay Cabdullaahi Itoobiya iyo CAbdi Sokor oo ah Gudoomiyaha Gobolka Godey.
Hadaba waxaa Jira qorshe ay wadda dajiyeen Safiirka Nairobi u jooga Itoobiya shamsudiin iyo Cabdulaahi kaas oo salka ku haya Dilal horey loo qorsheeyey in laga fuliyo dalka Kenya laguna bartilmaameedsanayo shaqsiyaad ay ku sheegeen in ay yihiin ONLF,ilo ku dhaw dhaw cabdulaahi Itoobiya ayaa sheegay in uu yidhi “Dhismaha Jaaliyada S Itoobiya ee Nairobi aan ka samayno ka hor waxaan fulineynaa qorshyaal u gogol xaadhaya waxaana jira heshiis ay dhawaan dawlada Itoobiya iyo Kenya galeen sidaas waxaa yidhi Cabdulaahi Itoobiya oo xiligaas ku suganaa Safaarada Itoobiya ee Nairobi’taas oo micneheedu yahay abuurida falal agagax galiya oo lagula dhaqaaqo Muwaadiniin ka soo jeeda Ogaadeeniya oo ku sugana Dalka Kenya.
Waxaana Jira Dhaqalo loogu talo galay fulinta falalka xadgudubyada ah oo intooda badan yihiin dilal lagu fulinyo shaqasiyaad ay u arkaan in ay caqabad ku yihiin hawlo ay ka qaban lahaayeen dalka Kenya.
Dad badan ayaa is waydiinaya maxaa sababay in xiligana ay sirdoonka Itoobiya iyo Safaaradooda Nairobi qorsheeyaan falal lagu ugaadhsano dad ka soo jeeda Ogaadeeniya.Guud ahaan dalka Kenya ayaa galay xili kala guur aha waxaana isbuucan lakala direy Baarlamaanka Kenya taas oo tilmaamaysa u diyaar garow doorashada dalka oo mudo 3 bilood ka yar ay ka dhimantahay.
Waxayna Safiirka Itoobiya iyo Cabdulaahi Itoobiya u arkaan in ay ka faa’iidaysan kartaan wakhtiga kalguurka aha ee dalka Kenya ayna ka jirin dawlad dhexe iyadoo ay horey u jirtay in ay dhicisoobeen falal khaarijin aha oo laga soo xadhka xidhay Magaalada Jigjiga sanadkii hore.
Gudiga Qoxootiga Ogaadeeniya ayaa Dec 2012 ayaa oogu digay Muwaadiinta S.Ogaadeeniya ee ku sugan Xerooyinka Qoxootiga iyo Magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya kaas oo lagu sheegay in ay ka digtoonaadaan Dhibaatooyin soo gaadha xiliga doorashadu dalka ka dhacayso kuwaas oo laga soo maleego gudaha Itoobiya.
To dhalin yarta reer ogadeniya ee kenya waxaan ugu baaqi lahaa inaay cagta mariyaan dhaman waxii tageersan xaranta ddsi sheegan ee kenya u yimid say qaxootiga u layan waa in iyaga lawaya oo hal hal aad u dishaan sirdoon na waa inaad yeelatan wax kasta iidin so sheega waa inaay i qariyaay ku dan beeyan kenya inay idinkaga daba yimadan oo aay dadkiina idinka la hoos baxaan waa nasiib daro ee muujiya waxaad tihiin dagalki nunah mid siyasadey san ha ahado iskuna duub nada oo yaan laydin kala dhex galin kuwa dibada jooga nah waxan ugu baaqi lahaa inaay garab istagan dadkoodah oo aay cawiyaan dhamaan oo sirdoob loo dhiso jaliyada halkaas nimankas nah waa inaay tuxun ka raacdaa
To dhalin yarta reer ogadeniya ee kenya waxaan ugu baaqi lahaa inaay cagta mariyaan dhaman waxii tageersan xaranta ddsi sheegan ee kenya u yimid say qaxootiga u layan waa in iyaga lawaya oo hal hal aad u dishaan sirdoon na waa inaad yeelatan wax kasta iidin so sheega waa inaay i qariyaay ku dan beeyan kenya inay idinkaga daba yimadan oo aay dadkiina idinka la hoos baxaan waa nasiib daro ee muujiya waxaad tihiin dagalki nunah mid siyasadey san ha ahado iskuna duub nada oo yaan laydin kala dhex galin kuwa dibada jooga nah waxan ugu baaqi lahaa inaay garab istagan dadkoodah oo aay cawiyaan dhamaan oo sirdoob loo dhiso jaliyada halkaas nimankas nah waa inaay tuxun ka raacdaa
s. ogadenia fadhiga iskaga kaca oo melkasta ooy joogan kalkalayasha gumeysigu ama kenya hanoqoto ama yurub hanoqoto shnta qaradood waa inaan ka sifayna markan waxa sogudo gashay xornimadi waayo waxa cadaynaysa waxay amini wayen guduhii ogadenia markas ayey bananka u so yacan cwxo dab ayey ku so shidan de marka xageena laso moday musjilec ee wa inan inaguna wax tusna guusha qaxlaha iskale
#9 | HUDUR-HADAMO KI KOOYIon January 25 2013 12:23:23
War niyuu eh nig dheh. Cabdullahi itoobiya waxa uu la shiray dhowr qof oo aan isku jifo nahay oo ka soo jeeda Bakool iyo Af-dheer. Waxa uuna ka codsaday in ay sameytaan Jaaliyad ITOOBIYAAN AH. Warka kale Sir waaye jaaaliyada halkanna waan u sheegay. Itoobiya way fashilantahay. Dad badan oo ayaana hadda farta ku godan tahay. Sxbayaal Heegan Sare hala galo. Qofkii awoodana ha is hubeeyo.
Sheekadan waa mid Macquul aha waana hubaal in dalka kenya aad looga cabsi qabo dhibaatooyin ka dhashay doorashada dalkaas marka waa in aad loo taxdaraa oo aad la isu ilaaliyaa gaar ahaan Jaaliyada xoog badan ee dalkaasi ka jirta waxaan leeyahay is ilaal;iyo oo goob walba kaga horeeya jaajuusiinta falkasta oo ay maleegayaan fashiliya
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin