May 23 2013 14:16:38
Users Online
· Guests Online: 39

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Dhagayso- Odey Xaad oo Markalle ka hadlay Jubooyinka.
SomaliDhagayso- Odey Xaad oo Markalle ka hadlay Jubooyinka.

25 January 2013

(Ogadentoday Press)- Gudoomiyaha Guddiga Odoyaasha Beelaha Soomaaliyeed ee Hawiye ayaa markalle ku celiyay haddal ku saabsan arrimaha Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka.

Maxamed Xassan Xaad oo si wayn Dadka ka soo jeeda Gobaladda Jubooyinka ay oola yaaban yihin habka uu haddalka u dhigayo loona arko Odey Soomaaliyeed oo colaad hurinaya ayaa mar kale ku celiyay haddalkiisa.

Wuxuu inta baddan ku cel-celinaya in dad meello kale ka yimid ay gobaladda Jubooyinka qabsanayan midaas dadka deegaanka gaar ahaan Beelaha Absame u arkaan Aflagaado toos ah.




Comments
#1 | Garaad on January 25 2013 04:17:56
Aniga waxay ila tahay inuu ninkaasi ku qumanyahay hadalad uu ku hadalyo maxaa yeeley nin moor yaanimo ku waynaadey xoolaha beelah ah oo dadkii lahaa ayna dan ka lahayna u bartey isla markaana u arka inay dowlad ku sheegtu gurigiisii uu xooga ku qabsadey ka dhex dhisan tahay waxii uu doonana samey karo hawiyana caqligoodu maba dhaafsiisna xoolo la boobo iyo bililiqo la gurto markaa ha la yaabina wuxuu raadinaya wixii uu u bartey ee bililiqada aha ee mida kale wuxuu arkaa basame oo iyagu isku mashquulsan waxa socdana aan ku baraarugsaney somaliduna waxay ku maah maahdaa rag idaa kuguma daayo ee wuxuu kugu daayo ayaa la tusaa Mooryaan xaadna ma samrayo ilaa uu arko wax samriyo oo u sheega inuuna xataa xaq u lahayn inuu xamar fadhiyo.
#2 | garyaqaan on January 25 2013 04:46:13
dowladu markay hargaysa maamusho ee garoowe maamusho
ee gaalkacyo maamul umagacowdo unbay kismaayo maamuli
xaadna waa gudoomiyaha beelaha wahiye ma khusayso kismaanyo haka hadlo mooryaanta gabdhaha kukufsanaysa hiiraan ,labada shabeele,iyo banaadir intaas buu kahadlikaraa
wuxuu dowlada ugu celcelinhayo wuxuu isleeyahay xassan xoolo ayaad dhagta afka usaari kismaanyo ninkii udhahsay unbaa maamuli
#3 | abu caaisha on January 25 2013 06:21:25
asc/ kaddib waxa aanleyahay maxamed xassen xaad haddii aaddunayso caddalad markahore addigu guriga aad kujirto yaale? madse ucelisid dadkii laha ee ku agjoga
#4 | Nuur on January 25 2013 07:08:51
s.c.w Odayaasha beelaha hawiye ma ma oday beeledyo qabiilada ay ku magacaabanyihiin u shaqeeya oo ayaka uun ku eg baa mise waa siyaasiyiin soomaaliya oo dhan ka hadli kara oo beelaha kalena ku xadgudbi kara? ilaa hadda waan fahmi la,ahay waxa ay qaabilsanyihiin!
#5 | deeq on January 25 2013 08:48:05
dameertii geella didisey iyadaana bururufleeyneeysa. dadki waxii somali laheey boobay oo hadana wali heeysta ayaa diidan dismaha jubaland nabadeeda nin aduun kunooloow maxaa arati kuulaaban?
#6 | saxane on January 25 2013 10:30:50
War Dameerkan iska ciyaya ama jawaa hala siiya ama naga daaya wad-wadidiisa qofkan illahay nafta geliyey ee aan wax uu kala garanaayo aysan jirinwaa in loo jawaabo maxaa yeelay ninkan dad baa ka danbeeya oo
soo qodaynaya ee waa in Edab loo yeelo.
#7 | chietain on January 25 2013 12:22:45
xaadoow xaaraan intaad haysato makugu filaan wayday xoolihii masaakiinta ayaad barkatay, adeer jubooyinka ragba haysta melahaa unbaad kahad hadlikartaa, awood kale mali hid maanta. ragabaa jooga meesha ha umalayn masaakiintii aad xoolahooda boobi jirtay. xaaraan cune.
#8 | runle on January 25 2013 20:18:05
hawiye wuxuu daydayi waa kildhi la xado iyo disti la xado iyo naag la kufsado caqli kale male xiligii dhul furashada waxay ahayd qarniyadii 15naad iyo16naad hawiye xiligaas xaguu kumaqnaa eeggase waa qarnigii 21naa wax dhul furasho layidhaahdo caalamka way ka dhamaataya taa hawiye haloo sheego
#9 | banadirboy on January 30 2013 08:41:35
waxaan la yaabay caqliga ogaden ku caayi hawiye ogaden oo ah aduunka aduunka ku u caqli xun
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.76 seconds 6,884,424 unique visits