May 22 2013 23:26:00
Users Online
· Guests Online: 30

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Koobka Ciyaaraha Afrika: Itoobiya 1 Zambia 1.
SomaliKoobka Ciyaaraha Afrika: Itoobiya 1 Zambia 1.

21 January 2013.

(Ogadentoday Press)- Koobka Ciyaaraha Qaaramadda Afrika ayaa ka bilaabmay Maalinimadii shalay Dalkaas South Afrika, waxaana Maanta Ciyaaray Kooxda Dalka Itoobiya Iyo Zambia.

Ciyaartan ayaa waxay ka dhacday Mbombela Stadium Waxaana Ciyaartan daawanayay Dad‬ dhan 10000‎.

Jemal Tessaw Gool-hayaha Itoobiya ayaa gabi ahaanba laga saaray Ciyaarta Kaddib Markuu helay Casaan.
Zambia ayaa si aad ah ooga cadhootay bar-bar dhaca Itoobiya.

Adane Girma ayaa u keenay Goolka Kooxda Qaranka Itoobiya.

Fursadadda ay lumisay Kooxda Itoobiya ayaa ah Kaddib Markii loo dhigay Rigoodhe.

Xabashidda Mucaaradka Itoobiya ah ayaa aaminsan Geeridda Zenawi kaddib in ay Kooxda Kubadda Cagta Itoobiya soo noolaaden.

Hoos ka Daawo Muuqaalka.





Comments
#1 | wadani on January 21 2013 17:34:38
viva ethiopia insha allah guul wax ku ool ah ayuu ka soo hoynayaa cup kan wadankeenu

I Love Ethio
#2 | kkkkk on January 21 2013 20:00:38
Ethiopia Insha Allah wey hareysa , Aduunkana waan ugu ncbaha Shock
#3 | kkkkk on January 21 2013 20:04:36
Insha Allah mar dhaw wax Ethiopia la yiraah waa laga weyni Aduunka magaciin baa necbiyaa meldaran ka dhaca Aamiin ! Angry
#4 | runsheeg on January 21 2013 23:42:49
beenaale ilaahay wax kam aqbalo umada nabi muxuamdna kamidba mahan ubo diinlawayaal dal lawyaal dad laawayaal duunyada dabda ka fuulooyin
#5 | samsam on January 22 2013 02:16:44
ruunsheeg
bila meher ba lagugu dhalay saad u hadli ba laga garan
xalal hadi lagugu dhalay in uun baad xishoon laheed ood wax isku fali laheed diinta onlf ma dhuusad ku toogan onlf abaha haday dishay adiyo iyo waxii cuqdadu dishay ba waay leen ila yoomal qiyama hana waad ka caban
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.74 seconds 6,876,017 unique visits