May 22 2013 00:19:01
Users Online
· Guests Online: 34

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Deg-Deg- Eritrea Afganbi Dhicisoobay+ Ciidamo Gadooday.
SomaliDeg-Deg- Afganbi Dhicisoobay+ Ciidamo Gadooday+ Gabadha Madaxwayne ka Mid ah Kuwa Wasaaradda La Wareegay

AP Photo-
19 January 2013.

(Ogadentoday Press)-Ciidamo Gaashaaman ayaa ku gadoodey Xukumadda Dowladda Eritrea, Kaddib Markii ay Isku hareereeyeen Wasaaradda Warfaafinta ee Dalka Eritrea.

Ciidamaddan oo wata Baabuur, Taangiyo Iyo Baabuurta Dagaalka ah ayaa guud ahaanba la wareegay Wasaaradda Warfaafinta Eritrea, sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka ee Reuters.

Ciidamaddan ayaa dalbaday In Warbaahinta Dalka laga sheego in Dhamaan Maxaabiista xidhan la soo daayo isla markaasna Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ka dalbaday In Idaacadda sii dayso Barnaamijka ah in Ciidamadda Dalku doonayaan in Maxaabiista la soo daayo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in talaabaddani tahay Afgani Dhicisoobey ama fashilmay Kaddib Markii isku dayeen Ciidamaddan inay si xoog ah oola wareegaan Wasaaradda Warfaafinta Dalkaas balse Howshaas ay noqon wayday siday rabeen.




Sidoo Kalle warar kalle ayaa sheegaya in dhamaan dhaq-dhaqaaqa la diiday Magaaladda Asmara ay tahay mid kacsan.

Ciidamo Xooggan ayaa Magaaladda la soo dhoobey waxaana hadda laga baqayaan in Xaaladdu si kalle isku Badasho.

TV Dalka ayaa laga akhriyay qoraal ah in Dastuurkii 1997 la hirgaliyo isla markaasna Lagu Dhaqmo Kaddib, Idaacadda Iyo TV ayaa hawadda ka baxay.

Ma jiraan wali wax xabbad ah oo la maqlay, Waxaana Guud ahaan Magaaladda Iyo Magaalooyinka u dhow laga dareemaya Dhaq-Dhaqaaq ciidan oo xooggan.

Qoraa wax ka qora arrimaha Eritrea oo Xaruntiisu tahay Paris Laguna Magacaabo Léonard Vincent ahna Maamulaha Idaacadda Eritrea ee Paris ayaa sheegay in 100 Askari ay yihin kuwa Wasaaradda la wareegay Isla markaasna ay ka mid tahay Gabadha uu dhalay Madaxwayne Isayas, Gabadhaas ayuu sheegay inay ka mid tahay Saraakiisha Wasaaradda warfaafinta ka hadlay ee Maamulaya.

Bogga Face Book ayaa la soo dhigay, war dhamaan beeninaya waxana lagu sheegay in Cadowga Eritrea ay buufiyeen beentaas, Kow, waxay sheegeen in Gabadha Madaxwaynaha aysan ka mid ahayn Dadkaas, Labba waxay sheegeen in aan wasaaradda lala wareegin.

Wali ma jiraan wax haddal ah oo ka soo baxay Xukumadda Eritrea.

Warbaahinta Mucaaradka Eritrea ayaa sheegay in Wasiirka Warfaafinta ee Dalka Eritrea Ali Abdu la layahay muddo ku dhow 2 bilood balse ma jiraan wax haddal ah oo ka soo baxay Eritrea.

Dhaqaalaha Dalka Eritrea ayaa soo kordhayay Kaddib Markii Shirkaddo Baddan oo Dahabka qodda Dalkaas tageen, waxaana Qaramadda Midoobey ay saareen Eritrea cunaqatayn.

Dowladda Eritrea ayaa waxaa Hogaaminaya Isayas Afawarqe tan iyo Markii Eritrea ka go,day Itoobiya Sannadkii 1991.

Comments
#1 | jaamac on January 21 2013 12:57:48
Onlf way u dhamaatay
#2 | Wadani on January 21 2013 15:50:53
Jabkii UBBO inuu soo dhawyahay ayaa halkaas ka cad.
#3 | guled on January 21 2013 19:49:38
Dabaqoodhiyaal idinka ayeey idiin dhamaatay aduun iyo aqira Caruurtii Cabdi Ubbo kkkkkkkkk . ONLF Guul iyo Gobanimo Allah Akbar Ogadenia ha xoroowdo gumeysiga iyo inta la socota ha dhacaan ! ShockShockAngryAngry
#4 | DHiirane. on January 21 2013 20:40:13
Jaamac iyo Wadani> Labo caano nuug , waxaa tihiin, caano nuugyo, wali hooyadood ay irmaanthay, war xishooda.
#5 | G0r-G0r on January 21 2013 21:14:53
Waraa wadani&jaamac 0nlf way udhamaatay markaa leedihin maxaa naga dhexeeya eritrea&0gadenia xuduud&xeebtoona kama dhexayso ee maxaad kahadlaysaa.
#6 | runsheeg on January 21 2013 23:36:14
war wiilasha maruntaad ku dilaysaan horay idiinku dhamaataye waayahan danbe ayaad beenta ku tosin jirteen ciidan baan earteiya ku soo tabbaraynaa wafti baa asmara loo diray iwm guuli waa tii muuqatee mahan nin dhumanaya mid uu dheegto welcom jig jiga jano estvbadarka godey iwm guryahaa laisu gu iman ee la socda
#7 | runsheeg on January 21 2013 23:38:42
war wiilasha maruntaad ku dilaysaan horay idiinku dhamaataye waayahan danbe ayaad beenta ku tosin jirteen ciidan baan earteiya ku soo tabbaraynaa wafti baa asmara loo diray iwm guuli waa tii muuqatee mahan nin dhumanaya mid uu dheegto welcom jig jiga jano estvbadarka godey iwm guryahaa laisu gu iman ee la socda
#8 | UBO- XAARAAN KU NOOL on January 22 2013 00:49:32
ASC.

TIGREE IYO ERATRIA Xukunkoodu Labaduba Waa DICTAATARO, Cida Taageertana Waa DABA-DHILIFLAYAAL, Labaduba Umadaha Ay Xooga Kuhaysaan Alaha Kadul Qaado,

TIGREEGA ISaga Warkiisu Waa Cadyahay oo Inayga Ina Laayaan, In Kastoo Qolyahan Tolkeen aha ee Liyuu POLISKA Aha Waayadan danbe Ina Tumaan, oo Inagii laisu Kaayo adeegsaday oo ONLF IYO LIYUU BOOLIS Shacabka ku Dhex Dhamaadeen

Laakiin ERATARIAN-Ku Iyagu waaba Kuwii INA Qabsaday Markii Dhargigii Dhacay, Khidada Ilaa hadeer Nalagu Gumaystana Iyagaa Dajiyay Wallaalayaal ee Taas Lasocda Gaas Dhagoolayaashoow
#9 | Viva Somaliweyn on January 22 2013 05:21:51
FUCK ETHIOPIA.................god bless our mulsim eriteran brothers.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.75 seconds 6,862,818 unique visits