Gudoomiye Ku Xigeenka ONLF oo si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay San Diego + SAWIRRO.
Shirkii San Diego iyo soo dhowayntii gudoomiye ku xigeenka JWXO Dr. Maxamed Ismaciil Cumar oo toos u furmay.
21 Janaaayo 2013
San Diego (Ogadentoday Press) Waxaa hadda si toos u furmay shirkii Jaaliyadda Ogadenia ee San Diego oo uu marti ku yahay gudoomiye ku xigeenka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenia mudane Dr. Maxamed Ismaaciil Cumar.
Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb-galay ururada bulshada ee jaaliyadda Ogadenia iyo waliba Soomaali weynta ku dhaqan magaalada San Diego iyo nawaaxigeeda.
Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey shacab iyo sawaxan iyo waliba caleemo qoyan. Iyada oo madasha aad ka dareemeyso dareenka dadka farxad iyo reyn reyn.
Waxaa kaloo shirkii marti ku ah madaxda Jabhadda ee North America iyo wali marti sharaf kale Waan idiin soo gudbin doonaa shirka qaybihiisa kala duwan haddi alle idmo.
Abdirahman Hollywood
San Diego CA, USA
Ogadentoday Press
Mulberry Handbags skilled been provided by our Mulberry manufacturing region shop encountered been owning an extraordinary delivering technology, Mulberry Outlet with appears furthermore to top quality, consists of a double safeguard mulberry bags outlet!
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin