May 20 2013 00:06:40
Users Online
· Guests Online: 32

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Maamulka Kililka oo Sheegay in Halgankii WSLF xaq ahaa.
SomaliMaamulka Kililka oo Sheegay in Halgankii WSLF xaq ahaa.

21 January 2013.

(Ogadentoday Press)- Madaxda Maamulka Kililka gaar ahaan Madaxwaynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamud Cumar ayaa markii oogu horeysay sheegay in Halgankii Jabhadda WSLF ee Sannadkii 1977 u dagaalamaysay Xoriyadda Ogaadeeniya ay xaq ku dagaalamayeen.

Xilligii Maamulka Kililka ay Maamulayeen ONLF ayaa waxaa ka jiray Ogaadeeniya Ururka WSLF oo ka mid ahaa Maamulka Kililka garab-saar siyaasadeed la lahaa Ururka ONLF, Waxaana Hogaaminayay Sheekh Cabdi Naasir, Madaxwaynihii Kililka soo maray isna, Allah u Naxariistee Xassan Jire Qalinle Waxaana ka mid ahaa Madaxda Ururkaas, Riyaale Xaamud oo ka mid ah Madaxda ONLF, Xilka Madaxwayne Ku Xigeenka Kililka soo qabtay.

Waa Markii oogu horeysay ee Maamulka Kililku ka hadlo, Halgankii Jabhadda WSLF.

Waxaa Shaqaalaha Maamulka Kililka looga dhigay Fasax Maalinka 26 Janaayo oo ah Maalinka Xuska.


Madaxda Jabhadda ONLF, Gudoomiye Ku Xigeenka Jabhada ONLF,Halgame Maxamed Ismaaciil, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ONLF, Halgame Cabdi Raxmaan Sheekh Mahdi, Madaxwaynihii oogu horeeyay Maamulka Kililka, Allaha u Naxariistee Cabdullaahi Maxamed Sacdi, Afhayeenka Jabhadda ONLF, Cadaani Hirmooge, Halgame, Sheekh Axmed Yaasiin Dhiirane ayaa dhamaan ka mid ahaa WSLF kahor intaa aan la,aas aasin Jabhadda ONLF 1984.

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | X. M. AW MACALIM on January 21 2013 08:36:22
MAANAA WAALAN MISE CADNMBAA LAGA HEESI- WAA WAR IN LAHMO ADGTAHEY???
#2 | C/Xararo yarka qaranka on January 21 2013 09:04:35
Asc umada muslimka ah ogadentoday.com wad kumahad san tihin tarikhda ad sogalisen manta sababto ah dad badan okadhagala aa tarikh da wadanka yatosimanta [img][/img]
#3 | warsame on January 21 2013 10:56:39
waxa uurka kaaga jira afkaa kaa xada malaga yaabaa inay ina iley hadalkan hadduu yiri afka ka xadey wuu og yahay in halganka ogadenya magacii loo bixiyaba uu xag yahay dadkii
WSLF hogaaminayey ay ay maanta hogaaminayaan ONLF
Marka xaqii ay qarinayeen ayaa feedha ka dilaacay baan dhihi karaaShockShockShock
#4 | ismahaan on January 21 2013 11:16:32
To warsame waad asiib tay hadalka aad iyo aad abdi ubo waxiisu waa bakhtiga waan cuna fuud kisana ma cabo wslf xaq bay aheed kkkkkkkkkk matalan maxamed ismaciil markuu wslf ahaa xaqbuu ku tagna marku onlf noqday xaq kuma tagna kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk abdi ubo hadalka hala waydiiyo waxuu uga jeedo
#5 | gabdhu hu hagaabsadaan on January 21 2013 13:42:38
bulaale waaruntii ee ismahaan waxaadan garan haynin lamagalo waxaad tahay naag gabdhahana giina ubaa wada dhilooyin kadhigtay
#6 | JWXO GUUL on January 21 2013 13:53:51
Warka ku xasila oo meehaaha inta iidan daabicin. Waxba wan ka fahmi la'ahay
#7 | shaley iyo maanta on January 21 2013 15:03:32
war waxyohow gabdhaha cayda noogadaaya sharafbay mudanyihiin wageesiyaasha ONLF koley nin uu sookoroyay cabdi UBO ayaanba khayr lagasugaynine darbi jiifyahaw munaafaqiinta ah waxfiican kuhadla ama aamusa
#8 | G0r-G0r on January 21 2013 21:33:02
Waraada iska noolayaal yahaw gabarta afka kajeediya leebaa way idin ka damiir ficantahay idinka mijin qaada idin daran qashin halkaas wxaa ka cad inay gbdha ree gadenia idin wada diideen madaama otihin leebaa+moonyi=wishaa
#9 | qubbi on January 21 2013 22:13:24
kolaydaba qoodhi waati hiin gabdha ha inlacaayaa xagiina waxba kamaha waayo waaba laidin ku horkufsadaa marka nin walaashii lagu horkusadaa in uugabdhcaayo yaa udiidaya damiirlaawe
#10 | Bare on January 21 2013 23:24:51
Dhurwaayow maxan muu kamaqlay ma cabdi ubo ayey sidani udan baysay
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



sally
19/05/2013 20:58

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

Render time: 0.60 seconds 6,828,301 unique visits