May 22 2013 07:45:40
Users Online
· Guests Online: 35

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Deg-Deg- Maxaa ka Jira in Dagaalkii Wardheer Lagu Dilay Shalaqe “Mukhtaar Shekh Maxamed Suubane”
SomaliDeg-Deg- Maxaa ka Jira in Dagaalkii Wardheer Lagu Dilay Shalaqe “Mukhtaar Shekh Maxamed Suubane”

20 January 2013.

(Ogadentoday Press)- Sida aan idin soo sheegnay, Dagaal Xooggan oo ONLF Iyo Dowladda Itoobiya dhexmaray ayaa lagu dilay Ciidamaddo Baddan.

Haddaba Wararka aan ka helnay Maanta Gobalka Doollo Magaaladda Wardheer ayaan halkan idin ku soo gudbinaynaa.

Xogta aan Dagaalkan la helay ayaa sheegayna in Dagaalkaas Lagu dilay, Mukhtaar Shekh Maxamed Suubane, oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamadda Liyuu Police isla markaasna goobta waxaa lagula dilay 2 oo Kalle oo ka Tirsan Ciidamadda Federalka Itoobiya.

Dagaalkan oo ka dhacay Deegaanka Doollo, gaar ahaan “ Xaaxi” waxaa ku dhintay 25 Ciidamadda Dowladda ah, meesha dhanka Jabhadda ONLF ay kaga dhigteen Dhowr balse Dhaawac baddan uu ka soo gaadhay.

Mukhtaar Darajadiisu waxay ahayd Shalaqe, waxaana uu hadda kahor siiyay Waraysi Idaacadda VOA, isagoo markaas sheegay inuu Hogaaminayay dagaal adag oo uu la galay Jabhadda ONLF Ciidan Baddana ka dilay, Dagaalkaas oo ka dhacay Deegaanka Jigjiga.

Mukhtaar ayaa la sheegay Marka uu Dagaalku socday inuu Gurmad Dalbanayay Isagoo Markaas ku hadlaya Isgaadhsiinta Ciidanka nooca loo yaqaan ( I-COM).

Masuul ka tirsan Jabhadda ONLF ayaan wax ka waydiinay Geerida Mukhtaar wuuna ka gaabsaday.

Ma Jiro wax Maamulka Kililka ah oo illaa hadda ka hadlay Dagaaladdan sidoo Kalle ma jiraan Haddal ka soo Baxay Madaxda Jabhadda ONLF oo ku saabsan Dagaaladdan.

Maalmo kahor ayay Warbaahinta Kililku sheegeen in Dileen Hogaanka Ciidamadda ONLF Sheekh Deeq balse waxaa Midaas beeniyay Warbaahinta ku haddasha Afka Jabhadda ONLF, illa haddana si toos ah looma maqal Haddalka Sheekh Deeq.

Dib idin ka soo Gudbin doona wixi ka soo kordha.


Ogadentoday Press.
Comments
#1 | Cabdi Xaashi on January 20 2013 12:44:12
Wararkiina waxaa shaki weyn galiya onlf oo dhimashadeedu ayna laba qof dhaafin iyo itoobiya oo marka ay ugu yartahay laga dilo labaatameeyo. Hal asbuuc hadaad xisaabisad waxaa laga dilo itoobiya boqolaal ayey gaadhaysa. Saxiib, xisaabtiinu isma keynayso.
#2 | Hanad on January 20 2013 12:52:14
Webka sida ay wax u dhecen ayu qoraya ciidamada ONLF dagaalada ay galan malmahan khasaarahodu wu yaryahay waxan sabab u aha Xaq nimada halgankan Gobanimo donka aha
#3 | Xaqle tarayso on January 20 2013 13:04:38
Asc bahda OTP waad mahadsantihiin kan wata magaca abdi xashi sxbow natii huraha allaah ayaa u hiiliye adigu maadka xuntahay guusha uu allaha awoodale siinayo jwxo guuleysta
#4 | KKKKKKKKK. on January 20 2013 13:23:51
a..s.c.abdi xaashi ninka wataw onlf waxayba dooratay dhimasho marna nolol ma dooran marka waxaa dhibka iyo naarta gelaya waa ninka u raran galka ee isaga oo la safan lagu dilo.qolada webkana waxaan u shegayaa ma aha in aad sheegtaan darajadaas ayuu lahaa waayo ma dhaafsiisna bixin teedu abdi ilay waxaadna ku garataan mahdi ayuub ayaa isga oo poliska darajo u xidhaya wuxuu yidhi war tii dhabta ahayd ma aha ee iska xidhnaada.waana laga fiican yahay in aad soo qortaan geerida bada dhilifka oo wax ay inoo kordhin maba jirto maanta haduu ku dhinto midka ii xiga ee la socdana runtii aad ayaanba ugu farxayaaba.wararkiinana kadaaya dagaal kharaare gaystay oo waaba loogu talo galaye ma faiido ayaaba laga dhawrayay dagaal waa maya?guuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo
#5 | zakariya farah on January 20 2013 14:01:46
Qoraga OT salan sare nin rageed igadhehe Laakin sheikh deeq anaa maqalay codkiisa lasoco maalin dhawad ayuu ka haadalayey idaacad ICC ee erataria waaan dagalamayaa ninkaasi
#6 | ONLF WAY BURBURTAY on January 20 2013 15:18:09
WAA LAGU KALA TAGAY ONLF. CABDI ILEY WUXUU SOO RARAYAA HADEER CARUURTII QAXOOTIGA JOOGTAY KAAKUMA IYO XAGAR DHEERE..
#7 | JWXO GUUL on January 20 2013 15:48:33
ONLF afkaaga kuma burburayso. Adiga oo kale wuu naga buuxaa oo shalay wuxuu ka soo daawada Universal oo Dhigyacab Ina weerar uu ku sheekenayey ayuu halkan noola imaanayaa. Waryaada Noo dhaafa Websiteka hooyadiin wasee. Gaal dhaaraan,+daba qoodhi +damiirlaawe
#8 | JWXO BEENALEY on January 20 2013 16:30:11
Shaale Mukhtaar ma dhiman wuxuuna hadda joogaa Marsin isagoo maxaabiis UBBO ah haya
#9 | KKKKKKKKK. on January 20 2013 16:41:31
a.s.c. waryaadha nimanyahaw ma yaban tihiin wayahan commentska waxaa ku soo batay qolo indha iyo dhega la. oo erayga ka soo horeeya yahayba onlf way burburtay.walee waa yaab warbal ka warama hadii dad intaas kaliya loo diray.oo ay shaqaba u tahay in ay waxyalahaas kilaya qoraan.bal hada eega waa mid qudha waxa qoraya onlf way burburtay iyo onlf beenaly.kkkkkkkkkkkkkk walee nin aduunjogaw maxaa argti kuulaaban waa erayadii abwaankii waynaa allaha u naxaristee abdi gorad.waxaase layaable war dadkan maxaa waalay miyay sakhrasanyihiin kolayba isga ina ilay wuuba cabaaye waliba wagii uu xadhakaha xidhi jiray wuxuu ku maydhan jiray farshada iyo araqeega.lakiin hada waxaaba layidhi mida qaaliga ayuu cabaaye kuwana tolaw ma mida xun ayay ka daba cabaan kolay uma eka dad miyir qabee.markaad erayadooda aragto waa qolo si kale ah. war guuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo onlf haguulaysato tigaryga iyo duudxamaalku ha jabaan.wabilaahi tawfiiq.
#10 | bulxaan on January 20 2013 17:30:28
asc waa gii hore waxan soo gadhnay ninka xabashida ama dabadhilifka ah oon dadka la murmin oo marku melaha socdo forarsada. ineen wuxu ogyahay marxaladu ku suganyahay xumideeda,hadana waxaa sobaxay dadku fanayo duliga uu ku jiro iyo danbiga uu kagalayo dadkiisa iyo dalkiisaba. hora loo dhahay nin rag ah wuxuu ka xishodo nacas ayaa ku fana.kkkkkkkkkkkk............ hadad aragto nin uu gumaysigo wato//// nafmalaha waa damirlawe walashii ayaa lagu hor kufsada. mana danqado mana dhidhiyo ninkii ka dhidhiyeyna wuu aflagadeya wuuna soo jajusa. gobasna wuu qaata,kkkkkkkkkkkk........dabadhifilo kuwii cunay dhalankoo kuwii dhadhabay dhalanko kuwa dhalanteed runmodayo
kuwa dhumanayo dhabarkumuqdow dhaarbanu ku marayna inaan dhulka hostisa kugu dhadhabno dhurwagiyo bahal dugagu ka dhargan adigiyo dhigyacabka kugu dhadhante dhamaacda rasaasta jwxo kudhigaya ee dhulka dhuufka kuyimidkkkkkkkkk.......... dhoohano ninka ka dhiganaya misciilisha ooda dhacadiid u jiife dhasha ka qoslaya misesa labada dhan ka dhamado tirada ku koobe talaw adigu maxad higsanaysa?kkkkkkkkkkkkk onlf gobanimo gaa dhoo dhilkii ay u dhalatiyo dhemantii lahaye way ku dhimete guulna way ka soo hayso waa tad ka dhawajise dhula ad la qaban waydee waraqaha dhagxumada galayasha ku gafwaregeysane gurigin baye dhagxumo ciyar manoqote dhulka ha isdhigine isdabaqabtan leyahay .dhudhunkan hayna gagabtii garadka idinka xade dhusada badneyde basada xanbarsaneyde,dhabarka baladhnayde ama dhabarka macaynad marka xabada la is dhafsado. dhankastaba hanoqote cadaw nagama guuleysto dhumashaduna waa xaaq. kula nafsi daa iqal mowt ee wa inaad xaqa ku dhimata oodan badilka ku dhiman ee war hooy ka dhawrsada hadad dhawdihiin waa talo nin rag ah wax tarta nacasna yeelkiis damirlawo ah............ kkkkkkkkkkk? ogadenia guul gobanimo dag dag ah insha alah
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.59 seconds 6,867,503 unique visits