Daawo Siyaasi Bulgaariya u dhashey oo si dhib yar ooga badbaadey Dil xilli uu Khudbadaynayay.
Daawo Siyaasi Bulgaariya u dhashey oo si dhib yar ooga badbaadey Dil xilli uu Khudbadaynayay.
January 20, 2013
(Ogadentoday Press)- Hoggaamiyaha Dhaq-dhaqaaqa Xuquuqda iyo Xoriyada MRF ee dalka Bulgaariya Ahmed Dogan ayaa si lama filaan ah ooga bad-baadayy isku day di loo la doonayay in lagu khaarajiyo xilli uu khudbad jeedinayay.
Nin ku heubysnaa Baastoolad ayaa xilligga uu haddal jeedinayay soo weeraray isla markaasna Bastooladda Dhafoorka ka saaray xillii uu Qoraal uu akhrinayay uu ku jeeday ayuu ka war helay Bastoolaad Dhafoorka lagaga hayo.
Isla markiiba wuxuu bilaabay inuu uu gacanta ka horgeeyo, kadibna dhulka iskula dhacaan isaga iyo ninkii soo weerary.
Ahmed Dogan Waa siyaasi can ah oo si aad ah looga yaqaan Dalka Bulgeeriya, wuxuuna Asal ahaan ka soo jeeda Dalka Turkiga.
Ninka weerarka siyaasiga ku qaadey ayaa lagu magacaabaa Oktai Enimehmedov.
Daawo Muuqaalka Laga duubay oo Caalamka Lagu baahiyay.
Inventure India is a management consulting firm has an unparalleled depth of knowledge and resources combined with functional and industry expertise for geographical reach. We help leaders make distinctive, lasting and substantial enhancement to the performance of their organizations. Business opportunities in india
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin