ogadentoday waxaad moodaa shaqadii iyo propagand ii in ay idinka dhamaatay aaway sheik deeq vid clip la idinka sugayay mise wuu dhintay mida kale qabiir xitaa editing idin sameeya sameesta
#4 | Buulasha Galaalsheon January 19 2013 15:01:09
Cajalkan waa waa hore. wax cusub soo bandhiga maalin walba cajal hore ayaad soo galisaane. wax is waydiiyaba majiro in waxani yahay wax hore iyo wax cusub !!!!! Ogadenia Viva ha is raacdo.
a.s.c. war midkan magcaygii igu haysta bal eega war maxaa ku geeyay kkkkkkkk.anigaa iska lehe ma wax kale oo aad qadato ayaad wayday ninyahaw hadaad dumartahayna qofyahaw xawalayda ah.mida kale webku wuxuu soo geliyo iska akhrista kolay waa ku amaahe waayo in badan ayaad aragteen xigasho hiiraan online waa hada warka afmadaw iyo kismaayo. waxaad ogataan webabkeena xalkoodu waa iska amaah ku nool mana laha waryayaal iyo dad khabiiro ah oo xaga saxafada ah.onlf na waxaan leeyahay guulaysta inshaa allaah xaqa ayaa guusha leh sida aan ku hayno diinteeda macaan.
Waxba meesha kuma haysaan ee ku kale taga ..mar kasta laba wiil oo rafaadsan oo dhaba jiif ah hanoo soo dhigina..wallee waxba mataraysaan illaa anbalaasta hooyada u malaysa qaada in aad wadada u gashaan mooyaane taasna waa laga tashaday oo waxaa la abuuray muwaadiniin naftood hurayaal liyuu police looyaqaano
To ogadentoday ma sawirkii jigjiga ee ardayda jaamaca dhamays ee quruxda badn leh ayaan raacnaa mise niman geeljira ah ee gaajad darran kamuuqato ayaan raacnaa?...?.
a.s.c. horta yaa iis heegi kara k.sudan magalada madaxda jubba wakhtiga jamacada laga furay?? hadaad taas ogtihiin ujeedada onlf ma aha jamacad iyo in ay dhismayaal samayso mana ahain ay xaragooto oo ay la mid noqdaan sidii nin jooga adis ababa ama jigjiga hadaad garanayso nina geeljiraha ku shegayaw wiil jabhad ah oo dhimasho diyaar u ahi rafaad iyo gaajo midna dan kama laha mana waxyeeleeyaan waxyabahaasi.mana aha wakhtiigii ugu horaysay ee wadankan ay jabhadi ka dagalanto mid xaragoonaysayna ma jirin mid wadanka wax ka dhistayna ma jirin.sida ay ku doodaan dadka qarkii waxay la mid noqonaysaa sidii qof is ilawsiinaya oo isku ridaya qaraw oo kale sida aan ogaynba ama isdiidsiinaya ujeedka onlf marka maalin maalnaha ka mid ah idinkaa qiri doona dibna hadaladiina u qoomamayn doona taasna ogaada.waxaana loobahan yahay in latageero halganka haday tahay hanti haday tahay afka oo aad ka tageerto haday tahay uurka oo aad ka tageerto. intaas hadii lagaa waayo hakaa nabad galo oo afkaaga xumaantiisa dambi aad aakhro ku cadaab gasho hashaqaysan kolay iyaga liyuu poliska naar waa lagu hubaaye adna ha raacin.w.tawfiiq.
Alleelaha waxaa naar lagu hubaa kuwa haweenka ama islaamaha uurka leh intay faruuryaha ka xidhaan oo ay 15 cisho baadiyaha jiidjiidaan sida xoolaha kadibna xabad ku dhufanaaya ..
waxaa kuwa sameeyay ONLF markaa inaadeer ma kuwaas ayaa hadaf leh ayaad leedahay?????
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin