May 20 2013 00:24:02
Users Online
· Guests Online: 31

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Faysal Cali Waraabe " Somaliland waa u Dhamaatay, Mar Hadii Supper Power Adduunka Aqoonsi Siiyay Soomaaliya"
SomaliUCID oo ka hadashay aqoonsiga Soomaaliya.

19 Janaayo, 2013.


(Ogadentoday Press)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland ayaa go'aanka dowladda Mareykanka ku aqoonsatay dowladda Soomaaliya ku sheegay mid jug weyn ku ah Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe waxa uu cambaareeyay dowladda Madaxweyne Siilaanyo inay arrintaas masuuliyadeeda iyadu leedahay oo ay ka gaabisay, wax-ka qabadka siyaasadda arrimaha dibedda.

Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay in ay shir isugu yeeri doonaan isla markaana la taagan yahay, sida uu hadalka u yiri, sidii loo badbaadin lahaa Somaliland.

Farxaan Maxamed Jimcaaale oo wareystay Faysal oo jooga dalka Finland ayaa waxa uu weydiiyay sida ay go'aanka dowladda Mareykanka u arkaan.

Halkan ka Dhagayso Codka- Link

Xigasho: BBC-
Comments
#1 | bashir on January 19 2013 16:38:20
xoolo iidoor waa xoolo nacas nacas dhaley iidoor land wuu dhamaatey
#2 | farsamo on January 20 2013 03:33:48
bashirow idorwakuwii adiga iyo hayadab wasiiis jiraya ma halkiba ku cun cunaysa ay dhabi jireen idoor intibadarabta sow maha cagdheer foqol qaga dheer soomaliya maxad ka tahay qaxoonti ayad ka ahayda ka ahan doontane tuugsade hada jogi waydan edabanu idin samayan cagdheraya aad siidini ku walantan nago an ahayane naginuna hayidhadan hedhe raga ma hayene iidoor hayska keen rogrogto
#3 | fiiq on January 20 2013 04:19:02
isaaq been baad isku sheegteen 22sano beentii waa dhamaatay qabiilna dowlad ma noqdo ,
#4 | Nabadoon Gashade on January 20 2013 05:01:06
ASC:
ciidu waa ceeb marka sifiican figiradaada udhiibo.
Isaq wuxu dagaa Haregisa, Berbera iyo nus burco ah. Marka siday duulad unoqon magaranaayo.

SNM dhikii ayugiisatay shacabka somaliyeed yaa masuulk aha.

ISaaqu Qaadka hadaa marka hore markaa kadib goni isu taag hakahdlo...
#5 | Bare on January 20 2013 08:15:29
Waxan maqli jire habar dhaliweyday alelo kuwaalatay idoor 22 sono ayad citiraf heliweydeen markaa idoor afdhogorow riyada iska dhafa okuso fadhista hada ogaada anaga ogadenka ah ayaa xamar idiku xukumi
#6 | leeb on January 20 2013 11:34:48
waxaa la yidhi bakaylugu dhaxanta xagaga ayuu ka yuculuul qaba,hada kan fardamo wata,iidoor waxuu kabaqayaa kana baqi doona waa ogaadeen waligaba waxaa doonto sheeg dameer iska qayl yaya,mida kale iidoor riwaayadiisi way dhamaatay gaaladi waa wayna ee ay ku ooyayeen ee ay lahayen na aqoonsada way diideen,illen sidaan ognahay iyaga ree galbeedka iyo ingiriiska hadalkiisa wax ugama duwana
#7 | shopia on April 23 2013 04:07:43
Inventure India is a management consulting firm has an unparalleled depth of knowledge and resources combined with functional and industry expertise for geographical reach. We help leaders make distinctive, lasting and substantial enhancement to the performance of their organizations.
Franchise opportunities
Franchise business in india
Investment outside india
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



sally
19/05/2013 20:58

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

Render time: 0.79 seconds 6,828,454 unique visits