May 19 2013 18:26:30
Users Online
· Guests Online: 19

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Maxay Qabataa Hay,adda "Ogaden Welfare and Development Association (OWDA)"
Somali
Comments
#1 | Nin culus on January 19 2013 10:57:52
Hay adaas waxay qabataa budhcada shuftada ah ee loo yaqaano ubo markii horana la dhihi jiray onlf inay hay adaas wax uqabato shacabka masakiinta ah ubo na lagu daro liiska argagaxisada
#2 | haye on January 19 2013 11:17:42
kan wata naag culus maxaa la cay tami xaar ayaa ka uraye xaar wayaane uraaye you ar for nathing
#3 | qabridahare on January 19 2013 12:01:52
oo waliba kudarsoo anaa waa caydhiyay intaan meel xafiis aha udhiibay ayuu waraa qihii wax lagu qori jiya ayuu xaday markaasuu dad wax kasheegi kan ookan anaa aqaana wishaa
#4 | abdi on January 19 2013 15:48:58
maxaadhacay ood comment ga aan soo qoro usoogalin laadihiin walaalyaal.
#5 | abdi on January 19 2013 15:54:54
haa yadan waxay qabataa waxbadan alaha ka abaalmariyo ,waxaana ilaquman qofwalbow waxaad uqaban kartid bulshadaada uqabo ha kumash quulin qayrkaa shaqo uuhayo intaad nooshahay ileen waaladhiman ee taa riikhduna qof walba wuxuuqabtay wayxusi wanaag iyo xumaan ba hadayna xusina markuu noolaa buusan ahayn qofjira .waad mahad santihiin
#6 | boodh caano on January 19 2013 23:08:59
Hay,adda lagu magacaabo OWDA haddii cadaalad loo hadlo waxba ma qabanin lama odhan karo oo way jiraan wax yaabo ay qabatey laakiin dadka aan aad u aqoonin iyada iyo dadka ka shaqeeya iyo kuwii aas aasey iyo waxa loo aas aasey kama jawaabi karaan xaqiiqadeeda iyo sida lagu aas aasey iyo xidhiidhka qarsoon iyo midka tooska ah ee ay la leedahay cadowga shacabka reer ogaadeniya waxaana danbi ugu filan inay maxamuud Dirir oo ah cadowga shacabka kuwa ugu waaweyn guri laba dabaq ah uga dhiseen Adis Abab si ay u raali galiyaan iyo wax yaalo badan oo haddii loo baahdo aan soo koobi doono insh allaah laakiin way jiraan wax yaalo ay shacabka u qabteen taas oo la odhan karo waxaa ku xidhna jiritaan kooda ay jiraan iyo dhex joogooda ay wadanka dhex joogaa umana suurta gasheen hadii ayna shacabka wax muuqda u qabanin inay fuliyaan wax yaabaha uu gumaysigu ku kalifay ay ugu horeysey soo uruurinta macluumaadka ONLF dibad iyo gudaba. mahadsanidiin.
#7 | abdi on January 20 2013 05:44:28
sxb BOODH CAANO kolay qof aan wax qabanin ka wax uunqabtaa kafiican haboyaraatee labada arimood eedkahadashay tamuuqata eed sheegtay un baan anagu arag naa taqarsoon eed sheegtay haday jirto waysoobixi doontaa hadii kalana hadal un baysi kanoqon .mahad sanid
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.74 seconds 6,825,789 unique visits