May 21 2013 09:41:02
Users Online
· Guests Online: 30

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Dagaalkii Galaalshe waa Lagu Hoobtay+ 74 Dhimasho ah.
SomaliFaah-Faahin - 74 Dagaalkii Galaalshe ku dhimatay+ Saraakiil Lagu laayay.

19 January 2013

(Ogadentoday Press)- Warar dheeri ah oo aan ka helnay Dad ku suggan Magaaladda Addis Ababa ayaa sheegaya in Khasaaraha Dagaalkii Galaalshe uu noqday mid xooggan.

Illo Lagu kalsoon yahay ayaa OTP u sheegay in Khasaaraha Dagaalku uu 74 gaadhayo.

Ciidamadda Itoobiya Iyo Liyuu Police ayuu khasaare xooggan soo gaadhay Dhanka Kalle, Ciidamadda Jabhadda ONLF ayuu soo gaadhay dhimasho iyo dhaawac sida xogta aan ku helnay.

Warar aan illaa iyo hadda la xaqiijin ayaa sheegaya ,Masuuliyiin ka tirsan Ciidamadda Itoobiya oo Magac-yadooda aan helnay Dagaalkan ku dhintaan, balse dib ka soo xaqiijin doonaa.

Masuul Jabhadda ONLF ka tirsan oo Ogadentoday wax ka waydiisay Dagaalkan ayaa xaqiijiyay balse ka gaabsaday inuu faah-faahin ka bixiyo, wuxuu haddalka ku daray in Khasaare Xooggan ay u gaysteen Ciidamadda Gumaysiga, siduu haddalka u dhigay.

Warar Madax- Banaan ayaa sheegaya in Jabhadda ONLF jabsatay Qasnadd Hubka Iyo Dhaqaale oo Ciidamaddan lahaayeen.

La soco wixii ka soo kordha.

Ogadentoday Press.
Comments
#1 | onlf powe of africa on January 19 2013 10:33:53
ilaahay wuxuu horay inoogu sheegay kuwa samra ee xaqa kutaagan inuu dhulka dhaxal siin doono wayna muuqataa saan saanteediii ilaahay wuxuu kale oo inoo sheegay madluumiinta inuu ugargaari taasina way muuqataa maanta waxaa kale oo aan maanta nina laga qarineeyn in in onlf guuleeysay xagsiyaasadeed iyo gawalba alaahu agbar alaaahu agbar ilaahow mujaahidiinta garab sii amiin
#2 | /#maxa on January 19 2013 11:12:42
Mansha allah wa wax lag u faro ogaeniyana haxorodo insha allah
#3 | Cawil on January 19 2013 11:21:33
Run ahaanti waa guul uso hoyatay xaqlayasha ogadenia waxayna guuldaro iyo waji,gabax kutahay gumaysiga iyo kuwadulobay waa qoonuluudhka ina ileye waxan alle karajaynay in xaqu dilaaco gumaysiguna jabo waxaa had iyo jeer furan albaabada o.n.l.f ninki gumaysiga kasocararayo iyo kii tawbadkeenayo o kabaxayo dabaqanin nimada
#4 | Xaqle tarayso on January 19 2013 11:44:51
Mansha allah waa guul usoo hoyatay shacabka dulman iyo jabkii gumeysiga waxa intaa ku dhaw inta ku bakhtiday dhaawaca oola qarinayo jwxo libaaxyo aanloo gali karin
#5 | maashaa alllaah on January 19 2013 12:00:05
onlf guul ayaan idiin rajan haynaa xooga dalka ogadenia waa idnka kuwaan ku hiranaana waa idinka soo majeedsayaashuna waa idnka waxaan idin leenahay guulaysta walaal yaa
#6 | bulxaan on January 19 2013 12:15:45
mansha alaha guusha gobanimadonkale
gumaysiguna wakhtigiisi dhama oo wuu dhaqaqidona
#7 | wadani on January 19 2013 12:25:33
ogaden vs ogaden only
#8 | gurmad guray on January 19 2013 12:40:46
maanshaa allaaah guuuuul waaaa guuuullllll waanku diirsanay guulaha cwxo maanshaa allaah waaguul inshaa allaah ogadeniya way xoroobi mardhaw kuuwa gaalada raacay naar tay lagalayaan
#9 | vs ogaadeen on January 19 2013 12:52:32
Grinmarkaay is wada dhameeyaan ayaan qabsaneeyaa wadankooda
#10 | lasoco on January 19 2013 12:55:49
Ogadentoday dagaalka Xogtiisa noo raadiya shacabkii soo qaxay ayaan nahayy ee xeryaha qoxootiga joogay
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.64 seconds 6,850,710 unique visits