Addis Ababa (Ogadentoday Press)- Warar hadda aan ka helnay Magaaladda Addis Ababa ayaa sheegaya in Xisbiga EPRDF ee taladda Dalkaas muddada ku haysta xoogga ay caawo Magaaladda Jigjiga ooga yeedheen Cabdi Maxamud Cumar, Madaxa Maamulka Kililka.
Ma jiraan faahfaahin rismi ah oo illaa iyo hadda la hayo sababta keentay Safarkan deg-dega ah.
Safarkan ayaa ku soo aadaya xilli Warbaahinta Dalka Britian ay hadheeyeen eedaymo xooggan oo loo jeediyay Ciidamadda Liyuu Police oo lagu eedeyay arrimo ka dhan ah Xasuuq ay ka gaysteen Ogaadeeniya, Sidoo kalle barakaciyeen kumaankun shacab ah.
Sidoo Kalle Jabhadda ONLF ay kullamo Baddan ku qabteen Daafadaha Adduunka, Kaddib Shirkii Germany ee bishii la soo dhaafay ONLF iskugu timid oo la aaminsan yahay in ONLF ku soo dajisay Khariirad cusub oo howl-gal isla markaana, doodo adag ka dhaceen Kullankaas.
Xilliga Safarkan looga yeedhay ayaa la sheegay in uu ku soo laabtay Magaaladda Jigjiga isagoo safar uu ku tagay Gobaladda Hoose ee Ogaadeeniya laga soo celiyay.
Shacabka ku nool Ogaadeeniya ma aaminsana in Ogaadeeniya leedahay Madaxwayne xor ah oo Shacabku six or ah ku doo doortay Isla markaasna ma aamina In Maamulka Kililku yahay mid rabitaanka Shacabka ku dhisan.
kolay horay waxaa loo yidhi eeygu wuxuu ordaa intii laf la horwado.maanta waxaa gumaysiga laftoodu la yihiin hilibkii ay hor luli jireen kooxaha calooshood u hsaqaystayaasha ah ee uu hor kacayo cabdi iley si ay ugu adeegtaan shacabkoogana u xasuuqaan markaa hada waxaan odhan karaaa gumaystaha iyo u adeegihiisu waxay isku afgaran la yihiin sidii ay ula tacaali lahaayeen shacabkan cadhaysan ee soomalida ogaadeeniya
Madaxweynaha waxaa lagu wargelinayaa inuu is soo dhiibi doono mid ka mid ah kuwa ugu tunka weyn ONLF. Shirarka ay ku waalatey ONLF waxuu astaan u yahay kala aaminbixid soo food saartey nimankan ka macaashey dhiiga caruurta Ogadenya. Waxaan idin leeyahay ha udayma la'anina. Warkan waa war dhab ah maalmaha soo socda waxaad arki doontaan Rag aad isleddaihiin waa daacad oo jigjiga shaaha ku fuuqaya.
Wale waxan umalayn inu dhamaday wakhtigisi sababto ah mamul ka dabadhilifka u ah itobiya majiro wax 5 sano dhamaystay oxilhayay nin ka ubadan mar ku sabasano dadka dhiga kamirto ya isna laxidha mar ka hada ina ilay wamarkisi waxana xaqiqa ah inlala xisab tami inla xidhana wahubal dhigyacabka uray[img][/img]
Ubbo way kala tageen, Maxamed ismaacill wuxuu u socadaa ina adeerkii abdi ilay, oo shaqo federal ah ayaa loo helay. ee ubbo hurdada ka kaca inta ay goorigoor tahay
Kan ahmad wata waxan umalayn inuyahay kuwa habaran emoda hadi itobiyalawayo inu dhiman o uwayi hambada galada iyo dafida urtay war duliyahow dad kaga sorac hadi laxorobo wad dhargiye ama sad u urursan garabada iyo dafida hambada ah kudhimo
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin