May 20 2013 12:27:49
Users Online
· Guests Online: 34

· Members Online: 1
Ogadentoday-Chief Editor

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Deg Deg – Shir Maamulka Kililku Nairobi ku Qabanayay oo La isku Rasaaseeyay.
SomaliDeg Deg – Shir Maamulka Kililku Nairobi ku Qabanayay oo La isku Rasaaseeyay.

15 January 2013

Nairobi (Ogadentoday Press)- Shir Maamulka Kililku uu doonayay Inuu ku qabto Magaaladda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa isku badalay Israsaasayn Iyo Khasaare ka dhashay.

Shirkan ayaa la sheegay inay soo Abaabushay Safaaradda Itoobiya ku leedahay Dalka Kenya, Shirkan waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Gobalka Godey Cabdi Sonkor.

Shirkan oo ka dhacaya Hotel Nomad Place ayaa isku badalay is rasaasayn Kaddib Markii Ciidamadda Booliska Kenya soo galeen Shirka, oo gacan ka haddal xooggan uu ka dhacay, Waxaana Hotelka Degganaa Cadaan Baddan kuwaas iskaga yaacay Hotelka kuna eedeyay Maamulka Hotelka Iyo Safaaradda Itoobiya Amni darri inay ka abuureen Hotelka.

Boolis Kenyan ah ayaa ku dhaawacmay Rasaasta ay rideen Sirdoonka Itoobiya waxaana, Dowladda Kenya ku eedeyaysay Safaaradda Itoobiya inay hub aysan ogayn wateen Shaqaalaha Safaaradda.

Qaar ka mid ah Dadkii Goobta Joogay ayaa Xabsiga loo taxaabay Waxaana Goobta la wareegay Ciidamadda Amaanka ee Dalka Kenya, sidoo kalle dhowr qof ayay dhaawac fudud ka soo gaadhay goobta.

Maskaxda Kullankan ayaa la sheegay inuu yahay Nin Maal qabeen ah oo Lagu Magacaabo Shakuul balse ma jiraan wax haddal ah oo ka soo baxay dhankiisa.

Dhanka Kalle, Wararka aan ka helnay ayaa sheegaya in Cabdullaahi Itoobiya uu isna shir kaas kale ah ku qabtay Hotel Safari midkaas oo Dadki Goobta aysan wax lacag ah ku yaboohin balse ay dhagaysteen Haddalka oo ku saabsanaa Biyo Xidheenka Dowladda Itoobiya.

Waxaa Dalka Kenya hadda ku suggan Raysul Wasaaraha Dowladda Itoobiya Hailemariam Desalam.

Ogadentoday Press.

Comments
#1 | ciiltire 24 on January 15 2013 13:13:51
Kkk wlhi wa war lagu farxo gumaysiga u ka naxo milkasto halganka ogadenia aya ku guuleytay viva n/hureyasha cwxo xornimadi iftiintay xaaqa shacabka ya qariin No One
#2 | Abdi on January 15 2013 13:25:21
Kkk guul guul iyo gobanimo
#3 | Abdi wahab on January 15 2013 13:28:07
Asc alaahu akbar ogadenia ha isracdo gumaysigi haburburo aamin
#4 | Cel ogaden on January 15 2013 13:29:29
Maan,shaa'alah war waa guul usohoyatay shacbiga ogadenia e xaqa jecel waxaa duloobay gumaysiga iyo gacanyarihiisa waxan ale karajaynayaa guul
#5 | bulxaan on January 15 2013 13:49:27
asc tijabo
#6 | dhimbiilo on January 15 2013 13:52:36
Waxaan dhihi lahaa maskaxda onlf hala baadho waxbaa ka qaldan . Shirka nayroobi rabshadu ka dhacday hadayba runtahay iyo xoriyada aad sheegaysan waxba iskagama xirno. Sidii dumarka mashxarada iska dhaafa meeshana waxba guul iyo waan xorownay hakusoo qorina . Hadaad rag tihiin Baxa oo dagaalama hadii kale iska aamusa dirac Wada xidha dhoocilo naasas kuus kuusan ayaad tihiin dhamaantiin . [img][/img]
#7 | Xaqle tarayso on January 15 2013 14:20:02
Walee ethiopia wayfa shilantay xaq &baadilka xaqaa rayn mar walba hadafka shacabkana & masayrka umada cidina kama weecin karto kuwan xun xune gumeysiga u adeega fursad ayey u tahay oo waxa aanku garan mid daba dhilifka ka mid ah ayaa nagu yidhi marka onlf meelahan lagu sheego weyna ixtiraantaa xabashidu oo wax ayey noo dirataa ayuu yidhi marka kalana anaga ayaa lafaha yaga ubaqana ayuu yidhi kuwa iyaga oo og bahdilka aanka damqaneyn iyagu waxkasoo qaad malaha viva jwxo
#8 | bulxaan on January 15 2013 14:25:43
asc waa ilahay mahadii hadu cadawgu talabadu qadaba fashiliyo.
halgamayasha balan qaaday inaay dadkooda iyo dalkodaba cadawga ka dulqadana ee ilahay talasartay uu guusha halelsiyey
halgamayal melkasta ood joogtan idinkaa gacanta sare leh guul gobanimo
#9 | aaadaan on January 15 2013 14:29:17
oo Adigu ma umushedii baatahay markaad tagaledahe ilaahey nagakaa soo qaby dib ukhari taakhrida kudhacday najeriya waatad kujirto hada magacaaganawaa naaye dhiibato marabo inaan wakhti kugu lumiyo laxyaha
#10 | Anas on January 15 2013 15:13:39
Salaan sare Bahda Ogadentoday iyo inta Halganka jecel waxaan leeyahay waa dharbaaxo xag mina Allaahi uga timid wayaanaha arintan ka dhacday Nairobi kenya waxayna guul u tahay inta neceb gumaysiga tigreega waxaan leeyahay inta jecel daafida wayaanaha ee habeeenkiin TIGREEGU dabada saliida u mariyo ee dabadu jeexantay way ka nixi arintan hana la yaabina nin habeen kasta tib lala daba taaganyahay sharafi uma taalo wax Alle iyo wixii afkiisa ku soo dhaca ayuu sheegi waa Lax gawracani geedo kama gudo
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.64 seconds 6,837,261 unique visits