May 25 2013 01:09:48
Users Online
· Guests Online: 32

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Mashruuca Horumarinta Geeska Afrika ee Gobolka Gobolka J/Hoose+ Sawiro.
SomaliMashruuca horumarinta Geeska Afrika oo kormeer ku sameeyey Deegaanada Joorre ee Gobolka Gobolka J/Hoose.

15 Jan 2013

(Ogadentoday Press)-Mashruuca horumarinta geeska afrika oo ah mashruuc la aas aasay 15.04.2012 waxaana loo aas aasay Si uu kaalin buuxda uga qaato horumarinta bulshooyinka Geeska afrika oogana bixi lahaayeen macaluusha joogtada ah ee aqoon la.aanta ay hormuudka u tahay.

ayaa mashaariic hormarineed ka abuurey wadamadda Geeska Afrika wuxuuna mashruucu maalmihii la soo dhaafay deegaanada Joorre u direy gudi kormeer ku samaysa xaaladaha dadka deegaanka Joore si qiimayan dhab aha loogu sameeyey xaalada bini’aadanimo ee deegaankaasi ka jirta gaar ahaan waxbarashada.Caafimaadka iyo Biyaha.




Gudiga oo socodaalkoodii ku tagay Dagmada Badhaadhe ee deegaanka Joore ee gobolka Jubbada Hoose ayaa shirar joogta aha la galay maamulka deegaanka iyo Ururada bulshada waxayna ka wadda hadaleen sidii loo abuuri lahaa isku filaasho ay dadka deegaanku ka gaadhaan dhibaatooyinka bulshada ka haysta dhinacyada caafimaadka,Biyo xumida iyo kor u qaadida waxbarashada sidoo kalena waxay waxgaradka deegaanka iyo gudigu ka wadda hadaleen in dadka deegaanku ay u jeedsadaan ka faa’iidaysiga khayraadka dhulkooda.




Labada dhinac waxay siwayn isula Jeex jeexeen sidii loo Hirgalin lahaa Mashaariic Horumarineed oo laga bilaabayo adeegyada Aas aasiga u ah Nolosha Aadamaha samaynta Kaabayaal dhaqaale si Dadka Deegaanka oo intooda badan Dalka ka barakacay ay Dib ugu soo Noqdaan ugana Qayb Qaataan Dhismaha iyo Horumarinta Dalkooda.


Dhanka kalena magaalooyinka Haluqa iyo Masalani ee gobolka W/Bari Kenya ayey gudigu kula kulmeen waxgaradka iyo xubno ka tirsan Ururada bulshada waxayna ka wadda hadleen in la sameeyo barnaamij loogu magic darey darisayn kaas oo abuuraya iskaashi iyo wax wada qabsi ka yimaada dadka ku nool deegaanada Jubbooyinka iyo Gobolka W/bari kenya.





Masharuuca hormarinta Geeska afrika ayaa horey u sameeyey mashaariic hormarin kuwaas oo laga sameeyey magaalada Dhoobley.

Ogadentoday Press
Comments
#1 | Abdi on January 15 2013 16:07:36
Waa wax Aad loogu farxo in dadka geeska afrika ka shaqeeyaan horumarintandegaanadooda.
#2 | Obat Lemah Syahwat on January 16 2013 00:04:08
Terima kasih informasinya. http://goo.gl/Obg94
#3 | kray on January 16 2013 01:40:59
The plain sailing mitzvah that occupy obtaining figure swiss replica watches is the crisis that, heartfelt is manageable due to you to terrain a violently regarded activate of rolex equivalent rolex replicas at the perfectly reduced cost. influence the present-day money station thanks to lousy with connections today, the replica rolex uk anyone wants restraint stage emptying your bank tally to score a watch.
#4 | shopia on April 23 2013 04:22:59
Gangaur Realtech is a professionally managed organisation specializing in real estate services where integrated services are provided by professionals to its clients seeking increased value by owning, occupying or investing in real estate.
Real estate consultants gurgaon
Real estate agents in gurgaon
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.72 seconds 6,904,625 unique visits