May 21 2013 13:58:07
Users Online
· Guests Online: 33

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo-Shirkii Quruxda Badnaa ee ONLF ku Qabatay Minneapolis Dalka Maraykanka.
Somali
Comments
#1 | raaska on January 15 2013 06:16:04
kkkkk walahay odayadan duqoobay sida maxamed ismaaciil hadaladiisa lacag ayay ku qabaan sheekadan ruwaayada ah.
" horumarbaa la sheegayaa oo dadkii arkayaa" kkkk seeing is believing ayaa horay loo yiri caruur iyo haween qurbaha soo aruurisid ubo ma dhaafto
#2 | Dulmane on January 15 2013 06:28:04
Wale dad kinan wada dirisan ekunaxay dhiga mujahidinta inaydan dibadaha gul ka kenaynine haday idin kujir to qadiyad usolabta wadanka ogarab imada wilasha dhigoda huray e onlf ama intad dharag tan iyado ogadenia gajologa dhamanayo melaha dhanteya wilasha durka kujira erantale ilahow ugar gar ami [img][/img]
#3 | Dalka on January 15 2013 07:04:57
Nolow Dr Maxameed Ismaaciil wallee inaad geesi tahay, maxaan waligay arkay nin xun, ajjo-gudhay, Ethiopia iyo daba-dhoonkeeda oo meeshaad istaagta kaa naxa oo kaa carara.
Halgame adiga iyo inta kula midka ah ayaan wax ku nahay, ilaahay ha kaa ajirsiiyo hawsha aas waligaa kusoo jirtay.
Guul ONLF
#4 | Baloooooooooooooo on January 15 2013 07:08:58
NInkan intaas oo dad ah ayaa u khushuucsanoo uusan wax lacag ah siinaynin ama jaad.
ina Iley oo lacag bixiyay oo jaad bixiyay oo khamri bixiyay oo wax walba sameeyayna waddo kasta waa lagu eryanayaa.
marka aniga waan arkaa sida wax u socdaane beenta ha lkaiska daayo nimanka Jabhadda ah uma eka kuwa wax laga qaadayee, saaxiibaday raaska iyo dulmane iska fadhiista ethiopia canjeeradeeda dadkiina haku doorsanina. hadday hurdo iska seexda
#5 | Dulmi-diid on January 15 2013 07:14:25
waryaa halkan nin ee labada magac la baxay (Raaska iyo Dulmane), sow ma ogidin in Maxamed Ismaaciil uu yahay nin madax banaan oo aan xabashiddu dabada ka laadin sidiin? sow ma ogidin inuusan ku noolayn canjeerada xabashida sidiina?
waxaan la yaabanahay ninka kabaha u qaada kii walaashii kufsaday aabihiina dilay. saaxiib sharafta allaa bixiya, ninkuu rabuuna siiyaa, ninkuu siiyayna waa la arkaa.
#6 | dhiirane on January 15 2013 07:29:37
Ninja raaska wata sadex was mid, walk,doqonimo'nin jeclaysi ama jaahil San maskaxda xor ka ahayn, mid Dion I yo mid dunawiba, marks was in San ilaah usoo barinaa.
#7 | kkkkkkk on January 15 2013 07:30:42
asc.GABAYGII SAYIDKA AYAA AHAA
NIMANYAHAW DAMIINIMADA WAA LAGU DULOOBAAYE
DADKU WUXUU JECLAYSTAA WAXAAN DUXI KA RAACAYNE
DAGAALKII NASARADA ANIGAA DAALIBKU AHAAYE
DALKA MALIHID ANIGAA KU IDHI DOORAWAYNAHA E
ANAAN LABADA DAROOD TAN HORE DARAJO MOODAYNE
wuu siiwaday oo wuxuu yidhi.
MARKA HORE DALKIINA AYUU IDINKU ODHAN DUUYO DHAAFSADA E
MARKA XIGA DABKUU IDINKA DHIGI DUMAR SIDIISIIYE
MARKA XIGA DUSHUU IDNKA RARAN SIDA DAMEERAHA E
gabaygan murtida badan xambaarsan waxaad ka garanaysaa jadaad caqli u saxiibtahay in gumaysi u adeeguhu uuna marnaba faaiido gaadhay oo uuyahay sida dameeka oo kale.
waliba ogadenku way mahmahaan oo waxay ahayd xabashi iyo dameeraba ooda ugu xigta ayay cunaan.waxaana xaqiiqa ah in aad arki doontaan ama aad aragteenba urarane badan oo god ku dambeeyay ama ay dishayba.
#8 | ismahaan on January 15 2013 07:56:35
ninkii hadla yaba heeys ka hadle walee jwxo waaydin haysa oo hawaarintu waay halaagsami ilaa herar iyo hawaas gabigeed inaay hanan baa hubal dhabahee ee intan lagu heegin heeryada tuur oo u hiili ninka naftiis huray
#9 | Dulmane on January 15 2013 08:30:03
Sxb dulmidid nin ka watow ani ma hi dabaqodhi waxan ahay wadani udagalamay dad kis walahay bankudhar te jidhkay ga xabad ba cuntay ilahay ajir ha iga siyo wan usobur buray cida ogadenia mar ka madidani in lahal gamo e waxan didanahay in labod bodo dibadaha inti lacag lagadhar go ragna malin walba dhigodaladadinayo darad shalay o udam bay say waxa soqa qabdahare lasodhigay 5 mujahid o lagu maga cabo 1muwadil 2 khadar cabdi sirad 3 saxane dhere4 afdayl 5 cabdi raxman calan side idun kuna melahad kanikinaysan alatala ay malin walbana dhigba qul quli
#10 | AWAARE on January 15 2013 08:36:44
Dhado roob noqon wayday, beenina raad male,
Xagay aaday sheekadii ay isku madadaalinayeen, qolyahan walalDeen ee zabashida danaheeda fulinaya, waxay ku andacoonayeen, ONLF, dadka lacagbay kaqaadaa, islaamay baadhataa caydhbay kunooshahay,way dawarsataa, waa erayada lagu anqariyay, ee qof kasta oo daba qoodhiya aad kamaqlayso, intaas oo dad ah, ma umalaynaysaa in lawada siro, ma umalaynaysaan inay sida shirarka jigjiga qasab lagu keenay, waa xilliga ugu qabay cimilada MINNEAPOLIS, hadana umayna iman waxaan qadiyad ahayn,
Mida kale, waxaa wax lagu qosla ah, islaan baa wax laga qaadaa iyo shacabkiibay laayeen say isu qabanaysaa? Dreamka beenta ah, meel magaadho,waxa aan xaqa ahayna sikasta oo mawjado ukiciyo, dhabarkui aakhirka kajabaa,
ONLF waxa ay 21ka sano udagaalamayso waa taageerd shacabka, nafina meel uroon raacday, haday shacabka layso, waa ubaryay gabalkiisu uma dheceen, filmka beenta ah ee dadka micrphoneka inta loo dhiibo, waanu kusiidayne sidaa dheh la dhahayo, waxaa run mooda, qof aan habeen iyo maalin kala saari karin,
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.58 seconds 6,853,962 unique visits