May 21 2013 13:44:25
Users Online
· Guests Online: 30

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Deg-Deg –Wasiiradda Arrimaha Caalamiga ah ee Britain oo Arrinta Ogaadeeniya Iyo Liyuu Police ka hadashay.
SomaliDeg-Deg -Deg-Deg –Wasiiradda Arrimaha Caalamiga ah ee Britain oo Arrinta Ogaadeeniya Iyo Liyuu Police ka hadashay.

14 January 2013

(Ogadentoday Press)- Wargayska Guardian ayaa soo daabacay Qoraal ka Yimid Wasiirda Caalamiga ah ee Dowladda Britain Lynne Featherstone isla markaasna ah Xubin ka Tirsan Barlamaanka Dalka Britain.

Qoraalka ayay Wasiirdu ku sheegay in Qormadii Bishan 10 uu Wargaysku soo daabacay tahay mid aan jirin isla markaasna ay cadaynayso in Mowqifka Dowladda Britain tahay mid meel adag ka taagan illaalinta Xuquuqda Aadamaha.

Ma jiraan hal ”Penny” Saanti ay Dowladda Britian leedahay oo la siinayo Ciidamadda Liyiuu Police ayaa qoraalka lagu sheegay.

Waxaana midaas tahay sababta aan Hay,adaha Qaramadda Midoobey Iyo Hay,adda Xuquuqda Aadamaha aan ooga wadda hadalnay arrinta Gobalka Ogaden Iyo Xuquuqda Aadamaha.

Barnaamijka Nabadda waa mid aan doonayno inaan Ku caawino dad gaadhaya, 300,000 si ay u helaan Amaan, Biyo Nadiif ah, Waxbarasho, isla markaasna dad gaadhaya Illaa 700,000 aan shaqo oogu abuurayno, Ayay tidhi Lynne Featherstone.

Waxaa Intaas sii dheer dad baddan oo arrimaha Xaga Cadaaladda aan ka caawin doono, waxaan Jira qorshe wayn oo ka doonayo Ogaadeeniya.

Qoraalkan oo Buuxu Halkan ka Akhriso-Link

Comments
#1 | KKKKKKKKK. on January 14 2013 16:34:24
BAL TANA AFKA SAARA OO WAXAAD KU WAREEGAYSATAAN MAHAMED OMAR IYO CALI YUSUF ILEEN DAD BUKA AYAAD TIHIINE.WAKAAS UK CADASATAY WAXAY MAGANTAHAY NINKII ETHIOPIA WAX U HAYAW HADABA GEE MESHAAD WAX UGU HAYSO ERAYGUNA HA IDIN DHACO,UK QORSHE WAYN AYAANU OGADEN KA LEENAHAY MA AHA ARIN SAHLAN.
#2 | FIIQ on January 14 2013 19:52:01
UK WARKA BADAN IN AY JOOJISAA DHULKAN AYADA AYAA BIXISAY WAA IN AY KA SOO CELISAA GUMESTAHA MADOW HADII KALE DAGAALKA WUU SOCONAYAA ILAA XORNIMO LAGA GAARAYO. OO SHACABKA OGADENYA WAA IN AY KA TALIYAAN AYAHOODA NIN LOOGA ABO YEELAAYO MAJIRTO ONLF GULESTA,
#3 | pandora jewelry on January 15 2013 00:30:38
pandora jewelry can lead you into the top of fashion and show your high taste. Our pandora uk store provides high quality, you will like both the style and quality. pandora charms will on sale at cheap price online now.
#4 | X.M AW MACALIM on January 15 2013 02:01:08
KKKKKKK- UK WAA SAGAARO XAAR MUUQDEY AASEYSAA, WAYAANE DUB CAD BAAD TIHIIN, WAXAASE HUBAAL AH INAAN SIDAA LAYDINKAGA HADHEYNIN. ONLF, GUUL

KKKKK- ITOOBIYA OO TOLAN AYAA MUUQATA EE AAN SUGNO WAXYAR??
#5 | Rage on January 15 2013 02:57:15
Markii uk ethopia ladilahayd yaasodhow ogadenia danwayn baankaleenahay hadalkaasi wuxuu dabasocdaa warkii wikiliig ee ahaa ethopia uk ka codsaday in Onlf liiska argagixisada lagudaro. Dowlada uk waxaytidhi kumadarayno Sabab ogadenia danabadan baankaleenahay Waayo uk way ogtahay in ogadenia kagoayso gumaysiga waqtikasta hanoqotee guul Onlf
#6 | Rage on January 15 2013 03:03:06
Dulmigii wuu dhamaadaye gumaysigii wuu damaye dabadhilifoo dadkaaga raac
#7 | runsheeg on January 15 2013 03:14:09
scw waxaan u amalynyaa i aydaan dhuuxin habartan hadalkeeda ubooy sandawich facebook lagu kor cunayo iyo riyo duleedka dhagaxbuur lagu fuulo dhul lagu xorayn maayo xaqiiqada in laiska indhatirana waa mid idinka dab imaanysa warna dhafoor buu ku yaalaa laga cun obooy, fatx cuyuunka hanuunka ilaahayna waan idiin rajaynyaa
#8 | Godey on January 15 2013 03:24:33
Nindad qaaday xumba cuskay kkkkkkkkkkkkkkk Habar baaa waxay tiri miyaad joogaysaan waligiin habarta ma Ethiopia ayay leedahay mise Deegaanka soomalida hadalkeeka macna intee la eg buu samaynaya xita hadaad ufasirataan sida aad jeceshihiin yaab wardadkiina dhinac karaaca una ogulaada in ay noolaadaan cida kali ah ee dhibka kuhaysaan wa dadkiini qowmiyadaha kale ee dalkana idinmaba ogaba in aad jirta xitaa
#9 | beenaale on January 15 2013 03:24:57
scw dagaal aad u kulul oo hada ka bilowday kainka eegay oo godey u jira 60 km ayaa waxaa lag sheegyaa in ay wadadii gonatahay dadkii qalaafe ka yimid iyo dakii godey ka yiimidna aydhaxda ka kakal noqdeen waa gaadhiyadiiye iyo mujaahidiinta onlf oo dagaalkaas soo xoojiyaya
#10 | GODEY on January 15 2013 03:43:32
Waxaad ogaataa beenta in ay xaaraamtahay caadifad iyo yaysan kugu xambaarin in intaad beensheegto cadaab kumutaysato wax anan macnabadan kuusamyneynin beenaale magacaadiibaad wadataaye
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.58 seconds 6,853,822 unique visits