Deg-Deg-Raysul Wasaaraha Itoobiya oo Jooga Kenya+ Maxaa ka Jira in Itoobiya wali Doonaysa Wadda Gaddalka ONLF.
Xog- Raysul Wasaaraha Itoobiya oo Jooga Kenya+ Maxaa ka Jira in Itoobiya wali Doonaysa Wadda Gaddalka ONLF.
14 January 2013.
Nairobi (Ogadentoday Press)- Warar xasaasi ah oo naga soo gaadhay Dhanka Kenya isla markaasna illo Siyaasadeed oo xoog baddan aan ka helnay ayaa sheegaya in Raysul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desealam uu Yid galabta Dalka Kenya, Magaaladda Nairobi.
Wararka ayaa sheegaya in Kullan xasaasi ah uu la galay Dowladda Kenya, kullankaas oo ku saabsan in Dowladda Itoobiya wali doonayso inay wadda haddal la furto Jabhadda ONLF.
Dhanka Kalle Wararka ayaa sheegaya in Cabdullaahi Itoobiya oo ah Ku Xigeenka Cabdi Maxamud Cumar Madaxa Maamulka Kililka uu joogo Magaaladda Nairobi halkaas oo uu la sheegay in sababta dhabta ah ee uu yimid tahay inuu Dowladda Kenya ka dhaaciyo in ONLF aysan Jirin isla markaasna arrintan ay isla kaashadeen xubno Horey ooga tirsanaa Ururka Altixaad oo Fadhigoodu yahay Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya.
Sababta oogu way nee Raysul Wasaarahu u yimid ayaa la sheegay inay tahay arrimahan oo uu xog ka helay isla markaasna go,aanka Xukumaddiise eeku aadan Dhanka ONLF oo Dowladda Kenya ay sugaysay uu u yimid.
Arrintan ayaa la sheegay in ay durba ku abuurtay Cadiifad Siyaasadeed Maamulka Jigjiga ayna bilaabeen ol-ole cusub oo ka dhan ah Jabhadda ONLF.
Wararku waxay sheegayaan in Cabdullaahi Itoobiya amar lagu siiyay inuusan arrinta ONLF ee Kenya ay waday inuusan dhex galin isla markaana tahay wax u yaalla Dowladda Federaalka ee Itoobiya.
Bal beenalaahan arka, goormuu ogaaday waxa labada masuul ee galabta is arkay ( Waa sida uu sheegaye) ay kuwada hadleen? Ninka webkan qora laba mid weeye: Inuu riyoodo, waxuu caawa ku riyoodana uu bari soo dhajiyo iyo inuu cabo oo markuu cabo ay ka tastu inuu gaas dhagoolka maaweelo u soo tuuro.
ONLF ku lahaa, xagay onlftu joogtaa, ma tusbaxan furtay ee shanba maalin Jigjgia iska xaadirinayso. Adeerayaal Itoobiya tabartiina waa ogtahay wadahadal kiin ahna ma rabto, ee haday idinka dan idiin tahay soo xarooda, hadii kale soo ma aha dibadaha ka dhaanteeya,.
waligoodba ha galgasheen ethiopia marka hore ethiopia qof ay arini ka go,do maanta majoogo waayo wadan fashilmay buu uyahay markaa wada hadalkeedana ma rabnee israaciyay 2015 waxii kadan beeyo ethiopia wax ladhaho majirayso hadana gobolka aduunkii baaa arkay waayo badalkeenii waxaa galay iyadii saa dowlad mucaarad ku muda haraado maxaa loo yaqaana dhinbilo kan wato wadan ka waliga waxaad ka ahaan qurbo joog vissana waad ku soo galaysaa
#4 | OGADEN UNIVERSITY STUDENTon January 14 2013 15:21:44
ma Afabaad dhibiilo kunoqon koda iley baadtaha mise Ajagudhe baata mise dadka xoriyada kanaxayaadta intuba Ayagaa kadaran tigreeyga kadib waayo wuu ubadheedhay in wax gumeto lakin dabadhodhiga maxx ugujira inlagumesto waa dadla aan iyo dalla aaniyo diinla aan maxeyta ah in hadaba AAd udoodid gumesiga
war nimanyahoow yaa Cali yuusufkan nag qabta waa DHimbilo iyo Boodh caano. ina adeer yaloow waa dunidii cali yuusufka , ee waxuun soo reebta, kan Ogaden universal wata isga lal hadli maayo, waa qolooyinka u duda nin jeclaysiga, waxba yuusan boodhka isku qarinin, Jabhadu waa wax la taaban karo, waxaa iigu caqli xun kan yidhi. xagay haystaa jabhadu. waa shakhsi hooseye, oo wax badan isga qaldan yihiin, aduunkana aan la socon, imisa jabhadood oo aduunka ka jiray, ayaa wax loo ogolaaday, marna waa meel haysasho, marna waa dagaal dureed, marna waa khalkhal iyo jid xidh, mar waa saxaafad, marna waa dhagax, iyo qalin , qaabka xornimada loo raadiyo kuma xidhna in aad Ethiopia kala badh qabsato, ama tuulo. caqligu ha shaqeeyo, cilmigana ha lagu kabo. haddii kale sii duul aan ogahay, hal nin dabo ordaa, kadiba ceeb iyo kala carar usoo jooga. mahadsanidiin.
ILAHOOW yaa kuwa meeshan ka nac nac len oo raag ismoodi yaa wiilasha raanta leh ee onlf hor geeya cabaad ka ka bixi lahaa onlf inay jirto iyo in kaleh kkkkk komiitar daba dii qof fadhiya waxuu doonu ku hadli
asc waxaan ka codsanayaa qolada webka qorta horta in aad dib uga firsataan com.aad u ogolateen dadka waxay ahayd in firkir fiican lagu dhiibto ee ma ahayn in lagu aflagadeeeyo qaba.il iyo dad ah masuliyiin.meshana waxa wax ku qoraayi waa dad cuqdadi dilootay oo aanba cafimaad qabin.taas waxaa idin cadaynaya bal eega sida ay udhibanayaan fikirkooda waxaa laga hadlayay hayle maryam markasay ina cumar cisman iyo cali yusuf afka sarayaan marka ma dad cafimaad qaba ayaad aragtaan.runtii lama akhrin karo xumanta ka buxda dadkan buka ee uba dhimanaya cudurada u badan hivga iyo canserka.hadaan usoo noqdo hayle maram tegitankiisa wuxuu yidhi kuwani waftifa sheganaya waa dad danahooda garka ah u socday mana aha dad ethiopia ay soo dirsatay hadalkaasa yuu jeediyay waana xaqiiqa-
Dadkan onlf ka hor jeeda waa kuwa ku asaasaqay qurbaha, qaarkoodna waxaaba la sheegay inay jamaykaan la nool yahiin oo la naagaysto, Akhas ish waxaasaa wiilasha raanta leh afka hurada leh ku taagi.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin