May 22 2013 21:53:53
Users Online
· Guests Online: 26

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Daawo- Muuqaalka aan Idin ka soo Diyaarinay Mudaaharaadkii London ee Shacabka Ogaadeeniya.
Somali
Comments
#1 | axmed on January 14 2013 03:11:08
maanshalah caasha luul, noolow, haddal dhaxan gal ah jeedisay.
#2 | runsheeg on January 14 2013 03:35:15
habar dhali wayday aleela ku waalatay
tani waxba kam oga waxay ka hadlayso
#3 | Horushagax on January 14 2013 04:50:31
Aleylahe haweenka Ogaadeenya hormuud bay ka yihiin halganka Ogadenia.

Luuley laydhii xoriyaddaad na marisay ee guuleyso oo gaadh.

kan ruufyaanka ah ee runsheeg wata, ma badhidaa ku dhaqaaq day marka Tigreega wax laga sheego?
#4 | OGADEN UNIVERSITY STUDENT on January 14 2013 05:43:32
tolow dadkanagu goormuu waxfahmayaa waxay maqlayaan ingiriiska oo siinaya lacago ciida kabadan ethiopia markay lacag waayeen bay halkan kusooyacen bayna leeyihiin war halafikiro oo run hala isu sheego oo dadka dibadu intuusoonoqdo hubka haqaato oo ina cumar cisman xilka ha,iskagakoco oo halganka hala labajibaaro hadiikale gaalo ingiriis baa idiinkudhawaa wargaysyadoodaana maqlaysan sirtay sooqufayaane ilaahay kacabsadoo ummmadan xoolaha dhaqanaysa dabka hakushidina
#5 | FIIQ on January 14 2013 06:02:32
DAGAALKA WUU SOCONYAA QORI LAMA DHIGAY DACWADA WEY SOCONEYSAA ILA XORNIMO BUUXDO LAG GAARAYO DABOQONI WAARKIISA LAGUMA JIRO WAXX U SHAQEEYA WAYANAH, ONLF GULESTA.
#6 | Xararo magabade on January 14 2013 06:19:08
Jabhad gediyan nahay walijabadkilamadagin juqcalenle iyo dog jabhadaha onlf oow kuwadibadajira iyo kuwagudahajogow ogadenia jamacey kuwa jecel xornimadow kitabkan jeclayn iyo axdigi hajabinina hadijelkalagudhigo jidhdil lagugukensado xilbakulajire siyasada hajabinina hadi ubadhkin jabo ha ujojinina ha ujixin jixina hadaydan ujinjixin wale jogsay calanki jawigenu waa midnimo iyo inan jahad ne[img][/img]
#7 | dhiceey on January 14 2013 07:52:10
as wr wb. waxaa cajiib ah, nin u dagaalamaya CabdiIleey iyo maamulkiisa. oo dad u tooriyeynaya, tan hada ka dhacday Maraykanka, iyo mid hada ka horna ka dhacday Norway. waxaa kaloo cajiib ah labada dhacdaba waxaa u filyeey dad ka soo jeeda qoraxeey, waxaa lagu fuliyey dad ka soo jeeda Godeey iyo DHagaxbuur. waxaan dhihi lahaa walaaladeen reer Qoraxeey , inta daba dhilifka ah, war caqligu ha shaqeeye, oo dunidu ma ahan tii waranka iyo fardaha, rabitaanka dadkan lam hor is taagi doono, ee yaysan shaabadu idibku dhicin, inta mujahidiinta ah ka hadli maayo, ee ka soo jeeda meesha, kuwaasi sharaf iyo jano ayaan ku ogahay bi idni laah.
#8 | onlf on January 14 2013 08:12:14
to dhiceey dulli baatahay ,dameer ah ree qorraxay dabaqoodhiga maxaa usheegeysaa gobolwalba dabaqoodhi buuleeyahaye midakale ree dhagaxbuur iyo ree godeyba ree qorraxay qadiyad ogaden iyo ficilogaden ugana horeeyey ugana horeynaya adigookalana lamasheekeystaan dadkii tan iyo nuur cubudhiye dhagaxbuur kuudifaacijirey weeye maantana markaad xintankii kubadisey watas dhagaxbuur magaceeda baad leedahay bas ah HADAAD NUUR CABUDHIYOOW OGTAHAY CAAWA WAXA JOOGA CIIDAAD LASOOKICI LAHAYD CADHO DARAADEED waxa saa loodhahay waa dhagaxbuur darteed MIDA KALE FIIRI IBRAAHIN XAAD DABAQOODHIGA UGUWEYN DHULKA OGADENIA waxa beenta ah iyo dullinimadaas kamasuuroowdo ree qorraxay waa na nasab halkay wax uwadan unbay usoconayaan insha allah viva onlf
#9 | Xararo yarka qaranka on January 14 2013 08:57:46
War yada mahada lakenay in labo gobol ogadenia ah la isufaniyo ilahane ceboba e hadad qadiyad kufan tamaysan ogadenia wa hal wa ul iyodirken 9 gobol e ogadenia kan magaca onlf watow kaqad magaca hanagaga ciyarin onlf mataqano qabyalade
#10 | geedi on January 14 2013 09:17:03
agga agga war tani wa tii miyaa police ka uk ay qabteen 4 sano ka hor ee lugta loga xidhay qalabka xayawaanka lagu ogado halku joogo ruunti wa iydii kkkkkkkkkkkkk carab dheerShock
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.57 seconds 6,874,220 unique visits