May 23 2013 07:54:45
Users Online
· Guests Online: 35

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Maxaan u Dagaalamaynaa?
SomaliMaxaan u Dagaalamaynaa?

20 September 2012

Qormaddan waxaan Daabacnay Sannadkii 2010 Bishoo December, waxaan hadda oogu soo celinay Xiiso aan aaminsanahay akhristayaashanadda sharafta baddan inay qabaan.

Khamiis (Ogadentoday Press)- Tan iyo Markii uu dhacay Sannadkii 1884-1885 Shirkii Barliin ee Qaaradda Afrika lagu qaybsaday Ummada Soomalida Ogaadeeniya waxay hoos galeen Gumaysi Madow Iyo Mid Cad oo isku kaa shanayay Nidaam Diini ah, Dhaqaale Iyo Mid Dhulbakaarsi.

Bilowgii Qarnihii 19aad Markii Qaaradda Afrika ay u soo kaceen Dad Gobanimo Doon ah Ummada Soomaalidu waxay ahaayeen Dad Xoolo Dhaqato ah oo aan lahayn Fikir Siyaasaded oo midaysan, Qaar ayaa la safnaa Gumaysigii Ingiriiska, Talyaaniga Iyo Xabashida, Qaar kale way la dagaalamayeen.

Halgankii Qaaradda Afrika Taariikhda galay wuxuu ahaa Halgankii Darwiish ee uu Hogaaminayay Sayid Maxamed Abdulla Xassan, Sannadahii 1921 Halgankii Darwiish wuxuu noqday Mid soo afjarma, Waxaana Guud ahaan Qaaradda Afrika ka socday Neecowda Xoriyadda ama Qarranimadda.

Ingiriisku Markii uu Dagaalkii labaad ee Aduunku Dhamaaday Sannadkii 1945, Wuxuu Guud ahaan Baddalay Siyaasadiisii ku salaysnayd Gumaysiga Isagoo Xoogagii Ciidamadiisa ee Qaarada Afrika Joogay ku Daabulay Dalka Hindiya oo uu ku lahaa Xarunta Ciidamada Badda Iyo Dhulka ee oogu Wayn, Dalka Hindiya wuxuu ahaa Dalka Isku Xirayay Aasiyadda Iyo Afrikadda uu Ingiriisku Gumaysto waxaana Sidoo Kale laga waardiyaynayay Ganacsiga Ingriiska ee Dunnidda.

Sannadadaas Ingriisku wuxuu Qorsheeyay in Waddamada uu Gumaysanayay uu qaar Xoriyada siiyo, Meesha qaar kalana uu Waddamo kale ku daray, Wuxuu Kala qaybiyay Ummado walaalo ah, Wuxuu Kala qaybiyay Waddamo Jiray, Wuxuu Isku Daray Dad aan isku Dhaqan, Luuqad, Diin Iyo Siyaasad ahayn.

Ingiriisku waxaa uu Ogaadeeniya u dhiibay Itoobiya Isagoo Markaas la sheegay inay ku kaliftay Labba Arrimood.

1- Dalka Ingriiska oo Boqortooyaddii Xabashida Hishiis la galay Qarsoon oo Muddo soo Jirey.

2- Dalka Ingriiska oo Waddamadii Kale Ee Aduunka ay ku Diideen in Soomalida oo Dhan Hal Dowlad loo sameey.

Waxaa Xusid Muddan in In Ingiriisku la galalayay Hishiisyo Dadkii uu gumaysnayay, Waxaana Odoayasha Ummada Soomalida Ogaaeeniya la galen Ingiriiska Hishiis ah in Dhulka Iyo Dadka Ogaadeeniya Talladiisa aan loo Dhiibin Itoobiya, Balse Hishiiskaas Ingriisku wuu Buriyay

Haddaba Laga soo Bilaabo, Sannadkaas Iyo Qarnigii 19aad oo Dhan Ummada Soomalia Ogaadeeniya waxay ku Jireen Iska Caabin Gumaysi Diid, Xaqna waa u leeyihin Inay Diidaan.

Sababtoo ah Guud ahaan Ummada ama Shacab ogol In Dalkooda, Dadkooda Iyo Khayraadkooda Lagu Haysto Xoog ma Jirto, Waana Sababta oogu wayn ee ummada Soomalida Ogaadeeniya u Dagaalamayaan.

Dadka qaar Ayaa ku dooda Qoriga aan Dhigno si aan u helno Xoriyadda Balse Hadii la waydiiyo oo la Dhaho ma Haysaa Taariikh Sheegaysaa Dad Bilaa Qori Xoriyadda Helay umma Hayaan Jawaab, Rayiga waa wax la iswaydaarsan Karo laga doodi karo, Balse u baahan Marka Rayiga laga doodayo In si Dhab ah looga Hadlo Dhibka Jira lana Fahmo Ujeedadda laga hadlayo ama Laga Dagaalamayao.

Markii Boqorkii Xabashida ee Menelik Hishiis la saxiixday Talyaaniga Kaas oo ahaa In Itoobiya Talyaanigu Xukumo oo uu hoos Yimaado Boqortooyaddii Bariga Afrika ee Talyaanigu Doonayay, Waxaa Gadooday Guud ahaan Shacabka Itoobiya, Ciidamadda Menelikna way ka hor-yimaadeen in uu Hihiis Noocaas oo kale ah galo.

Midaas waxay kaliftay Inuu Dhaco Dagaalkii Adwa ee u Dhaxeeyay Boqortooyaddi Abasiiniya Iyo Talyaaniga, Waxaana lagu Jabiyay Sida Taariikhdu sheegti Ciidamadii Talyaaniga.

Haddaba waxay tahay Su,aasha Muddan in la iswaydiiyo, Shacabkii Xabashidu Waxay ka Dagaalameen in la Gumaysto? Ogaaeeniyana waxay ka Dagaalamaysaa In la Gumaysato Dalkooda Iyo Dadkooda. Waa kuma qofka In La Gumaysto Ogol Ee Ka mid ah Ummada Ogaaeeniya?

Jawaabta waxaan ooga Tagayaa Akhristayaasha.

Ogadentoday.
Comments
#1 | mohamedamin on September 20 2012 13:07:51
waxan dhihi laha maba jiraan ummad raali ka noqonaysa in la gumaysto oo xoriyadii ilahay siiyay laga qado, markaa waxa jira dad iska aragti gaaban wayna dhacda ummad kasta oo xoriyad u dagalanta inay jiran dad xaga gumaystaha la safta ,,kuwasna waxay ku danbeyan wax inta halganku socdo wax fahma iyo kuwo laga adkado oo gumaysta raaca,, ilahay waxan ka baryaya inuu xaqa na wafajiyo gaaladana duleeyo,,,
#2 | Rage on September 20 2012 13:48:32
Waxaa ogol in dadkoda iyo dalkoda lagumaysto jaajus iyo damiirlaawe
#3 | ogadenia on September 20 2012 14:04:11
Ma ogolin in nala gumaysto intii la igumaysan lahaa ha la igumaado
Xabashi waxay diiday ee ay liqi wayday ayaan anaguna ka dagaalamaynaaa
#4 | madale on September 20 2012 14:15:43
umad aan dagalamin ma heshi xoriyad ninka gumaysiga u adeegana waxuu ku danbeyaa inuu ka shaleeyo
#5 | AWAARE on September 20 2012 15:12:13
waxaan filayaa inuuna jirin qof raba in lagumaysto, intii la igumaysan lahaa ha la igumaado,waxaa la yidhi LIBAAX INAAN AQOONBAA LAX KA RIDA,
xabashi nin aan aqoonin ayaa moodaya kaartadan iyo siyaasadan, dhaqaalaha lagu bixinayo, ee dadka waxma garadka ah lacabsiinayo, ethiopian ayaad tihiin ee xabadka maanta intay garaan dhahaya ethiopian ayaan ahay, saw ma oga in isaga ethiopia ay u taqaano, SHIRDAM MACAWSLE, web ay ethiopianku leeyihiin oo la dhoho NAZRET.COM ayaan waxaan akhriyay qoraal ay somalida ogadenia iyo ONLF kaga hadlayaan waa dadka commentiga bixinayay in ka badan ilaa 10 ayaa waxay leeyihiin dadka ogadenia la leeyahay maxay ka garanayaan dawladnimo may xoolohooda iska dhaqdaan, macawslay xun ayay ahaayeen waligoode, ninkooda madaxda ahna sidaas ayaa maskaxda uga buuxda afka unbuuna kaa dhahayne,waxaan leeyahay rer ogadenia dhamaan waa inay midoobaan,
#6 | Daweye on September 20 2012 16:36:26
Asc,kolka hore waxaa iswaydiin mudan in la is waydiiyo umad aan dagaalamin hortta ma helaa aduunka wax xuquuq ah? mase dhacdaa umad aan wax dhaqdhaqaaq ah aan samaynin inlagu casuumo xuquuqdooda? kolka aniga waxay ila tahay dadku in ay bal wax akhristaan ama isku dayaan in ay dib u eegaan kacdoonadii aduunka soo maray inta badan waxay ku salaysnayeen dagaal,
#7 | Hydar Aliyare on September 21 2012 00:37:46
Asc dhaamantin waan idiinsalaamay salaan kadiib waxaay aniiga ilaatahay umaada reer ogaadeenya haalqof oo doonaaya guumayisi maajiro haadayi fuursad loosin laahana maarhore baay xoorniimo heeli lahaayen laakin dhiibaatada ugu ween aa maanta ogaden diibudhac kusaamayisay waa umaada somalia oo waliga aayina kularaabin waax xornimo ood kunaaloto laakin haada waxaad arkeeyisa umaadi reer ogaadeenya oo iswaayidiin haaya waar heedhaha yaa hooganka noohayay waagi hoore somalia unbaa saay doondo naagayeli jiirtay oo maarku qoof ogaden ah yiidhaahdo dhuulka ogaadeenya baan raabna inlaaxoreyo somalidu maarikiba waxaay ku jaawabi Somali oo dhaan baa iskaale waxaaba kasiidaran cadhaada heerkas gaadhay ee kadaaran waxa aad doonayiso in aad iska xooreyiso aa ah Ethiopia maarkan siiqododheer ufiiriyay waxaa isobaxaday gumaayisi maadaxa kaaga taagan iyo caadow miinjaha kuhaayo on maarna kularaabin xorinmo in aad gaadho daadka saa udhaqmi haayana waa somli ee ogadenow daadunka meelkasta ood joogtan waxaad ogaatan haadayi Ethiopia dhuul inaaga haayisato caadawaga ku kalmeeyey in aay Ethiopia muudo Dheer in ogaadeenya laadhibo oo xoolohoda qofwaalbo oo somaali ah uu daamaciyo umaadi Somalia oo Dhaan waxaayi iskuraacaday in Ogaden laabobo waxaas odhaan waxaa maasuliyadeeda dusha oga tuurayina raagi hoore ee maadaxda uu aha shaacabka reer ogaadeenya oo aan laahanjirin haadaf siiyaasadeed oo uu daadkisa fahaansiya in waadanka laayiraahado ogaadeenya ee Somali aayinaan shuuqul kulahaayin laakin taas baadelkeedi waxaay doorbideen in aay somali uu dhiibaan qaadiyadi reer ogaadeenya maarkas maxaadhacay waxaa dhaacayi reer ogaadeenya in laabaday in laadhaho caanoboodo qaaxooti iyo wiixilamid ah haada waxaan raaba in aan waax yaar usheego umaada reer ogaadeenya maanta waxaad haayisataan hoogan fiican oo laagu hiirankaro waadada aay inatuusen qoofwalabo oo caadaw ku aha ayaa maanta kaahayibaayis haaya maantay xoornimo inoogu dhaawdahay ebiid intii aan aqliiyaystay inshaala xornomo dagdag
#8 | Hydar Aliyare on September 21 2012 01:31:08
Asc dhaamantin waan idiinsalaamay salaan kadiib waxaay aniiga ilaatahay umaada reer ogaadeenya haalqof oo doonaaya guumayisi maajiro haadayi fuursad loosin laahana maarhore baay xoorniimo heeli lahaayen laakin dhiibaatada ugu ween aa maanta ogaden diibudhac kusaamayisay waa somalia oo waliga aayina kularaabin waax xornimo ood kunaaloto laakin haada waxaad arkeeyisa umaadi reer ogaadeenya oo iswaayidiin haaya waar heedhaha yaa hooganka noohayay waagi hoore somalia unbaa saay doondo naagayeli jiirtay oo maarku qoof ogaden ah yiidhaahdo dhuulka ogaadeenya baan raabna inlaaxoreyo somalidu maarikiba waxaay ku jaawabi Somali oo dhaan baa iskaale waxaaba kasiidaran cadawo niimada heerkas gaadhay ee kadaaran miida aad doonayiso in aad iska xooreyiso oo ah Ethiopia maarkan siiqododheer ufiiriyay waxaa isobaxaday gumaaysiga maadaxa kaaga taagan iyo caadow miinjaha kuhaayo on maarna kularaabin xorinmo in aad gaadho waa daadka somalida aha ee umaada reer ogaadeenya ee meelkasta ood joogtan waxaad ogaatan haadayi Ethiopia dhuulinaaga haayisato caadawaga ku kalmeeyey in aay Ethiopia muudo Dheer in ogaadeenya laadhibo oo xoolohoda laabobo oo qoofwalbo uu daamaciyo umaadi ogaadeenya oo Dhaan waxaayi iskuraacaday in somlia ayitaahay waxa dhiibaatada ugu baadan gaadhsiisay shacabka reer ogaadeenya oo aan laahanjirin haadaf siiyaasadeed oo uu daadkisa fahaansiya in waadanka laayiraahado ogaadeenya ee Somali aayinaan shuuqul kulahaayin laakin taas baadelkeedi waxaay doorbideen in aay somali uu dhiibaan qaadiyadi reer ogaadeenya maarkas maxaadhacay waxaa dhaacayi reer ogaadeenya in labaday in laadhaho caanoboodo qaaxooti iyo wiixilamid ah haada waxaan raaba in aan waax yaar usheego umaada reer ogaadeenya maanta waxaad haayisataan hoogan fiican oo laagu hiirankaro wadada aay inatuseen qoofwalabo oo caadaw ku aha ayaa maanta kacabsan haaya maantay xoornimo inoogu dhaawdahay ebiid intii aan aqliiyaystay inshaala xornomo dagdag
#9 | xaliye on September 21 2012 03:47:57
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada somalida ogadenia gar ahaan inta xoriyadajecel markalana waxaan salaamayaa bahda ogaden today salaankadib waxaan umalaynayaa inay jawaabtu iska cadahay balse waxaan anigu islee ahy dad waxaa jira aan fahan sanayn xoriyadu waxa aytahy hada kahorbaa waxaa layidhi nin abwaana ayaa waxa uu yidhi jwxo waydadalaysa dabaqodhiguna wuudadalayaa midkastana waxuu isleyayay ayuu yidhi dhankaaga ayay xor nimadu kadhawdahy hadaba anigu waxaan dhihilahaa war waxaaan qori lagu helin qalin lagumahelo qoriguwaxuu hormuud uyahhy xoriyada qorigahalaqaato ooxornimada haloodagaalamo guuul iyo gobanimo ayaan inii dhaafay bahda ogaden todayna waxaan lee ahy dadaalkina halkaas kasiiwada wsc wr wb
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.78 seconds 6,881,182 unique visits