May 24 2013 05:23:46
Users Online
· Guests Online: 34

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

War-Deg Deg ah: Maxamed Maxamud Xasan.
SomaliGeeri Naxdin leh : Maxamed Maxamud Xuseen oo Jeel Ogaden ku Dhintay.

July 6 2012.

Jimce (Ogadentoday Press)- Wararka aan ka helayno eheladda Marxuumka Iyo Maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegaya In Maxamed Maxamud Xasan oo ka mid ahaa Muwaadiniinta Soomaalidda Ogaadeeniya ee Maamulka Puntland ee Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya u gacan galiya Itoobiya u dhiibeen Xukumadda Itoobiya uu ku geeriyooday Jeelka.

Maxamed Maxamud Xasan ayaa sannad kahor laga soo dhiibay Puntland, wuxuuna Xalay ku Geeriyooday Jeel Ogaden oo ku Yaalla Magaaladda Jigjiga.

Waa Shaqsigii 49 ee Maamulka Puntland uu Itoobiya u dhiibo ee ama la Dilo, la waayo ama Jeel Ku Dhinta waxaana Dhamaan eedaymahaas qaadi Doona Faroole Iyo Inta la Fikirka ah.

Allah u naxariisto Maxamed Marxuumka waxaana Illaahay ooga baryaynaa Janaddii Fardowsa Samir Iyo Imaan Ilaahay inuu ka siiyo Dhamaan Shacabka Soomaalidda Ogaadeeniya gaar ahaan ehelladda Marxuumka.

Ogadentoday Press.

Comments
#1 | cawke on July 06 2012 07:04:23
Inaa lillaahi wa inaa illayhi raajicuuun Qooyska iyo ehelada iyo asxaabta iyo umada reer ogadenia illaahay samir iyo iimaan hakasiiyo Tani waa wadada dhibka badan ee loomaro gobanimada waana dhibaatada gumaysiga wax yaabaha ugu yaryar dhab ahaantii shacabka somalida ogadenia illaahay dhibaatadan ha ka saari kuwa balan kuqaaday inay dhibaatadaa kasaaraana illaahay malaa ig haku gar gaaro garabkooda shacaka reer oggadenia eee ayagu kabad baaday dhibaatadan ee ehelka u aha kuwan la xasuuqayo iyo la isu dhiidhibayana fadhiga ha ka kacaan
#2 | Isbadal dagdag ah on July 06 2012 08:10:36
Waxaa lajoogaa xiligii aanu isbadal dag dag ah aanu bilaabilahayn cadowgeenu Ma aha Ethiopia wa somali ogaada baldaya iidoorka kugadan haya baldaya majeerteenka kadaran baldaya raxanwaynta kuusoo fafakanhaysa xabadeenu waligeed somali kumadhicin waa in heshiislalagalaa Ethiopia iyo Kenya warkeena waa in aynu cadaynaa war lug markayqaadaan somalidu labalugoodqaada hadiikale xoriyad iskadhaafe meelkasta waxaadku noqonhaysaan dameer Bakhtiyay
#3 | Farxan maxamed on July 06 2012 08:13:02
Inaa lilaahi wainaa ilayhi rajicun ilahay samir iyo iiman hainagasiyo dhamanten wuinagawada baxaye midakale ogow godobi wa wiish mana ilobidono dhibka ay majerten,iidor ,cise iyo dhaman inta nagadata hada
#4 | dhulkaygoow on July 06 2012 08:21:48
Waad.mahadsan tihiin,ogadentoday.oo ah webka ugu customka badan,thanks for your serving,pple of ogadenia,mida kale,xoriyada marka la raadinayo,waxaa ka horeeya,halaag iyo holac la siimaro bahasha si dhib yar laguma helo ,taariikhda dib u fiiri,south africa maxaa ka dhacay south sudan,eretria and evry where else,waynu ognahay ayaan umalayn inteena badan,laakiin waxaa wax laga xumaado,ah in Nin aad somali isla tihiin oo walaalnimo,kuu sheeganaya laguu soo adeegsado,hadaba arrintaa maxaan ku joojin karraa ama ku yarayn karraa,bal caqliga rogroga oo maxaa idinla quman.
#5 | gumaysiga maxaynu isu nahay on July 06 2012 08:58:42
Naftiihure gadoodoo galka seefta kalabaxay oo gaydhadaaneey,guud ahaan dhulkaygiyoo gayigaanu leenahay gaal ugama tagayee,gabdhihii ladilay guurtidii lajaray,soo goconayaanee,igargaar alloow,oo garab isii maruun aan gam ee,inta kale buuxi...........'........
#6 | axmedfaalan mahamuud on July 06 2012 09:28:11
waaad salaantahiin114 quraanka .intaa kadib dadkeenu wuu hurdaayee hurdada hakatooso. waxaadna mooda in uu inagu soobaxayo gabeygii cali dhuux. een ahaa haween iyo ogadenba waa hooska gallabeedee. itaa waa iga guubaabo iyo cadho.ceey hamoodin.

maxaa loowaayey iil cadhooda? maxaa dhulka absame shirko kadhigey?
3.maxaa loowaayey shirkado absame oo adhiga dhoofsada iidoor boobayo iyo majeerteen.?maxaa loogaga cadhoonwaayeey dadkeena bari laguboobayo laguna xidh xidhayo? maxaa garissa iyo kismaanyo shirka kdhigey? qaniinyo qaniinyaa kaarujisee maxaa majeerteenka qul qulaya garissa iyo afmadoow loo xidh xidhilayahey.?

waxaan kawar qabnaa in faroolle uu yimid jigjiga doonayana in uu adhiga dhoofsado carafadan soosocota maxaa laga yeeli?
#7 | danood on July 06 2012 09:32:05
Inalilahi wana ilayhi rajucun walalayal umada rer ogadeniya dhamanten samir iyo iman ale haynagasiyo dhaman shuhadadi kugeriyotay halganka aynu kulajiro galada iyo cawan keda anigu waxan qaba inan gacmaha isqabsano halgankana an xojino wayo manta hadan dib unoqono waynu khasarnay wayo mantan ugu dhawnahay xoriyadena waxana lobahan yahay inan mar walba o dhibato inatabato inan halganka kor uqadno gumaysigu wuxuraba inan kajedsano oynu kujedsano somalida amaba inaga gudahena aynu iskujedsano nin walba o ina dhibateyay waynu laxisabtami lakin wagorma xisabtanku wamarkan xorowno halasamro Walalayal dhamanten aynu samiro insha alah way dhawdahay xurnimadenu
#8 | gaal'eri gumaysi diid on July 06 2012 10:36:34
innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun ilaahay umadda reer ogaadenya iyo ehelada qaraabada iyo qoyska uu kabaxay marxuunka waxaan uga baryayaa inuu samir iyo iimaan kasiiyo jannadii fardawsana kawaraabiyo midda kale umadda reer ogaadenya waxaan leeyahay ummad yahay haddii aydaan tashan waa laguu talin
#9 | Qabdiid on July 06 2012 11:43:16
inaa lilaah lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
#10 | Damane on July 06 2012 12:37:49
ILLAHAY HA U NAXARISTO MARXUNKAS KADILAYNA KA UKENAY UMBA KADAR WANA XAQIIQ INAY majerten BADAN UDHAMANAYAN.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.49 seconds 6,892,998 unique visits