May 18 2013 12:21:34
Users Online
· Guests Online: 50

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Xaabsade oo Raaskanbooni Iyo Azania ku Tilmaamay Kooxo Falaago ah oo Kenya Iyo Itoobiya waddaan.
SomaliXaabsade oo Raaskanbooni Iyo Azania ku Tilmaamay Kooxo Falaago ah oo Kenya Iyo Itoobiya waddaan.

July 5 2012.

(Ogadentoday Press)- Dadka Gobaladda Jubooyinka ayaa la yaaban Kullan Lagu qabtay Magaaladda Muqdisho oo uu ka danbeeyay Maxamed Ibraahin Xaabsade oo ah Xildhibabaan ka soo Jeeda Gobalka Bay Iyo Bakool .

Kullankan ayaa lagu eedeyay Itoobiya Iyo Kenya isla markaasna sheegtay Inay Kooxo Falaago ah ku soo Daad guraynayaan Soomaaliya isagoo Carabka ku Dhuftay Maamulka Azania Iyo Raaskanbooni.

Xaabsadde Iyo C/waaxid Ibraahim Liiq liiqato ayaa Aflagaadeeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Kenya Faarax Macalin Iyo Madaxwaynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamud Cumar.

Isagoo sheegay in si aan sharci ahayn inuu ku Yimid Faarax Macalin Gobalka Jubbada Hoose.

Hogaamiyaashan oo aan la garanaynin wax ka galay Gobaladda Jubooyinka ayaa Dowladda Soomaaliya Iyo Beelaha Degga Koonfur oogu baaqay in lala Dagaalamo Kooxda Raskanbooni Iyo Azania.

Dadka Gobaladda Jubooyinka Degga ayaa ku tilmaamay Haddalkan ka soo yeeray Xaabsame mid la mid ah damac kaga Jira Gobalka Jubbada Hoose isla markaasna tallaabo ka qaadi dooni cid alla cidii isku dayda in ay khal khal galiso arrimaha Gobalka Jubooyinka.

Ma Jiraan wali wax siyaasiyiin ah ah oo Gobalka Jubooyinka ah oo ka hadlay arrimahan.

Ogadentoday Press
Muqdisho.

Comments
#1 | amina on July 05 2012 09:08:50
maxaa loogu jawaabi waayey eeleygan dawarsiga kusoo korey ee aflagaadada iyo xaqiraada wada
#2 | Magan alla----Allaha sahlo on July 05 2012 09:35:27
Anigu eelaay dawarsada oo bah dilan ubaan arki jiraye, eelaay siyaasa ka hadlayana waa war cusub.
#3 | qaloonbi on July 05 2012 11:29:34
Waryaa magan Abwaan singub,wuxuu yidhi caynkiibaa kor laga qalay,hadaad arki jirtay dee maanta kuwii sidaas ahaa ayaa waanu talinaynaa leh,oo siyaasadii somaliyana farsha kula jira mana aha somalia oo kaliya waa aduunkoo dhan,haba u darraato somaliduye
#4 | bashiir goojjaa dhacdiida on July 05 2012 12:26:46
WAXAAN MAQLIJRAY HADAL UU SAYID MAXAMAED C/DULLE XASAN UU YIDHI WAAGII AY DARAAWIISHI DARMEEDKU KU DHACAY KALMADAAS OO RUNTII TAARIIKHDA GASHAY WUXUU YIDHI IN AY ADUUNYO GADOONTAHAY WAXAAN KU GARAN(YAM-YAM IYO QADAAD WAYN AYAANTA ANIGA ISOOMAAGTAY)

MARKA WAXAAN KAWADAA XAABSADE OO RAXAN WAYNA IYO INA LIIQLIIQATO OO SHEEKHAALA OO MAANTA DOONAHAYA IN AY OGAADEEN U CIMREEYAAN WAXAAN ANIGUNA ODHAN LAHAA WAABA ADUUNYO GADOON!!!
#5 | danood on July 05 2012 13:54:29
Waxan layabanahay xabsade iyo dayus dayus dhalay odhan waxa kagalay juboyinka waxan umalaynaya inay tahay malinti umada absame ay helen nabsibaxa wayo wayadihore waxaynu kujednay ethopia somaliduna inagay inagu dawarsanjiren lakin manta waxan oganay inan iskacelin karo gal iyo dayusba ogadeniyana way xorobi somali iyo ay aydhalay odhana inaga hostena iman sacu wamalinteni rer ogadeniya
#6 | fiiq on July 05 2012 15:30:07
xaabde wuxuu u shaqeeyaa shariif sakiin iyo dowlada itoobiya waa naqaanaa xaabsade waa worlod ma ah in uu kahadalo arimaha jubooyinka iyo gedo hadii uu afkiisa qabsanwaayo waxaan ka adnjineynaa cabdi ilay ayaa soo xirayo.
#7 | Ali on July 05 2012 22:09:16
Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa..
#8 | Absame kuumade on July 05 2012 23:41:57
Aduunyo dhilawalba isheedaaloogutagaa inmaanta raxanwayn afkakusootaagaan madaxda absame iyo danahadooblay isheeda ayaynu yeelanay somali waxaa ooguliidata raxanwayn waxaakasiiliita absame alaa idiliye amxaarada somalidaa iigasiidarane waa in aynumidoownaa ragnacashir ufhignaa inagoo ah Kenyan iyo Ethiopian
#9 | lili on July 06 2012 01:18:25
The fashion scene hollister uk clothing fashion scene on changing and hollister clothes uk on changing and has been hollister uk online important role an important role in hollister online uk in the lives of people fashion, in the lives of people. You will see cheap hollister uk trends keep trends keep on changing, but jackets, hollister uk website but jackets and hoodies have hollister uk site fashion and the been in fashion and hollister hoodies uk these garments of these garments, have hollister clearance uk look highly been faded. One can look buy hollister uk tylish and sophisticate stylish and hollister uk clearance There are lots and in coats and jackets. There are cheap hollister clothes uk lots of brands and lots of brands, which are hollister uk online shop designs and varieties designs and varieties of hollister uk store locator among those brands and coats, but among hollisters uk most popular brands, hollister outlet online uk famous brand is the most popular and hollister t shirts uk selling highly brand of America, which has been hollister jeans uk sophisticated and highly sophisticated and decent hollister polo shirts uk jackets and coats of jackets and coats.
#10 | Waamo on July 06 2012 02:08:22
Baroortu orgiga kaweyn, sheekada iyo erayadu maaha wax ku eg Raxanweyn iyo liiqliiqato. Waxaa arintan aad iyo aad uga xun dad badan oo qabaa ilo waaweyn ku jiraan. Dabcan qaarba sabab ayey u diidan yihiin. waxaa kamida qabiilka Hawiye oo si siyaasadeysan oo daarood ahaan uu uu meesha ka urinayo udiidan. iyagoo mabdaiyan iska neceb inay arkaan reer ku abtirsada halkaas oo wax u kordhaan, waana wax lafahmi karo. Laakiin qabiilada sida Raxanweyn iyo waxyaabahan kalee yaryaree sida liiqliiqato oo kale iyo waxa lamidka ah waa dad wareersan oo hadalkoodu aanu macno badan sameyneyn. Marka yaan aad leysugu sii wareerin. waa dad ku cusub saaxada siyaasada. Waxaysanse Soomaalidu laba socon in siyaasadii soomaalidu 360% is wareejisay.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.50 seconds 6,810,751 unique visits