May 24 2013 07:09:32
Users Online
· Guests Online: 32

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Maraykanka oo ka hadlay Xukunka Maxkamadda Itoobiya.
SomaliMaraykanka oo ka hadlay Xukunka Maxkamadda Itoobiya.

June 28 2012.

Khamiis ( Ogadentoday Press)- Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay Xukunka ka dhacay Magaaladda Addiis Ababa maalinimadii shalay.

Dowladda Itoobiya ayaa 24 qof oo iskugu Jira Siyaasiyiin iyo Suxufuyiin xukuntay Maalinimadii shalay.
Hay,addaha u dooda Xuquuqda ayaa ku eedeyay Xukumadda Itoobiya inay 150 qof oo taageerayaal Urur, Siyaasiyiin, Iyo Suxufiyiin ah loo adeegsanayo Xukunka ka dhanba ka ah Xuquuqda Aadamaha isla markaasna Itoobiya Sharci Argagaxisnimo u adeegsatay..

24 ka mid ah Dadkan ayaa shalay la xukumay.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa eedeyn u jeediyay Itoobiya,

“ Maraykanku waxay walaac xoogan ka qabaan sharcigan Iyo Dadkan la xukumay, Itoobiya waxay u adeegsatay Sharcigan inay Mucaaradka kula dagaalanto, Muwaadiniinta ah” ayay Tiri Victoria Nuland oo u hadashay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka.


Ogadentoday Press.

Comments
#1 | sheeko cusub on June 28 2012 13:18:26
dadka u dhashay qabiilka ogadenka oo lagu bilaabay in guryaha iyo hudheelada ay ka dhisteen magaalada jigjiga lagala wareegay iyadoo inna ilay xukunkaa ku dhawaaqay, hadana diba u soo safrinayo kaalaya maagasha dhulkiinii.
#2 | sheeko cusub on June 28 2012 13:23:18
[[b]b]dadka u dhashay qabiilka ogadenka oo lagu bilaabay in guryaha iyo hudheelada ay ka dhisteen magaalada jigjiga lagala wareego iyadoo inna ilay xukunkaa ku dhawaaqay, hadana dibada u soo safrinayo si uu yidhaahdo kaalaya maalgashada dhulkiinii.
#3 | fiiq on June 28 2012 18:37:47
haku soo biraan ONLF dhulkooda lam taabanayo waa laga xoreynayaa tuugada waayaahanaha iyo kuwa u shaqeeyo shacabka xoolahoodana waa la badbaadinyaa.
#4 | Badqal on June 28 2012 22:53:47
Shekow halagalawarego halganka aykubirayan hantidodana iyaga iskaleh hadhaw
#5 | game on June 28 2012 22:54:31
But just making your story shorter is not the buy cheap diablo 3 goldanswer. It's the start. It starts with cutting out those huge blocks of unnecessary information. But beyond just cutting, it's about changing the diablo 3 gold cheapwords you use. It's about finding a creative way to say something in one sentence, using words that another writer/teller wouldn't use. This is where diablo 3 buy goldwe fall into the area of "it's not how many words you use, but what words you choose."
#6 | K.Awaare on June 29 2012 01:37:55
Ina Ilay(xaar ka buux) ayaan halkan mahad balaadhan iyo bogaadinba u gudbinayaa.Sababtuna waxay tahay;Cadaadiska,dilka,boobka iyo dhaca, Kufsiga hablaha iyo falal kaloo badan oo uu tolkiis ku hayo Doofaarku, waxaas oo dhan waxay shidaal u yihiin halganka xaqa ah ee ay ONLFtu kula jirto Dirxiyada wayanaha iyo ilma xaaraan ina Ilay iyo wax ma garatada uu horboodayo.GUUSHA IYO GACANTA SARE WAXA ISKA LEH AAKHIRO IYO ADUUNBA XAQ U DIRIRKA:BAROORTA IYO JABKANA WAXAY kU DAMBAYN NINKII KIBIR IS BIDA EE IS YIDHAA AWOOD WAX KU MUQUUNI:
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.76 seconds 6,893,898 unique visits