May 25 2013 18:03:19
Users Online
· Guests Online: 24

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Uganda oo laga Xusay OYSU.
SomaliUganda oo laga Xusay OYSU.

Uganda oo markii ugu horaysay laga xusay Sanadguurada labaad ee ururka OYSU.

June 28 2012

Khamiis (Ogadentoday Press)- Waxaa laga xusay caasimada Uganda ee Kampala sanadguuradii 2nd ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya oo loo soo gaabiy0 OYSU.

Kulankan oo ay soo diyaariyeen maamulka faraca OYSU Uganda ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka jaaliyada Ogadeeniya ee Uganda, ururada dhaliyanyada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankan Uganda iyo xubno ardayda jaamacadaha matalayay, mas’uul ka socday faraca OYSU Kenya mudane halgame Deeq Cali iyo marti sharaf badan oo shirka lagu casuumay.

Shirkan ayaa sidii caadada ahayd lagu furay wacdi diini ah oo uu soo jeediyay Halgame Sh. Bashir oo kamid ah mas’uuliyiinta Ururka OYSU Uganda, kadib waxaa lagudagalay ajandihii shirka waxaana halkaas khudbado dhaadheer ka jeediyayay Xoghayaha faraca OYSU Uganda Najma Yusuf iyo Hoganka abaabulka iyo arimaha bulshada OYSU Uganda Abdi Tarabi waxay sifiican uga hadleen sababihii loo aasay ururka OYSU waxyaabihii uqabsoomay mudadii labada sano ahayd ee ururka jiray waxaa kale oo mas’uuliyiintu ka hadleen waxqabadkii faraca OYSU Uganda iyo waxyaabaha hada horyaala.

Waxaa kale isna shirka ka hadlay halgame Shafi Adamwaris oo ku halyalay magaca jaaliyada Ogaadeeniya ee Uganda isagoo halkaas kasoo jeediyay khudbad guubaabo iyo talooyin isugu jirta isagoo ku dheeraaday midnimada iyo in aan laga shaqaysiino xooga iyo aqoonta dhaliyarada loona isticmaalo sida sax ah waxaa kale oo ka warbixiyay xaalada guud ee halganka.

Waxaa ugu dambayntii lagu soodhaweeyay Halgame Deeq Cali oo shirka marti u ahaa kana socday faraca OYSU Kenya isagoo halkaas kasoo jeediyay warbixin guud iyo mid gaar ahaaneed OYSU Kenya.

Shirkan oo ay ka hadleen mas’uuliyiin badan ayaa ku soo gabagaboobay jawi wanaagsan iyadoo lagu balamay waxqab iyo wadashayn.

Indhoriyo
Kampala
Uganda
Ogadentoday Press

Comments
#1 | Coach Factory Outlet Online on August 14 2012 00:41:36
As Mr. RomneyCoach Factory Outlet Online campaigned through Florida on Monday, Democrats greeted him with a barrage of assaults, including a Web advertisement featuring worried elderly voters in this Coach Factory Outletbattleground state. The campaign took on a more heated air as President Obama suggested in Iowa that the Republican ticket would “end Medicare as Coach Factory Outlet Onlinewe know it,” a warning echoed in North Carolina by Vice President Joseph R. Biden Jr. Assailing proposed changes to the retiree health plan is a Coach Factory Outlettime-tested line of attack, nowhere more so than here in Florida, where voters 65 and older made up 22 percent of the electorate in the 2008 presidentialCoach Factory Outlet election. Polls show that a majority of elderly voters nationally oppose changes in Medicare or Social Security, which Mr. Ryan in the past has also proposedGucci Belts On Sale altering. The implications extend beyond Florida. Elderly voters are significant forces in Iowa, New Hampshire, Ohio, and Virginia and Pennsylvania, all statesHermes Belts that could help determine the outcome of the election. Aides to Mr. Obama said they would focus on older voters in those states by spotlighting Mr. Ryan’s proposal, Louis Vuitton Beltsbroadly endorsed by Mr. Romney, to make Medicare a choice between private insurance and traditional coverage in the belief that more competition would driveCoach Outlet down costs and improve care. Democrats say the plan, under which retirees would get a set amount of money from the government each year to purchase insurance coverage,Coach Outlet would lead to higher costs and lower quality care for many retirees. And in Des Moines, on his first solo outing as a member of the ticket,Coach Factory Store Mr. Ryan was heckled on the issue as he tried to speak at the Iowa State Fair, an indication of the intensity of the battle ahead for him. Still, Mr. Gaylord Coach Factory Outletsaid: “It’s a legitimate argument if it’s an argument that goes unanswered. But you go on the offensive on it — the truth is, it’s not going to affect any current seniors — and get that into every discussion about health care you have.”
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.72 seconds 6,918,934 unique visits