May 18 2013 17:37:12
Users Online
· Guests Online: 29

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Kacdoonkii Tunis ka soo bilaabmay oo Albaabka Itoobiya sii Maraya.
SomaliKacdoonkii Tunis ka soo bilaabmay oo Albaabka Itoobiya sii Maraya.

Hoos ka Daawo Muuqaal ka hadlaya Zenawi?

Xasuusnow; Sawirkan waa Muslimiinta ku nool Addis Ababa oo Salaad Tukanayay Sannadkii 2011, Ciida Salaatul Al Fitr. (The Eid-Al Fitr celebration in Addis Ababa, 2011 (Photo: Awramba Times) Hadii Addis uu ka Bilaalmo Mudaahaaraad Sidan kalle u ekaan doonaa Muuqaalka Dadku).

June 27 2012.

Talaado ( Ogadentoday Press)- Barnaamijka Qormadda Maanta waxaan ku soo qaadanayna Kacdoonka Dalalka Carabta ka dhacay ( Arab Spring) sababihii keenay, Iyo Meesha uu sii Marayo oo ah Albabaabka Itoobiya.

Kacdoonka Carabta ayaa sabab u ahaa Shucuubta Dalalka Carabta oo ay Cadaadis Xoogan kaga yimid Maamuladii Dalalkaas ka talinayay, Muddo Baddan oo Maamuladaas Jireen, Xukunka oo Koox ama Dad gooni ah gacanta u galay, Nolosho oo adkaatay, Cadaalad Daridii oo sii badatay, Dulmigii oo batay, waxaa ka dhashay Kacdoonka Carabta oo Xukunka lagaga tuuray Madaxwaynayaal Baddan, qaar ku dhinteen, qaar ku qaxeen, qaarna Xabis ku Jiraan.

Hadda Marxaladii noocaas ahayd ayaa Albaabka Addis Ababa maraysa, Guuxa Shacabka ayaa Baddan, Nolosha ayaa sii adkaatay, Xukunka ayaa dheeraaday, Nacaybkii ayaa batay.

Talliska Addis Ababa ee uu Hogaaminayo Xisbiga EPRDF waa ogyahay dhamaan waxan oo dhan, Ishuuna ku hayaa.

Tunis-

Wadamadda Carabta Tunis ayaa Mudaaharaaday, wuxuu ka kacay Mudaaharaadkaasi hal shaqsi oo dab is qabadsiiyay kuna dhintay, waxay dhashay in Xukunkii Tunis is baddalo, Madaxwayna Dalka Cararo, 30 sanno Dalka Dad mamnuuc ka ahaa ayaa soo laabtay oo la midoobay Caruurtoodii iyo ehelkood.

Masar.

Dalka Masar ayaa ku xigay Waxaa muddo sannad Iyo Bar ah masar noqotay Madaxwayna la,aan Madaxwaynihii Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Dalka 30 sanno Xukumayay ayaa laga tuurey Xukunka Kadib Markii Malaayiin Shacabka Masar ah fariisteen Fagaraaha Taxriir “ Tahriir Square”

Mubaarak Xabis ayuu galay, waxaana lagu xukumay, Cimrigaa ku furey, waa 84 Jir, waxaana Dalka Maanta Madaxwayne ka ah, Ninkii uu isagu Xabiska Galiyay Sannadkii 2006, haddana markii Kacdoonka bilaabmay Masar ayaa Maxamed Mursi oo hadda Noqday Madaxwayne xabis la geeyay balse diiday inuu Xabiska ka soo baxo illaa Maxkmadu cadayso sababta lagu xiray, Maxkamadii noocas ahayd ayaa Inuu Madaxwayne yahay Ku Dhawaaqday oo uu Doorshada ku guulaystay.

Libya.

Qadaafi oo isku Tilmaamay Boqorkii Boqoradda Afrika, ahaana Ninkii keenay Midnimadda Afrika, ayaa ku tilmaamay inuu Shacabkiisu yihiin cayayaan, Markii ay mudaaharaadayeen. Wuxuu ku danbeeyay qabriga, Kadib Markii la dilay oo Ciidamada NATO duqeeyeen baabuur uu saarna, Qadafi nolol ayaa lagu qabtay balse waxaa la rumaysan yahay inay dileen Mucaaradka Libya, Qadafi kaligii ma dhiman, waxaa lala dilay laba wiil uu dhalay, oo midba mar la dilay, meesha mid kale la hayo oo Maxkamad ku socoto, Qadafi wuxuu ahaa Ninka oogu Xukun Dheer, 1969 ayuu Xukunka qabsaday, waxaana la dilay 2011.


Yemen.

Cali Cabdalla Saalix oo Dalkaas muddo soo hayay ayaa isna lagu dhaawacay Xukunka, isla markaasna lagu soo daweeyay Dalka Sucuudiga ugu danbayn waa ka tagay Xukunka wuxuu Noqday Qaxooti isagoo dadkiisa ka cabsi qaba.

Syriya.

Bishaar Al-Asad oo Aabihii ka dhaxlay Xilka ayaa illaa iyo hadda dagaal ku jira waxayse u muuqataa inuu mari doono wadaadii ay mareen saaxiibadiisa Carbeeed.

Dalalka Sucuudiga, iyo Bahrain, ayaa iyaga laga cabsi qabaa inuu is baddalo ku yimaadaan.

Sudan.

Dalka Sudan ayaa waxaa ka bilaabmay Mudaahardyo iyagoo Maanta Dowladda Sudan wacad ku martay inay la dagaalami wixii Mudaaharada meesha Mucaaradka Iyo Ururka Ardada Sudan ku baaqeen Mudaaharad la mid ah kii Masar ka dhacay oo kaga soo Horjeedaan Madaxwayna Al-bashiir iyo Xukunka Dhaqaalaha.

Itoobiya

Zenawi oo qabsaday Xukunka 1991, ayaa isna Cabsi haysaa, Mudaaharadka Sudan ayaa Albaabka Addis Ababa mari doono sababtoo ah Sudan waxay Xuduud la wadaagta Itoobiya, , Labadda Dal ayaa isku xiran dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaan, labada shacab ayaa isku goosha.

Shacabka Itoobiya ayaa maalin walba sii kululanaya isla markaasna haddalada oogu baddan yihin ma waxaan ka Xunahay, “Gibzi” Masar. Hada waxaa Jira Dhaq-Dhaqaaqyo wayn ka socda Magaalooyinka Caasimadda ku dhow dhow, Shacabka Muslimiinta ayaa Mudaaharaadyo wada. Kuwa Siyaasadda ayaa sugayaa Fursad Balaaran kuna Jira Abaabul Xoogaan, Ardada Jaamacadaha ayaa iyaga Muujinaya Kacdoono.

Itoobiya ayaa Dhamaan Internet ku haysa Isha.

Foosha Addiss Ababa waa mid wakhti walba la filan karro.



Ogadentoday Press.

Comments
#1 | Gumaysi diid on June 28 2012 05:26:42
Xukunka kaligii taliye Zanawi waa inuu tagaa sida ugu dhakhsaha badan, enough is enough halku dhigii kacdoonka carabta ayaanu anaguna ku dhawaaqaynaa, bring him to justice
#2 | Gumaysi diid on June 28 2012 06:28:42
We have right to live in free life as an other nations do,we were born free and we have to live in freedom, no longer colonize to our people, freedom freedom freedon,
#3 | game on June 28 2012 22:49:57
But just making your story shorter is not the buy cheap diablo 3 goldanswer. It's the start. It starts with cutting out those huge blocks of unnecessary information. But beyond just cutting, it's about changing the diablo 3 gold cheapwords you use. It's about finding a creative way to say something in one sentence, using words that another writer/teller wouldn't use. This is where diablo 3 buy goldwe fall into the area of "it's not how many words you use, but what words you choose."
#4 | Jansonlv on August 05 2012 22:47:22
Louis Vuitton is a world famous company that constantly innovates, but the clients remains the same: well-heeled and upper class. That's the reason why the real Louis Vuitton handbag the common woman dreams of simply is out of the reach of many. That also makes possessing a Louis Vuitton replica handbag a more realistic choice for those who always want to own a small portion of this brand.
#5 | Top on August 05 2012 22:49:08
Where could you find Louis Vuitton replica handbags? Actually there are a lot of places to find if you really know where to look. It is no doubt that Greenspun is a place that offers a wide options of Louis Vuitton replica handbags. Besides Greenspun, the Basic Replica is definitely another great place for Louis Vuitton replica handbags. Moreover, Basic Replica produces their innovated counterparts with special quality assurance.
#6 | vogue on August 22 2012 01:29:33
#7 | north face coats on October 25 2012 23:40:01
He and Bill Bennett of the Sahara Hotel provided the financing for and were the best north face coats & good reviews original owners of the speedway, before selling the $200-million plus facility to NASCAR track magnate O.
#8 | moncler jackets on November 02 2012 19:02:53
Purchase moncler jacket on the internet In the usa, Moncler Aperture On the internet arcade is actually real acclaimed right now. There's everyone really wants to shop on the internet these people desire inexpensive costs buying. These people desire conserve their own period as well as cash. Moncler Women's Long JacketsSo these people Shop Moncler on outdoor jackets take through On-line arcade additionally. The actual Moncler outdoor jackets as well as Moncler overcoats for sale could be phony from changed wealth bolt such as Man made fiber, silk, purple velvet, chiffon, as well as crepe, as well as ribbons, Moncler Men's Short Coat taffeta as well as polyester. You are able to about-face an easy clothing right into a regal 1 through affably complex stitching, patterning. The actual antithetical colours from the dresses may additional then add agreeableness within the humorous collecting. moncler jacketsThe lots of used Moncler outdoor jackets as well as Moncler Overcoats tend to be plum, aqua as well as dark. Consequently, you can test changed types of the actual Monclers in order to going to taking in as well as amazing which twilight.http://www.moncler4jacket.com/
#9 | buy wedding dresses on November 13 2012 23:55:34
Alyce has been able to stay on top of the prom vintage prom dress industry by providing quality exquisite dresses at prices that are affordable. Alyce Designs strives to remain original and unique while staying true to French design aesthetics and the classic European sense of the dress shop, which was the vision of their founder.For some young women looking forward to a magical night at the junior or senior prom, the challenge in finding the perfect prom dress lies not in the style, but the color. It is true some young ladies dress shop have a signature color and are set on wearing a gorgeous blue prom dress or an elegant black gown with colored trim.
#10 | ccocoo on November 18 2012 23:27:04
Choose from north face jackets clearance an array of unique caps by the north face clearance recognized makers like Fox north face sale clearance, Speedo, Quicksilver north face denali clearance, Taylor Made and also north face denali womens Carhartt to call a few http://www.northfaceforu.com .
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.51 seconds 6,812,927 unique visits