May 23 2013 19:18:21
Users Online
· Guests Online: 27

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Madaxda DKMG Soomaaliya oo Hamblayo ku Aaddan sannad-guuradii 26-Juun u diray Shacabka Soomaaliyeed
SomaliMadaxda DKMG Soomaaliya oo Hamblayo ku Aaddan sannad-guuradii 26-Juun u diray Shacabka Soomaaliyeed

Talaado, June 26, 2012 (Ogadentoday) — Madaxda DKMG Soomaaliya ayaa waxay hambalyo ku aaddan 26-ka Juun oo ah markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed la suro ciidda Soomaaliya u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, iyagoo u rajeeyay in ciiddan teeda kale ay ku gaaraan nabad iyo barwaaqo.

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dalka dibadda uga maqan ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hamblayeeyay guul iyo horumar, isagoo sheegay in sannad-guuradaan ay kusoo beegantay xilli ay wadahadallo u billowdeen Soomaaliya iyo Somaliland.

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isaguna u diray hamblayo taas la mid ah shacabka Soomaaliyeed, isagoo si weyn uga hadlay wadahadallada u billowday Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay inay noqdaan kuwo mira-dhala.

"Waxaan rajeynayaa in wadahadallada billowday ay noqdaan kuwo u adeega danta iyo dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxaana rumeysanahay in isfahamku uu ku jiro wadahadalka," ayuu yiri Shariif Xasan.

Afhayeenka baarlamaanku wuxuu hadalkiisa ku daray in heshiis walba oo la gaaro uu ku jiro horumarka dalka, isagoo xusay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay iscafiyaan ayna ka fikiraan danta dalkooda.

"Wixii dhaliyay in Somaliland ay ku dhawaaqdo goosasho waxay ahayd cadaalad-darro, waa in cadaaladda lasoo celiyom, Allena la baryo," ayuu guddoomiyuhu ku daray hadalkiisa.

Dhanka kale, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo isaguna ka hadlay 52-guurada kasoo wareegtay markii ay xoreebeen gobollada waqooyi ee Soomaaliya ayaa hamblayo u diray shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

"Runtii sannad-guuradan waxay kusoo beegmaysaa xilli ay Soomaaliya ka guurayso colaad una guurayso nabad, taasina waa farxad. Waxaana dadka Soomaaliyeed ku bogaadinayaa inay dib u soo laabanayso Qaranimada Soomaaliya," ayuu yiri C/weli Maxamed.

Madaxda Soomaalida ayaa waxay wadahadallada billowday ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland ku tilmaameen kuwo waddada u xaari kara in midnimada Soomaaliya ay dib u soo laabato.

Xigasho: Hiiraan.
Comments
#1 | Coach Factory Outlet Online on August 14 2012 00:44:26
As Mr. RomneyCoach Factory Outlet Online campaigned through Florida on Monday, Democrats greeted him with a barrage of assaults, including a Web advertisement featuring worried elderly voters in this Coach Factory Outletbattleground state. The campaign took on a more heated air as President Obama suggested in Iowa that the Republican ticket would “end Medicare as Coach Factory Outlet Onlinewe know it,” a warning echoed in North Carolina by Vice President Joseph R. Biden Jr. Assailing proposed changes to the retiree health plan is a Coach Factory Outlettime-tested line of attack, nowhere more so than here in Florida, where voters 65 and older made up 22 percent of the electorate in the 2008 presidentialCoach Factory Outlet election. Polls show that a majority of elderly voters nationally oppose changes in Medicare or Social Security, which Mr. Ryan in the past has also proposedGucci Belts On Sale altering. The implications extend beyond Florida. Elderly voters are significant forces in Iowa, New Hampshire, Ohio, and Virginia and Pennsylvania, all statesHermes Belts that could help determine the outcome of the election. Aides to Mr. Obama said they would focus on older voters in those states by spotlighting Mr. Ryan’s proposal, Louis Vuitton Beltsbroadly endorsed by Mr. Romney, to make Medicare a choice between private insurance and traditional coverage in the belief that more competition would driveCoach Outlet down costs and improve care. Democrats say the plan, under which retirees would get a set amount of money from the government each year to purchase insurance coverage,Coach Outlet would lead to higher costs and lower quality care for many retirees. And in Des Moines, on his first solo outing as a member of the ticket,Coach Factory Store Mr. Ryan was heckled on the issue as he tried to speak at the Iowa State Fair, an indication of the intensity of the battle ahead for him. Still, Mr. Gaylord Coach Factory Outletsaid: “It’s a legitimate argument if it’s an argument that goes unanswered. But you go on the offensive on it — the truth is, it’s not going to affect any current seniors — and get that into every discussion about health care you have.”
#2 | Samuelkpd on November 18 2012 23:34:25
fvky cheap nfl jerseys idde iepg coach outlet qel louis vuitton replica ocez louis vuitton outlet ikab louis vuitton replica
Post Comment
Name:

Validation Code:

Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password

Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:

Enter Validation Code:

12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.71 seconds 6,886,604 unique visits