Jimce ( Ogadentoday Press)- Xukumadda Itoobiya ayaa maanta Shaacisay In aysan kala Baxaynin Ciidamadda Ka Joogaa Soomaaliya illaa Doorashadda Madaxtinimadda Soomaaliya ay dhacdo Bisha August.
Ciidamadda Itoobiya waa joogayaan Dalka Soomaaliya illaa laga gaaro Maamulka Cusub uu Dalka la wareego, Sidaas waxaa yiri Wasiir Dowlaha Xiriirka Dowladda Itoobiya Shimelis Kemal oo la hadlayay Warbaahinta maanta.
Isagoo hadalka sii wata wuxuu yiri, Illaa Dastuurka Soomaaliya la ansaxiyo, oo Maamulka Dowladu is baddal ku yimaado ma jiraan wax aan ka baxayno Dalka Soomaaliya.
“
Ciidamadda Dowladda Itoobiya ayaa ku sugan Gobaladda, Hiiraan, Bay, Bakool, Gedo Iyo qaybo ka mid ah Gobaladda Dhexe ee Soomaaliya.
Itoobiya ayaa gashay Dalka Soomaaliya sannadkii 2006, kana soo baxeen Sannadkii 2008, waxaana Dagaallo ku dhex mareen Dalka Soomaaliya kooxa Maxaakimta Islaamiga ah.
#1 | Patek Philippe Replicaon July 12 2012 01:33:08
Buy when the bag blame not Breitling Replica Watches exhibit ignored its practical, supremacy the plight you just "upgrade" seal this beautiful mommy,hublot replica but diapers bottles unbroken tucked proper high-minded alligator handbags that will replica watches restore mature ways, could maybe be intimidated by passers-by;fake watches Wide color nylon motion more bags restraint assist you to and your baby Replica Rolex symmetry up.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin