Itoobiya: 24 Saac Koronta ah ayaan u daaraynaa Hargaysa, Gobalka Ogaden Wakhti Kooban .
May 27 2012.
( Ogadentoday Press)- Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay In Korontadda ay u dhoofin Doonta Guud ahaan Gobaladda Bariga Afrika Iyo Koonfurta Afrika Isla Markaasna ka samayn Doonto Ganacsi Korontaddan.
Balse Su,asha iswaydiinta Muddan ayaa ah, Gobaladda Ogaadeeniya ma helaan Koronto Ku Fillan? sidee Macquul u tahay In Dal Kalle loo gudbiyaa Koronto Iyadoo qaybo Ka mid ah Dhulka ay sheeganayo Itoobiya aysan Awood Koronto oo ku filan.
Hay,adda Korantada Itoobiya “ Ethiopia Electric power Corporation (EEPCO)” ayaa shaacisay In Magaaladda Hargaysa la gaarsiin Korontada Itoobiya Midaas noqon Doonta 24 Saac ( Day and Night).
Qorshahan ayaa la sheegay In Mashruuca Biya Xireenka ee Gobalka Godey laga fullin Doono Koront, Isla Marakasna loo Gudbin Doono Gobalka Waqooyi Galbeed, “ Somaliland” Waxaa Xusid Muddan In Qurba Joogta Deegaanka laga aruuriyay lacago, Kuwaas la sheegay In Barnaaamijka Horumarinta loo waddo.
Waa wax Wanaagsan In Deegaanka wax loo qabto, Balse waxaa Cajib ah In Adiga lacag lagaa qaado Dadkaagana aan la gaarsiin Meel kallana la geeyo.
Akhristow adba Caqlaad leedahee bal iswayii Horumarka Deegaanka laga sheego.
Sheekada Ethiopia waa "daylo dabaday ku asoolimay kuaroorto' adeer addis ayaaba koranto la`aana in ka badan 6 ilaa8 saac maalinwalba haddana waxay u socdaan Qaaradda africa inay korantosiiyaan,waxaa meeshaas ka cad inay tahay ganacsi Qoys ee aysan ahayn waxdowladd lagusheego, ethiopia maanta waxaa xarashaya Qoyska Tigrey-ga, so that its Xaraash iyo Xoolo jaban,
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin