Jabhado kale ayaa horey Ogadeniya usoo maray ha-yeeshee waxey ahaayeen kuwo Somaliya gacanta ku heyso oon iyada ka madaxbanaaneyn. Arintaa ayaa ka masuul ahayd in halganka Ogadeniya uu daba-dheeraado guushii la doonayayna aan la gaadhin.
Halganka JWXO waxuu kuwii hore kaga duwan yahay inuu si dhab ah gacan shisheeye uga madaxbanaan yahay oo ay wadaan dadkii dalka u dhashay ee iska lahaa.
Sidaa daraadeed lagama yaabo in halganku kolna fadhiisto kolna dib u bilowdo. Itoobiya iyo Zenawi waxey ogyihiin madaxbanaanida JWXO iyo sida dadka Ogadeniya isugu tashaday oo sidii waagii hore aynan isweydiineynin dowladee ina taageersan?. Halganka taageero la'aan miyaan wadi karnaa?.
Zenawi oo horey usoo jabhadeeyay waxuu ka warqabaa in halgan hadduu isku tashado oo ka maarmo taageero shisheeye aynan jirin ci is-hortaagi karta waana arintaa mida walwalka weyn ku haysa. Waxuu ka dharagsan yahay in JWXO ay cagta saartay wadadii gobanimadoon-nimada ee dhabta ahayd. Waxuu ogyahay in dadka Ogadeniya aynan u dabceynin cadaadinta iyo waxyeelada uu ku hayo. Waxuu ogyahay in dadku kokuu heerkaa gaadho gobanimada oy helaan mooyee aynan waxkale ku qanceynin waana tan uu habeen iyo maalinba la seexan la'yahay.
waan arin uu ku farxo shacabka reer ogadenia cududa naftood hurayasha difaaca wadanka ogadenia. waxeey murugo u tahay malez sanawi iyo dabaqoodiga ,
insha allah waan dhawnahay waqtigii aan xoroowni laheen , ee hasha dhaleeysa aan ka ceshano waraabaha
waxay iitahay farxad u natahay farxad ayna ba tahay farxadqof walba oo rumaysan qadiyada xornimada intaa ka gadal waxan ham balyo u diraya ciidan ka qalab ka sida ee onlf waxa ilahay uga rajaynaya guul iyo inay u sab ran oga dana mas uuliyadan inay ka mid tahay kuwii ilahay faray ayna yihiin ayagu kuwii isku xilqamay ha nolado cidan kenahana hana mideeyo dhex diisa
Best quality Swiss and Japanese replica fake watches and replica handbags and designer bags. In our replica watch store you can buy best quality replica Swiss Watches Rolex replica watches replica watches
Buy swiss rolex watches uk or cheap copy rolex uk watches are the hottest and the latest replica watches uk only in our website. These uk Replica Watches Replica watches
online shop http://www.aaawatchesreplica.com/ selling Replica Watches uk many kinds of swiss replica watches.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin