May 23 2013 05:08:11
Users Online
· Guests Online: 33

· Members Online: 0

· Total Members: 107
· Newest Member: Abdi shukri

BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Addiss Ababa oo lagu Xir Xiray Mucaarad Badan.
Xarunta Magaalada Addiss Ababa ayaa lagu Xir Xirey Mucaarad Badan oo ka soo Horjeeda Xukumada Melez Zenawi uu Hogaaminayo xili ay fooda soo hayso Doorashada mudada Badan la sugayay ee 2010. Bulch oo ah Hogaamiyaha Mucaaradka ayaa u sheegay Maanta Wakaalada Wararka ee Rueter in xubno mahiim ah la Xirey.

Xisbiga talada Dalka haya wuxuu Wadanka oo dhan ka wadaa ol ole ay ku xirayaan Musharaxiinta mahiimka ah ee ka soo Jeeda Xisbiganaga ayuu yiri Bulcha Demeksa oo ah Hogaaminaya Ururka Mucaaradka ah qoomiyad ahaana ka soo Jeeda Oromada.

Isku tagi Midowga Mucaaradka oo la baxay Magac ay ku bahoobeen oo ah FDDE oo laga soo gaabiyay Forum for Democratic Dialogue in Ethiopia ayaa sheegay in ay la hadli doonaan Dowlada si ay wax ooga badasho qaabka ay ku wadaan Arrinka Doorshada.

Ururkan ayaa ah Sideed Urur Mucaarad ah oo midoobay si ay Doorshada 2010 hal cod u wada helaan kadibna Dowlad loo wada Dhan yahay u samaystaan.

Balse EPRDF oo ah Ururka haya talada Dalka ayaa dafiray arrinkan kuna tilmaamay mid aan lahayn sal iyo raad hase ahaatee waxaa shaki wayn ku jiraa sida ay u dhaci doonta Doorasho xor ah oo Cadaalada ah.

Isbuucan oogu Danbeeyay ayay ahayd Markii Ururka ka Hor taga Qalalaasada iyo Colaadaha ee loo yaqaan ICG/ International Crisis Group ay caalamka oogu baaqeen in aan la Dhayalsan Dhibaatada ka soo fool leh Doorshada 2010 ee Itoobiya.

Inta badan waxaa la saadaalinayaa in Xukunka EPRDF uu talada Dalka hayn doono waxay ahayd oo kali ah maalinimadii shalay Markii Ururka EPRDF sheegay in ay doonayaan inuu Melez noqdo Musharaxa 2010.


Picture/ Bulcha Demeksa, leader of the Oromo Federalist Democratic Movement (OFDM), gestures as he addresses a news conference in Ethiopia's capital Addis Ababa, September 10, 2009. Opposition politicians are being jailed in Ethiopia to prevent them from running in national elections due for May 2010, a coalition of opposition parties, including the OFDM, said on Thursday. REUTERS/Irada Humbatova

Ogadentoday
Addiss Ababa.
Comments
#1 | muyi on March 24 2010 02:06:44
Failure is acheap wow accounts common thing in our buy wow accountsdaily life. As students, wecheap wow gold sometimes fail to get high scores in our exams. When we
cheapest wow goldplay games, we might be beatenbuy wow gold by others. And there are times when we ghd straightenersfail to do work well. All these failures happen naturally and chainsaw accessoriesalmost every one of us has such experiences. However, there chainsaw parts are different attitudes towards failure. by wd march 24th,2010 no pain,no gain!
#2 | handbags for sale on July 24 2010 01:00:59
Thanks for sharing with us such a good idea.In this world of Internet, we don't need to go out to buy things.Instead, we only sit in front of PC,and click to buy things, such as discount designer purses,discount authentic designer handbags,cheap leather handbags.Bags online are really good!

http://www.luxurygathering.com/

http://www.btob1688.com/
http://brandbagonline.livejournal.com/
http://luxurygathering.livejournal.com/
#3 | cheap leather handbags on August 02 2010 20:25:23
Thanks for sharing with us such a good point. To me, handbags are women's favorite. Wherever they come, they can't come without handbags. If they find some place selling women designer handbags,cheap leather handbags, or leather handbags discount.They must be crazy for it.
http://www.luxurygathering.com/product.asp?classid=85&larid=330
http://www.luxurygathering.com/product.asp?classid=301&larid=302
http://www.luxurygathering.com/product.asp?classid=301&larid=302
#4 | guo on October 24 2010 18:49:42
thank you for sharing the post,it is really good
video converter for mac
m4v converter for mac
mov converter for mac
mp4 converter for mac
mpeg converter for mac
you can have a try
#5 | nyl on November 04 2010 17:30:26
bailey boots -and-roll edge too your look with these bodacious boots from Not Rated® boots women classic mini Easy pull-on construction. Man-made upper with allover stud detail. Man-made lining. Lightly cushioned man-made footbed. Durable rubber Ogaden Today Ogaden Press Agency OPA News Addiss Ababa oo lagu Xir Xiray Mucaarad Badan
#6 | w on December 10 2010 01:03:42
#7 | sfsa on December 23 2010 02:13:59
discount christian louboutin new collection christian louboutin shoes of Christian Louboutin chanel shoes are so popular
tory burch shoes in winter
lanvin shoes. In recent months
Discount Christian Louboutin, there has
Christian Louboutin Sandals been in steady chanel shoes increase in the
lanvin shoes number of Web
tory burch shoes wholesale Christian Louboutin designer shoes.
Sexy V-neck Buy Herve Leger Dresses, black bandage
Buy Herve Leger Dress Herve Leger Herve Leger dress sale dress for you Herve Leger sale, the Herve Leger Herve Leger on sale They dress more feminine buy herve leger and sensual,Herve Leger love you once you've seen.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
Name:

Message:

1 + 5 =
Validation Code:


Enter Validation Code:



12/05/2013 17:26
dhibaatoyinka laga dhexlay dagaalkii somaliya waxa ka mid ah dadka oo shahaadoyin been abuur ah oo copy ah sameystey oo sheganaya xirfad uusan gaarin xagga aqoonta una dhaqan gashayba waxaa tusaale no

dede
06/05/2013 11:53
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

ishwaq
03/05/2013 14:38
daka alaa umaqan alaha ugargaro

qalbi
29/04/2013 14:39
agaaaaaaaa way aadmi kalagardaranaaaaaa
Gadhigu ninku waday geediga ahaaaa ayagarabka ii dhigay

28/04/2013 17:13
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys

onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory. Ethiopia is our land and

cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter

mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article, to write a good article for others is a progress test, write some articles on their own and other people is a goo

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql

roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun

rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa

onlf
11/04/2013 06:41
hab

hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA

Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin

mudazir ahmed ogaden
28/01/2013 17:26
guul jwxo[url] Shock[/url]

Render time: 0.73 seconds 6,880,027 unique visits