Shirkii Gudiga Fulinta OYL oo Norway Ku Soo Gababoobay.
SHirkii Gudiga Fulinta OYL oo Norway Ku Soo Gababoobay.
27.12.09
Oslo Norway
Shirka sanadlaha ah ee gudiga fulinta ururka dhalinyarada Ogaadeenya (OYL) ee ka furmay maalintii jimcaha ahayd 25ka bishan December magaalo madaxda Norway ee Oslo ayaa shalay la soo gaba-gabeeyay. Kulankan oo aay soo xaadireen masuuliyiinta ururka ee ka kala yimid wadamada Uk, Sweden, Denmark, Holland, Finland, Switzerland iyo Norway oo shirka marti galisay ayaa lagu qiimiinayay waxqabadka urarka ee sanadkan dhamaanaya iyadoo sidoo kale la is la meel dhigay qorshe sanadeedka soo socda ee 2010.
Ururka OYL oo u taagan is ku xidhka dhalinyarada Ogaadeenya ee dunidan dacaladeeda si loo garab istaago halganka xaqa ah ee loogu jiro helida aayo ka talinta ee Soomaalida Ogaadeenya ayaa lagu aasaasay magaalada Stockholm ee wadanka Sweden bishii Meey ee sanadkii 2008. Wax qabadyada ugu muhiimsan ee la isla qiray oo uu urarkani qabtay sanadkan dhamaanaya ayaa waxaa ka mid ah ka qeeyb galkii shirkii taariikhiga ahaa ee Durban Conference 20-24kii bishii April ee sanadkan kaas oo ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva kobtaa oo aay xaadir ku ahaayeen inta badan wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay.
Wufuudii ka socatay OYL ee shirkan ka qeeyb gashay ayaa si waafi ah goobta ugu soo bandhigtay dhibaatada dowlada gumeeysiga itoobiya ku heeyso shacbiga dulman ee Ogaadeenya taas oo falaadh dhabarka kaga dhacday ku noqotay gumeeysiga itoobiya oo iyadu aanan marnaba filineeyn joogitaanka iyo ka qeeyb-galka ururada aan dowliga ahayn ee Ogaadeenya. Dhaqdhaqaaqa OYL ee sanadkan galbanaya ayaa waxaa ka mid ahaa abaabul banaanbaxyo, shirar dhalinyarada, xidhiidho, wada shaqeeyn lala sameeyay doowlado iyo heeyado caalami ahba iyo ka warheeynta dadka ka soo barakacaya dhibaatada gumeeysigu dalkii ka wado.
Abaabulkii iyo ka qeeyb galkii shirkii caalamiga ahaa ee 07-11 bishan December (Universal Periodic Review) ee lagu eegayay ilaalinta xuquuqda aadanaha ee itoobiya ee lagu qabtay xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa isagana ahaa guul weeyn oo u soo hoyatay shacbiga dulman.
Kulankan intii lagu guda jiray ayey dowlada gumeeysatada itoobiya ku soo bandhigtay wajigeeda dhabta ah iyadoo si cad u diiday dalabyadii caalamiga ahaa ee aay soo jeediyeen dowladaha reer galbeedka ee iyada deeqda siiya. Sidoo kale waxaa dib lo eegay Wada shaqeyntii iyo xiriirka OYL iyo Urur hoosaadyada, kaas oo ugu danbeyntii la isla meel dhigay in sidii loogu tala galay uu usocday isla markaasna la xoojiyo xiriirka ururada iyo shaqadoodaba.
Is ku soo duuboo ururka OYL ayaa looga fadhiyaa dardar galinta iyo kor u qaadida hoowlaha loogu hiilinayo shacbiga dulman iyo ka miro dhalinta dhamaan qorshe hoowleedka ururka ee sanadka nagu soo fool leh.
s watches offer some exciting features.Mens WatchesThere replica omega detail of these watches is high imitated with high cartier with column wheel mechanism. The power reserve of the breitling You will know its features, functions, advantage and replica watches one for office wear. Or, like magic, turn a basic watch replica watches Burberrys mens surf watch is of great practical features. replica tag heuer befitting authentic clue of time, they make good gifts, fake rolex wondering whether or not V4 will steal the show from the fake breitling Alain Silberstein replica watch to fit their lifestyle, omega Without doubt, it is much better than oversized box of replica watches functions. The watch is available on a black rubber strap, replica watches look like the trends for the future. These watches are tag heuer designed specially for the celebrities. There is a special fake cartier Constantin. How many people on earth would set their mind fake omega wound this giving the watch a supplementary power reserve fake tag heuer As a matter of fact, you may never have seen one before. replica watch replica Rolex watches that are available today can make replica watch everyday. By storing up energy for later use, these tag heuer watches Rudyard Kipling.Patek Philippes level of craftsmanship is rolex considerable crises, both of them during the World Wars. rolex watches sign of love. A shopper can choose a Timex watch to show breitling watches distinguishing features as Tag Heuer Sports timepieces. replica watch that make it unique.Beauty is always unique and each human replica watch should not set it in a hurry until you are fully familiar cartier watches devices. For manual watches, the winding stem is the tiny, replica rolex Sylvester Stallone. Stallone is actually credited with replica breitling the Board - but they still refused to pay the full reward. replica cartier Piccard family founded the company in Switzerland in 1923. omega watches 12 watch with your girlfriend or boy friend. And if you .
Any individual with a computer and a printer can easily make their own wedding invitation wording. Computer-made and store bought prom dresses may be cheap, but they are not always unique.To obtain hairstyles, there are many individuals who decide to have their wedding invitations custom made by a professional.
waxaan idinku hambalyeynayaa sida habsamida leh ee akhbaaraad caalamka iyo midda aniga aan aad u daneeynayo ee ogaden aad noogu soo tabisaan well done guys
onlf will Go to ICC
28/04/2013 16:51
Ogaden Land is the land situates Southeast of Ethiopia , no matter what western people believe that there are strategic aims which they are seeking to invade our territory.
Ethiopia is our land and
cartedsiudnw
28/04/2013 15:52
Il a ete reanime par le cuisinier du college, Le president cubain Raul Castro a ete reelu dimanche a la presidence du Conseil dEtat, La famille du champion handisport explique que le compte twitter
mens gucci shoes
19/04/2013 20:50
This is a very good article, well written, everyone wants to write a good article,
to write a good article for others is a progress test, write some articles on
their own and other people is a goo
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:44
saxane ilaahey ha ku soo hadeeyo walaalkiis Ahmed sheekh ALI Siraad waxa uu ahaa nin caan ah oo lawada yaqaan anguna waxaanu nahey eheliyahiisii faraskiisii aaqirana wuu heley ee yeysan ku qaadin caql
roosena dhidhaa
14/04/2013 16:38
inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun
rosenna dhidha
14/04/2013 11:18
haa
onlf
11/04/2013 06:41
hab
hargaanti
05/02/2013 08:58
WAA LA GUULEYSAN DOONAAN HADDII DADKU GAAJO KUDKUDE UGA ADAG, KURTUN QORAX/DHAXAN UGA ADAG, OO DHURWAA CAY UGA ADAG ! KII LAHAA IYO KU DAMACSAN AYAA IS HAYA. kAN LEH UUN BAY GUUSHU RAACI DOONTAA INSHA
Khayr side
03/02/2013 05:42
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya ha guulaysato aamiin
guulaysta,