September 02 2014 16:40:03
Users Online
· Guests Online: 24

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Daawo Muuqaalada Ciidanka ONLF.
Somali

















































































































































































































Muuqaalada Jabhada ONLF waxaa Shabakada ONLF u soo Gudbiyay Xubin ka mid ah Jabhada ONLF isaga markaas sheegay in Ciidanka ONLF Muuqaalkooda laga Dheehan karo Awooda Iyo Kartida ay Leeyihiin. Xuquuqda Sawiradan waxaa leh laanta Warfaafinta Jabhada Iyadoo loo marari karo Shaqsiga soo Gudbiyay Iyo Warbaahinta markas soo Gudbisay.

Ogadentoday








Comments
#1 | Guul ii muuqata on May 11 2010 13:54:44
Aadamuhu inta uu nool yahay siyaabo badan ayuu u qeexaa fikirkiisa ku aadan sadaalinta mustaqbalka ama ka faaloonshaha waxa xigi doona dhacdo ama arin lahubo inay soo foodsaarayaan caqabado waaweyn laakiin lahubo haddii loo samro ama lafiirsho mustaqbalka fog guul iyo waxweyn laga filan karo oo wad-cigaa kolkaas taagan ka fiican kana duwan.-

Waxaana u jeedadaydu tahay markaan arkay halganka Ogadenia bilowgisii oon garanayno meesha iyo heerka uu soo maray( waxaa la ii sheegay inay wateen sh.ibrahim cabdalle iyo ragii lasocday 30 qori kolkay halganka shacabkeenu go'aansaday u baxeen, waxaayna gaadheen iskadaa shacab iyo abaanduulayaal kuxigeeno, hawl wadeeno,xisbi kor ilaa hoos dhisan,ciidamo qalab sida iwm) heerkan aan maanta aragno oo ah mid uu kufarxayo qof walbo oo damiirkiisu nool yahay, wadaniyad leh, arkaya mustaqbalka iyo sida uu usoo iftiimayo iyo rajada shacabkaOgadenia ee karaamada leh dagaal iyo halgana kadoortay inuu adoon u noqdo mustacmar madow oo aysan Diin,dal iyo deegaantoona wada-dagin oo duulaan kuyimid inuu kugumaado hooyooyinkood iyo walaaladood.

Waxaana in badan daawaday halgamo iyo kacaano dhashay iyo heerarka ay soo mareen, waxaana hubaa inuu halganka shacabka Ogadenia uu midho-dhal yahay,guushuna Alle lagarab-gali doono mujaahidiinta ONLF ,wadadediina ay hayaan.

Mahadsanidiin.
#2 | magabadde on May 11 2010 14:51:15
saaxiib waan idin salaamay hadaad tihiin bahda ogaden today sidaa daraadeed saaxiiboow markaad riwaayada ka sheekeenaysay waxaan uu qaatay in sheeko igu taagnayd aad kudaba qabanaysid taasoo ah habeenkii ladhigay waa sabtidii lasoo dhaafay ee axadu soo galaysay ay wayaanuhu is yidhaahdeen riwaayada la eegta oo waxay markiiba suuqa soo gali yeen waxaanu dilay abaabduulihii jabhadan ogaadeenya taasina waa cinwaankii riwaayada ee ahaa hagardaamo gumaysi halgamaa wax mayeesho
#3 | Faysal on May 11 2010 14:56:59
Sodonka nin ee sheekh ibraahim watay eed amaanayso iyo kuwii itixaad ee dadka dagaalka aan laga fiirsan ilaa hadana mashaqadiisu socoto dhaliyay ma mudna in la amaano. Sababta aan saa u leeyahay waxaa weeye dagaal dowlad xoog leh oo gaalo oo dhami taageerayso lala galayo ma sahlana waxuuna u baahan yahay tabaabusahaysi badan oo xaga ciidanka, hubka, siyaasada dibada iyo gudahaba iyo waliba shacab bisil oo garanaya macnaha iyo macaanka xornimada.

Dadka oo itna soomaaliya kasoo qaxeen kabna laad laadinayo kabtii kalana dhexda kaga yimid, qaarkoodna xawaadle wabiga ku guray oo aad u dhafoor xun ayaa dagaal aan laga fiirsan la galiyay oo la yiri wadankan ayaa la xorayn. Way dhici kartaa in markaa iyada ah tigreega laftoodu sameeyeen waxa afka carabiga lagu yiraahdo ISTIFZAAZ ama gardaro iyo qodoqodayn, balse waxay ahayd in meel fog laga fikiro awooda dhabta ah ee markaa la lahaana la xisaabo.

Ma hubo laakiin waxaa igu maqaala ah in Sheekh Ibraahim alaha u naxiirstee intuusan dhiman qirtay oo citiraafay inay fudayd ahayd dagaalkii ay ku baaqeen waqtigaas, haduu saacada soo celin karana uu arinta ku dayi si kale. Allaha u naxariistee Cabdullahi M. Sacdi ayaa qabay fikirka ah inaan umadu waqtigaas dagaal ka bixi karin maslaxadeedana ahayn, balse nasiib daro koox aan meel dheer wax ka arag ayaa arintii fara maroorsaday, natiijada iyo midhaha laga gurtay 17 sano kadibna waynu wada aragnaa oo isaga sheekayn mayno.


Ilaahaw shacabkan xal waara oo khayr qaba u keen.
#4 | RUN SHEEG on May 11 2010 16:32:46
SALAAN DHAMAAN BAH WAYNTA OGADENTODAY GUUL IYO GOBANIMO AYAAN KU NOO LAANEYNAA SAAXIIBAYAAL
viva our ARMY
#5 | yoocaale on May 11 2010 18:30:00
walaalayaal dhamaantiin waan idin salaamayaa salaan kadib
waxaa meesha iiga muuqda hadallo dacaayad ah iyo fikir kala duwan oo la kala qabo taasi waa bini aadamka iyo dabcigiisa alle ku abuuray qofku inuu fikir aaminsan yahay ceeb maaha laakiin waxaa ceeba in uu danihiisa gaarka ah u dumiyo midka guud
danaayste lama noqdo , waxaan fiican hadii ay nahay umadwaynta ogadenia in aan is waydiino maxaa inoo dan ah
ninka kililka sheeganay iyo midka somaligalbeed sheeganay iyo midka onlf sheeganaya iyo kaan intaas midnaba ahayn waxaa ka dhexeeya dal iyo diin waxaaa fiicaan in la qaanciyo oo la wada haadlo oo xataa commentiga hada aan isku caayayno aynu u badalo dood cilmiyeed ama laka faaiidaysi waxaa reeban in la is caayo maanta umadeena dal iyo dibadba waxaad moodaa in ay isku duuban tahay %80 labaataanka hadhayna waa in lala hadlo in la caayo maaha ama la dacaayadeeyo anigu waxaan ahay will jooga wadamada qurbaha waxaan la dhaqmay dadyaw kala duwan oo ah soomaliwaynata kale waliba waxaana sameeyay baadhitaan waliba waxaan aad u badiyaa su aasha ah ONLF sida ay dadku u arkaan waa soomaalida kale %95 markaan ururiyay fikradaha dadka waxay u bateen in maanta soomalida ogadenia ay ONLF u soo celisay sumcadii iyo sharaftii luntay ama la waayay baryihii danbe taas uu keenay gumaysigu iyo sidaan aragtaan maanta waxaa hormuud noqotay jaaliyadaha ogadeniya gaar ahaan dibadaha markaad fiiriso, waxaa kale oo keentay faaiido ah in ONLF ay ku guulaysatay inay inay bulsha waynta reer ogadenia bartay gumaysigu wuxuu yahay oo maanta gabadha yar ee adhiga la joogtaa ay gu geereerayso (alla wayeey wadankan yaa lahaa )walaalayaal kuma soo koobi karo faaiidooyinka aan is leeyahay waxaad ka dhaxasheen kacdoonka ONLF haddaba nin walba waa inuu commentigiisa misaan u yeelo oo inoo sheego faaiido iyo khasaare waxaan hayno qofkuna waxaa fiican mar hadii uu dhdimanayo inuu alle ka baqo runtana uuna ka fogaado
ONLF waxay leedahay khayr iyo shar faaiido iyo khasaare taas ninnna ma diidana balse yaa badan? waa inaad taas ka hadalaa walaalayaal cafis iyo samax
#6 | yeed boy on May 11 2010 19:25:52
waraa sawiradan kuwa hore waye wax kale keen oon iyo laf waxba islama hayaan dadka dhan haka racaan ayaan dhihi lahaa hada dadku huradada ayay ka kaceen wa la ilbaxay cid lagaadi karo majirto filimka onlf end waaye
#7 | AGAAAAAAAAAAAA on May 12 2010 01:10:52
Yeed Boy gaadhiga waad ka lulataaye qabso yaadan ka dhicine! meesha rag ayaa isku hayee sheeko caruureeda kala dhex bax.

@ intaas kadib asxaabta dooda kooban ku falanqayn fikir dhiibashada waxaan dhihi lahaa qofku waxaa wanaagsan inuu fahmo inuu leeyahay meel lama taabtaan ah oo isaga oo ilaashan hadana uu dhaliilan karo oo uu hagaajisan karo laakiin ay tahay lama taabtaan ONLF waa lama taabtaanka umada somaalida ogadeenya ee inaga oo waxii qaldan sheegi oo saxan oo isdhaliili aan hadana la garab joogno taageero buuxda oo aan ka difaacno cadaw markii aan intaasi samayno kadib aan tijaabino in ay guul gaadhay iyo in kale. laakiin inta qofkasta uu gurigiisa ka qori sheeko uuna dacaayada aan sal lahayn la garabtaagan yahay waaba dagaal uu galee Daryeelka (qaaraanka) aan laga qaadi karin oo cay iyo buuq la joogo magaalada waxbadan ayaa dhinaan la soco. sidoo kale ninkaasi wax dhaliilsan waligii wax dhagaysta heli maayo sababtoo ah isaga ayaaba mabaanka is dhigay nin banaanka joogana nina dhagaysan maayo.
#8 | vava on May 12 2010 02:01:50
There is a lot of information about louis vuitton outlet on the internet.
designer replica handbags, handbags replicas, top quality knockoff louis vuitton replica handbags bag,purse,wallet at low price.
#9 | Awaare on May 12 2010 02:34:26
Geeridu mar bay nolosha dhaantaaa!
Nin kula mid ah ayaa dhulkaagii kugu haysta, ku gumaysanaya,hablahaagii kufsanaya,maatadaadii gumaadaya,markaas ayaanad maya odhan karin kana dhiidhiyi karin, oo adigoo ISHI::ISHI leh u sacaba tumaya....taloow ma dhiig doofaar baa ku jira damiirlaawaha.....Ma ogtahay in aan la adoonsadeen dadkii madoobaa hadii ay dagaalami lahaayeen...... ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaaaa......Dad tira badan ayaa nahay laakiin ayaan daro..doqontaa nagu badan!!!!!!
#10 | shiine on May 12 2010 22:09:11
waxa wax lagu farxo ah quruxda iyo muuqaalka ciidan naftood hurayaasha jwxo waxan idin leeyahay ilaahay cududiina hasiyaadiyo gumaysiga iyo gumaysi kalkaalkuna cidhibtooda hagooyo amiin
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 0.65 seconds 15,034,921 unique visits