April 18 2014 21:18:55
Users Online
· Guests Online: 21

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Daawo- Dowlada Soomaaliya oo Loogu Baaqay " Soo Noolaynta Taariikhdii Darwiish Sayid Maxamed Cabdalle Xassan"
Somali
Comments
#1 | garaad on December 20 2013 12:50:42
cajjab dadka maxaa ka qaldan, taariikhda sayidka ina adeerkaa baa soo nooleeyay waadna kasoo horjeeday maxaa qaldan?
#2 | Gundiid on December 20 2013 17:23:22
Waa arin fiican taariikhdii Sayidka waxaa maanta ku faanaya gaalkii qadhmuunaa ee uu la dagaalamayay oo raba in uu jiilasha soo kacayo ka gado war aan jirin Sayidka Allaha u naxariistee 1906 Axmaaro xoolo ka soo dhacday Qorahay iyo Degahbur ayuu ku weeraray iyadoo xerada hada garab case la dhaho oon markas jirin ku furatay markaasuu dhamaan laayay xoolihiina ka celiyay ninkaas herar soo dhaafi wayay miyaa Sayid mohamed xusi oo Taalo u dhisay, xaajadii ninkii caqli leh wuu garanayaa kii dhoohan yeelkii dan yar baa laga leeyahay wayna fashilntahay oo Soomaliaya ayaa loo sii jeediyay xiita waxaa la dhihi waayay Galbeed ayay Gumaystayaashii cadaa jiraan ee aan u sii jedino taana Axmaar baa looga cabsaday, habar dhali weyday aleela ku waalatay ama Sayidka taalo u dhis ama Melis u dhis ama xus gaal qaawana jigjiga keen walee way soo dhamaatay ninkii lahaa baa xero isugu gaysan inshalah.
#3 | wadani on December 20 2013 20:15:42
maxusi doono sayidka inangubeed baa biiniya soomaalinimadii uu sayid udagaalamayay sheeganayana in uu yahay ethiopian uraya sayidku kasharaf wayn ama kamagacwayn doqon qaatay wax uu sayidku diiday 100 years kahor maxusi karo nin u dhisay gumaadihii reer ogaden ee malase taalo ugana dhisay xabaalaha dadka uu laayay waa sheeko baralay ama waa saalasaalee walee sidaas ayaan lagagu daynin waxaanse layaabanahay kan wadaadka sheeganaya ama ahba ee leh taalo ayaa looga dhisay jigjiga masoomaalinimo ayuu kahadliyaa mise gumaysibuu amaaniyaa mise waa kuwii iibsaday diintooda ee isudhiibay malasehii bakhtiyay war qofkuwaa in uu leeyahay mowqif lagarankaro laakiin hadii uu walaaqan yahay walaaqiisa halajoogo gurigiisa alaah ha unaxariisto sayidka iyo ragii gobta ahaa ee daraawiish guul cidii jecel soomaalinimada isla markaasna neceb cadowga umadan ee ethiopia
#4 | BULLAALE WAYNE on December 21 2013 05:22:29
to harodindino saxiib waaruntaa bulaale taariikh diisa halganka xaqa ah waamid aan la soo koobi karin tan iyo maalintaan caruusa ka xureeynay waabulaale caruuse wax kasta oo ogaadeen kusoo duulaana bulaae ayuu kujabaa soohubso taariikhda tan aadtidhi onlf wmawaabeey kugaraacday maya oo walaahi ah laakin waxaan ogaaday labaatan sano kadib in ay ubo tahay cadawga absame kusooduulay bulaalana waameeshii lagu jabinlahaa laguna jabiba tan aad tidhi waa imisa ? waxaaweeye xareed iyo dhane kulkaan sokoobo dhanuhau waa 4 huro tan ugalbeedaysa waxaaladha haa togyarta waxaaka caba waxa reer dhagax buur aagiisa ah tan bariyeeeysana waxaaaladha haa gabi cas reer gunagado ayaa ka caba xareeda waxaa ukoreeyasa xangeey waxaa u hooseeysa qulqul

hadaba anigu gabigii qaloocnaa ee garaad cabdi garaad yuusuf sheegay uu yidhi laahay iyo gabii qalooc naa ayaan godobtayda kasugi ayaan huus jiifaa libaaxii bulaale ayaa ifuulay mana dhuusin waa beene kuwan bulaale kuwaasshay adkeeysta dheh dhurwaa dabin galay oo geelaagii madhiyay wax unaxa heli maayee ruux waliba wuxuu kudhuftaba waala ula qalweeyaa ilaa uuka dhinto UBO waasitaas e xaarka iska duwa ooo hajar jaraaqinii godkagala

hajabto dhaandhaan ubo
haguuleeysto d d s i
#5 | ethio wase. abdi ubbo wase on December 21 2013 05:55:04
Dadku waa inaysoo qaataan magacaan tooda yayna soo qaadanin gobolada degmooyinka tuuloooyinka halganka saljka u ag hana. Ceebaynina daba dhilifkii idin dhalay wase
#6 | Gundiid on December 21 2013 06:19:13
@ Bulaale shegte, Nin lakufsaday oo la faraxumeeyay ayaa naloogu kaa sheegay ee bal arintaas noo faahfaahi siday kuugu dhacday, wayna muuqataa hadal xumidaada iyo hadafkii oo kaa lumay mucaarad iyo muxaafad dadka wa lagartaa, waan gabyi baad dhihi markaasaad buraanburi sidii haweenkee.
#7 | diyaaboos on December 21 2013 09:29:14
khadar ileey hoyadii kude bulaale ma jileecbaad biday nacas
#8 | BULLAALE WAYNE on December 21 2013 10:00:40
TO KAN GUNDIID NINYAHOW WAXAAD TAHAY KOROMADII AROWEELAAN KUUMALEEY WAAD DHUFAANANTAHAY W AR RAGA NIMADAAD KU HADALL DIICIIFYAHOW YAAD KACABSAN ???????? FULAY FULAY DHALAYBAAD TAHAY QAADHAANKA KUWA XAARANTA KUNAXAY BAAD TAHAYE
WAALAGAA AFQABAN
BIINTAAD FOODLEEYDA KUBAADEEYSAY
MEESHA FIGRAD KEEN ANIGO UBO WAAN NACAY CAYDAADA [small]FIKIRKAYGA KUDEEYN MAAYO WAXAAN ISKU HAYSANAA MASKAXDA TOLKEEY
ANIGU DANTOODA IYO XAQAAN USHEEGI BEENTANA WAAN UUGADIGI MIDKEENA SAXANA WAA LARAACI
ANIGA HADAFKEEYGU WAAKAAS
ADIGA HADAFKAAGU HADUU CARAATAN YAHAY ADAA ILAAHAY KAGAFUGAAN MAALINTA
QIYAAMAHANA ILAAHAY HURTIISEEY INOOTAHAY
WAXAANSE KUUUSHEEGI
WAXAAS XAARKA KAADAADAN ISKA DUW
WAAD BAHDILANTAHAYE UBBO
WAXAAKALE HADAAD MADAXDA CEEYDEEDA DEEYN WAYDAAN NIN WALBA WAALA CAAYIYE ADKEEYSTA
LAAKIIN ANIGU CAAYI MAAYO RUUX GAAR AH INLA CAAYANA KUMATALIN HAYO
RUUX AAD XORIYADA KA QAADI KARTAANA MAJIRTO
MAANTA OO QORYIHII AAD KURAYGA XOOLAHA LAJOOGA KASASABANJIRTEEN
WUXUUGALAY GACANTA RAGIILAHAA
KURAYGIINA GEESIYADA LOYUUGAAA CUNAY

MARKAAS CARAATANKAA IDINLA TAAG AHE DHARAABUQA
ILEEYN WAX AAD HABRIHIII USHEEGTAAN BAALAYDINKA SUGIYE
SI BISHA QAADHAANKEDA LAYDIINSIIYEE
WAA IN AAD KOL OOD RUUX CAYDAAN WAX UUN MEESHII HABARTU FADHIDAY GEEY SAANE eleen koromadii araweelaaad tihiine

guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul d d s I
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul gesiga qarniga halyeeyga ubo nadiifiyay
eeeeeeeeeeee xureeyay masaakintii aad boobeeyseen mr UBO
UBO JABAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA JAB
JABTAYE

{ ITHIOPIA AADANOOW NUGUS IYO ARLADA ABSAMAA LAHAAN JIRAYEEY }
{ AGOONKUSUGEEYSAY BAANNAHAYE ASAFOOW ASKAR MEEY QOREEEYSAAYEEEY }
SHIKII AAD KULABAYSAY KIIKALBAAD KUN CIILOOW KUQAADAY KOOBKIIYEEY }
{ ANAGOO KUFNAY BAAAD KOR NOOQAADAYE KUN CIILOOW ALOOW KUKAAL MEEYEEY }
{ NINKII KU HABAARA HAYSLA HELEE ALOOW HIILIYOOW KU HOODEEYEEY }
#9 | Gundiid on December 21 2013 13:33:02
Sory ,inaad aakharaba sheegto ma aha adoo munaafiq ah dabadhilif ah dhidid dhowr gaal baad tahay aakharana cadaab kulul baa kuu yaala hadaad sidan ku dhimato tolkaana waa ka aad adigu gabdhihiisa kufsato,Ugaas yadiisa xidho ood bahdisho,xoolahana laga mooro duugo waaba la hubaa inuu Axmaar ku dhalay si uu kuu dhalayba, war xishoo ha Gabyin baan mar hore ku idhihi duliyahow munaafiqa ah fulaynimo adaa Bulaale u sheegtay ee car banaanka usoo bax tuugtuug dhalay baad tahay.
#10 | BULLAALE WAYNE on December 22 2013 15:42:45
TO gundoon laakiin saaxiib cadaabka iyo janadaba ilaahay baa haysta janada rusheegaa gala
cadaabkana beenaalahaa gala adiguna quraalkaaga
udanbeeyaabad been xun kusheegyay ood anig iyo
waalidiintii idhashyba qadaftay
waxaaakale
munaafaqu 4 afar callmadood ama sumadood buuleeyahay 4 afartiiba adeey kaa muuqdaan
waxaana u daliil ah doodaada faajirka ah
warkaaga beenta ah
dhaartaada beenta ah
balankaaaga beenta ah eed maalikasta caruuraha ku baadiin bari baynu xuroobi idinkoo taas balan qaad ku galaya wax qeeyb ah oo ilaahay ku xidha

4 fartii sumadoodba ama calaamadoodba way kaa daahirtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

tan xageeyga ah
anigu waxaan arkaa reer absame iyo waxaay midoow lahaayeen oo isir sifeeyn aad ku haysaaan
balana waxaan kugalay in aanan tolkay uqarinin baaba a

tan GABAYGA war waa heesta dhaantada e ma aha gabay ciyaal maamatahay baan kuumaleeyne
waxaana uga jeedaa in aan tolka wax kutuso mana deey hayo ilaa aan dadka idin fahansiiyo
ee saylada
wax kaagadma keenso caratankanadaaaaaaaaaaaaa

{ ethipia aadanoow nugus iyo arlada absamaa lahaanjirayeey }

guuuuuuuuuuuuuuuuuuul d d s I guuuuuuuuuuul geeeeeeeeeeeesiga absame c m cumar
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.63 seconds 13,684,602 unique visits