April 16 2014 00:47:09
Users Online
· Guests Online: 14

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Maamulka Kililka oo suurta gal ah in Isbaddal lagu sameeyo
SomaliMaamulka Kililka oo suurta gal ah in Isbaddal lagu sameeyo

21 December 2013

(Ogadentoday Press)- Maamulka Kililka ayaa la haddal hayaa in isbaddal lagu samayn doono Iyadoo Magaalada Jigjiga uu ka socdo Shirka Gudiga Fulinta ee Xisbiga Maamulka Kililka, SPDP, sidaas waxaa u sheegay Warbaahinta Ogadentoday Press illo xog-ogaal ah.

Madaxwaynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamuud Cumar ayaa la sheegay innuu wado qorshe isbaddal loogu samayn doono Maamulka Kililka balse illo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Xisbigu uu isna doonaya isbaddalkaas mid ka balaadhan oo Madaxwaynaha Laftiisu suura gal tahay innuu soo galo.

Ku Xigeenada Madaxwaynaha, ayaa hadda isha si weyn u haysaa.

Isbuucan ayaa la filayaa in Xubnaha Xisbigu isku iman doonaan Iyadoo sidoo kalle uu jiro qorshe kalle ee Dowlada Dhexe wadato balse aan la caddayn.

Ogadentoday Press
Comments
#1 | ABAADIR on December 20 2013 13:23:19
KKKKKKK UBO MAAWEELADEEDII WAXAY HADA NOQOTAY " WISHFUL THINKING" RIYO HABEENKII OO MAALINTII RUN AHAAN LOOGU SHEEKEEYO. MAAD ISKA WADAAN BEENTII AHAYD TAARIIKHDII 21-45-13 DAGAAL KA DHACAY OO 80 TIGREE KU DHIMATAY 23-23-13 500 OO LAGU DILAY KKKKKKKK
#2 | Ugaas on December 20 2013 14:00:49
Waxaad maalin walba tiraahdaan, maamulka Kililka waa la badeli, waxaad warkaas wadeen muddo ka badan labao sano. welina ma aragno wax la badeley. Fadlan, haddii wax sharaf dhawrasho ah didnku hartey, dhowrta oo soo qoro war xaqiiq ah
#3 | fiiq on December 20 2013 14:22:37
Guul weeye taageero Dawlad deegaankiisa iyo madaxwaynahooda Cabdi maxamamuud cumar. ka naxoow naaqus guul iyo wada jir waa in gacmaha lays qabsadaa si horumar loo garo iyo mustaqbal fiican . FUCK YOU UBBO,
#4 | BULLAALE WAYNE on December 20 2013 15:14:20
BEENTA IYO BUROBOGAADHADOODII WAXAY ISUGU SOOBIYO SHUBATAY UUY KU KHALKHALEEN CABDI ILEEYY
WALEE KANI WAAWAD KII UBO KKKKKKKKKKK
ISKADAAYA WAY BAH DILANTAHAY UBO EEEEEEEE
QADHAANKII AY QAXOOTIGA AMEERIKA IYO YURUB EEY HAWEENKA KA GURAN JREEN BUU UDHEX GALAY
OO KUWII UGAADHA AHAA EE RAANTA LAHAA BAADIYAHA WARERIN JIRAY EE SHACABKA NAFTA UKEENAYNA DHURWAADEE WUUKA XUREEYAY
KULKA AFKAY KAGA HADHAY IYO CARAATANKA HAWEENKA OOO KAI
UBO JAB JAB JAB OO JAB JABTAYBEE
GUUUUUUUUUUUUL D D S I IYO GEESIYADA LIYUUGA EE
UBA NADIIFIYAY
GUUUUUUUUUUUUUUL GEESIGA QARNIGA ABWAAN MUDANE MADAXWEEYNE C M CUMAR

{ ITOOBIYA AADANUUW NUGUS IYO ARLADA ABSAMAALAHAANJIRAYEEY }
#5 | Guuldoon on December 20 2013 15:45:13
Baryahan Danbe canaasiir ayaa baratay webka oo isku daya inay wax Uun aflagaadeeyaan waxaan umalayn dadka hada Ina iley amanahaya. Waa. Uun xabashi AMA garacyo af somaliga baratay. Oo waxa dhalay itobiyaanka Ina iley hadii labadalo Iyo hadii kale toona waxba maqaban Karo wadanka waxa haysta waa itobiyaan waana Laga xorayn anaga dalkii. Joogna oo aragna waxa wadanka kadhacahaya dadka iimanka belay ee intay qurbaha la qaban wayeen Nagu so noqday ee gaaladii nalaynaysay amanahaya. Yaaab gun gun dhashay dheh
#6 | sahal on December 20 2013 16:00:37
kkkkkkkkk, gaalo ku dagtay, tabari ma waxay dhaafi wayday '' in maamulka la badalaa laga yaabaa'' kkkkkkkkkkkkkkkk
#7 | Qoraxay on December 20 2013 16:26:41
Cabdi maxamuud cumar waa nin meesha ay dad udhiibteen hadii labadalo iyo hadii kalana macno masamaynayso oo mid isagoo kale ah lama waayayo ee su'aasha ayaa ah, ina illey tollow suura gal miyay tahay in la iloobo danbiyada ay kamidka yihiin ugaaskii uu sida aadka ufoosha xun ujiid jiiday mase la iloobi doonaa odayaashii uu jeelka kabuuxiyay ee sumcada iyo karaamada lahaa waa maya , caruurtii uu agoonta ka dhigay iyo dadkii uu gacantiisa ku gumaaday ayaa sugi la inta ay fursad uga helayaan, hal habeena aana seexan iyagoona dabinta qaniin sanayn
#8 | Gundiid on December 20 2013 17:09:36
ASC inta salantaas u qalanta sxb yal ha is daalinina kuwan wax difaaca waa 4 nin oo jigjiga joogta oo lacag yar lasiiyo magacyo badana wata oo la yidhi wixii lagu qoro Ogaden today comment gareeya wax ay ogyhin ma iraan waa aakharo moog wana la garaaci haday hal comment seegaan marka ruux markii hooyadii Axmaar kufsado sacabaynaya waxba ha u xanaaqina waligeedna way ka soo jirtay aduunka oo dhan,waxaa hubaal ah inuu wadankan ka xoroobi waa dhow gumaysiga madow ina ILEY waa qowsaar ama xidhaale qaate ninba suu u yaqaano kolayna waa la caydhin aakharana Melis buu biyaha Naarta u shushubi aduunakana mar haduusan meel soomali joogto ama mel xor ah ku noolan karin waa alxamdulilaah laydhkii degahbur aad noo galisay tiirkii baa naga dhacay.
#9 | wadani on December 20 2013 18:13:49
Gumaysigu wuu tagayaa dalkana ragii lahaaba u hadhi ee dabaqodhyoow xageed gali
#10 | rage on December 20 2013 18:16:42
Wuu xoroobi dalkiiye damane yaa wax u shega
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.22 seconds 13,655,841 unique visits