April 16 2014 22:10:09
Users Online
· Guests Online: 19

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Foosiya Cukaash oo laga Cayriyay Jigjiga Maxay tahay Sababtu?
SomaliFoosiya Cukaash oo laga Cayriyay Jigjiga Maxay tahay Sababtu?

21 December 2013

(Ogadentoday Press)- Haweenay Lagu Magacaabo Foosiya Cukaash oo ka mid ah Qurba Joogta u dhalatay Gobalka Ogaden kuna sugnayd Magaalada Jigjiga ayaa laga cayriyay Magaalada Jigjiga, sidaas waxaa sheegay Warbaahinta Maamulka Kililka Xogta Shacabka.

Foosiya ayaa la sheegay in lagu eedeyay innay xidhiidh la leedahay Madaxda Jabhada ONLF.
Dadka ku nool Ogaadeeniya ayaa aaminsan kalla saraynta Muwaadiniinta Ogaadeeniya ee ku nool qurbaha Iyo Gudaha Iyadoo ay sheegeen in Qofka ku nool Gudaha ee lagu eedeeyo ONLF innuu xidhiidh la leeyahay si xun loo ciqaabo iyadoo Xabis dheer loo diro meesha qaar kallana laba tuugto balse si weyn isku waydiinaya sababta kuwa Qurbaha ee ONLF lagu eedeeyo looga cayriyo Dalka!

Khabiirada ku xeel dheer arrimaha Siyaasada Kililka ayaa sheegay in arrintani tahay in Maamulka Kililku uu danaynayo Qurba Joogta si uu dan aan joogta ahayn oogu gaadho balse Muwaadiniinta Dalka ku nool uusan Muhiimad u lahayn.
Dhanka Kalle waxay sheegeen in Kililku uu diidanyahay innay dileen dad haysta Baasabooro Ajaanib ah oo Safaaradahoodu u raacan karraan Danbi meesha kuwa Dalka ku nool cid u raacan aysan jirin.

Foosiya oo kalli ah mahan Dadka laga eryay Jigjiga balse waxaa Iyana horrey looga eryay Magaalada Fannaanada Caanka ahayd Cadar Axmed Kaahin oo la sheegay innay Jigjiga u tagtay Geeri ku timid walaasheed.

Ogadentoday Press

Comments
#1 | X. M. AW MACALIM on December 20 2013 12:30:02
GABDHAHA LA MASAAFURIYAY WAXEY CADEYN U TAHAY GUNIMADDA HORJOOGAYAASHA GUMEYSIGA.
MAXISHOODAYAAL, MASAAFUR GAADAYAAL. MAXKAMADIINU WEY DHOWDAHAY INSHA ALLAH.
#2 | sahal on December 20 2013 16:03:21
Sheekadii kula dhuuqda iyo afar jeeblayntii way dhamaatay, hadaada nidaamka nabada taageersanayn ood onlf tahay, waxaad fasax u aadi Xeryaha qoxootiga Dhadhaab, hadaad Shabaab tahay soomaaliya iyo meelahaas aad, laakiin dibadana nabad diidnimo ayaan durbaanka u tumi, deegaankiina waan tagi, oo ganacsi ayaan ka samaysan socon mayso.
#3 | Qoraxay on December 20 2013 16:20:54
Fooziya sababta loo eryay waa arimo la xidhiidha dagaal hoose oo ka dhexeeya isla ree cali yuusuf iyadoo jifada ay kasoojeedo iyo kuwa madaxwaynuhu si xun isu haystaan waayadanba wallee iyo bilee inkaartii ay ka galeen ugaaskii ay dhulka ku jiid jiideen ayaa dhexdooda ka dilaacday
#4 | wadani on December 20 2013 17:53:41
Masafurinta gabdhuhu waxay cadayn u tahay gumaysigu meshu marayo xumideeda
#5 | ninkii on December 20 2013 18:01:10
Ninka raba gumaysiga iyo gabdhaha layn toda waa who daba qodhi
#6 | axmed dhere on December 20 2013 18:14:30
labo aflaynti way dhamaatay hadaad dibad joogto oo aad ubbo tageersantahay halkagaa jog boos kagama banaanmo DDSI wagi hore qurbojoogta tageersan ubbo iyadoo la ogyahay ayaa lasoo dhawayn jiray oo la la haa ha arkaan waxa losheegayo iyo waxa ka jiro DDSI taasna waa lagu gulaystay lakiin baqina is indho tirayo hada boos looma hayo go to dhadhaab ayaa layiri
#7 | warsame on December 20 2013 19:08:46
WAA IN QOFKU DHINAC UUN RAACO MARNA UBBO AYAAN AHYA MARNA DDSI AYAAN AHAY MA SOCONOYSO. DDSI U DULQAADAN MAAYSO KUWA UBBO FIKIRGOODA QABA EE DEEGANKA IMANAYA. HADII UBBO AAD SI UUN U TAAGERSAN TAHAY WAA IN AAD XERADA DHADHAAB IYO SOUTH AFIRICA AAD AADO. WAA IN CASHIR LA SIIYO KUWA UBBO HOOSTA KALA JIRA OO 24 SACADOOD LAGAGA MASAAFIRIYAA DDSI
#8 | galamso on December 20 2013 20:37:51
RAGAN UBBO IYO DDS KUWAASHAYOOW WAYDINKAA SHARAF KIILIKU IDIIN MAHAYO IDINKAN KILILKA KUWASHAY EE JAJUUSIINTA AH AYAA LAYDIN SO MASAFURIN HADAA MELAHAN DADKA KAJAJUSTAANA WAXBA KUMA HESHAAN KOOB SHAHNA HANOQOTEE,MEELAHAS 24KA IYO LONDON AYA AFKA DHALALISAN IYO MEELO YURUB KAMIDA OOD KUQADATAN DHAWR BOQOL OO CAYDH AH OO LAGAJARAY KIRADII GURIGA IYO LAYDHKII INTA 100 SOO HADHA WAA TIGIDHKA TARENKA IYO SHAHA MARKA NIMAYAHAW GARTA DANTINA _KKKKKKKKKKKKKK
#9 | GOBONIMO DOON on December 20 2013 21:06:49
WAR FOSIYA MIYAANAEY AHAAYN QOFTII ABDI ILEY SAFIIRKA UGA AHAYD MINNEAPOLIS OO AMAERKEEDA LA QAADAN JIRAY, GOORMAY ONLF NOQOTAY ? MISE LABDII BEEN KU HESHIIYA IYAGA AAYAA IS DILA
#10 | kkkkk on December 20 2013 21:28:56
Ubbo maxaa dhib haysta. Dhadhaab ayaa dal unoqotay. Ubbo go to dhadhaab and south Africa.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.20 seconds 13,665,524 unique visits