April 18 2014 13:44:38
Users Online
· Guests Online: 15

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Madaxwaynihii Kililka Qoomiyada Axmaarada oo Xilka Laga Xayuubiyay?
SomaliMadaxwaynihii Kililka Qoomiyada Axmaarada oo Xilka Laga Xayuubiyay?

20 December 2013

(Ogadentoday Press)- Madaxwaynaha Maamulka Kililka ee Qoomiyada Axmaarada Ayelaw Gobansen ayaa maanta laga qaaday xilkii uu hayay kaddib kullan maanta iskugu yimaadeen Maamulkaas oo Wafuud Dowlada Dhexe ka socda ay joogeen.

Ayelow ayaa hayay xilkan muddo 8 sanno ah waxaana lagu tilmaamay xilka qaadistan Dabayl cusub oo Dowlada Dhexe ay qaaday isla markaasna Maamulada Kililada oo dhan ku qiimaynayso.

Madaxwayne Ku Xigeenkii oo lagu magacaabo Gadu Indergadju ahaana Wasiirka Beeraha ayaa xilka loo dhiibay.

Madaxwaynahan ayaa hayay xilkaas muddo dheer oo Maamulka Kililka oo Gobalka Ogaden ka jira uu soo maray 5 Madaxwayne Iyo 11 Madaxwayne ku xigeen midaas ka dhigaysa Maamulka oogu fowda baddan ee Itoobiya ka jira taas oo sabab u tahay faragalinta tooska ah oo Ciidamadu ku hayaan iyo dareen la,aantooda shacab ee ay ku hayaan Dadkooda.

Waxaa in baddan la is waydiin doonaa Madaxwaynahan Qoomiyada Axmaarada oo lagu qiimeeyay oo kalli ah maxaad wax u qaban waysay iyadoo Kililka Axmaaradu uu yahay kuwa oogu horumarsan Kililada, maxaa lagu qiimayn doonaa Madaxwaynaha Maamulka Kililka ee Gobalka Ogaden Cabdi Maxamud Cumar?

Ogadentoday Press
Comments
#1 | qorahay hero on December 19 2013 18:08:30
kkkkk ninyahaw saad ninweyn utahay ninkaagan ogadentoday qora unbaad su,aal doqon dadka weydiisaa kililka axmaarada dawladii xayle selase iyo mengiste ayaa dhisey inaguna geelaan kaladhacayney waxa ethiopia inagasoogadhana duuleen ciidan buu ahaa ......... maanta baa timid cidii aan iska indhotiraynin wey ujeedaa cabdi maxamuud cumar 3 sanee lasoodhaafey waxa uuqabtey hadaan dhoho kasheekeena waa khalad sababto ah kamaba sheekeyn karo wuuba badalay deegaankii dhanaaba magac iyo muuqba iyo maamuusba .... cabdi kohor waxan ahayn waxbayahay maantana waxan nahay dadka tagay ee dayaxa kusocdo ..... kuma raacsani dhibkasta oo cidi ugaysato dadka shacabka ah hadii ciidamo kilil kuwa onlf al itixad iyo kuwa ethiopiaba lakin CABDI HAJIRO WUUXUU NOOHORR=SEEDEY GUUL AAN LAQIYAASIKARIN ...... xususin anigu ma,ihi ruux wadanki joga oo cabsanaya waxani wa ra,yigayga xorta ah waxana ahay qurbe kunool uhilawsan talaabada dadkiisa
#2 | Gundiid on December 19 2013 18:18:20
@Qorahay beenale alla ku ku soo hanuuni sababtoo ah wadadii cadaabka ayaad ku sii socotaa gaal qadhmuun oo dadkaagii iyo diintaadiiba baabiyay ayaad amaanaysaa kan aad sheegaysana waa gaal kalkaal waxaa cadayn u haystaa, Suratul Alcimran aayadeeda 28 akhri hadaad muslim tahay hadaad Axmaar afsoomali bartay tahayna eega wayba abadanyihiin ee waa gaalgaal taageeray unbaad tahay. Aayadu waxay leedahay" Kama yeeshaan Muminiintu Gaalada wali ama sxb" ilaa dhamaadka aayada markaas sidas baad ku sifowday wadankana waan kula joognaa wax ka socdana ilaahayna wuu arkaa ruuxii caqli saliim ahna wuu arkaa lkn doofar aan damiir lahayn oo waxa hooyadii lagu samaynayo ay la qumantahay waa ka indha layahay.
#3 | Gundiid on December 19 2013 18:20:56
Adoo qurba jooga hadaad duligaas tahay maxaad u malayn hadaad wadanka tagto walee hanbada xabashida ayaad leefleefi, anagoo wadanka joogna ayaa runta sheegayna duli magaca aad wadato ceebeeyay baad tahay oo ESTV qudhun wada beenta la dhoobdhoobay run mooday.
#4 | shaley iyo maanta on December 19 2013 18:57:03
ala hami yaraa dadka yaguu bal waxan qoraxay wataa waxa uu lashoo shirtagay day c iley buu amaan isleeyahay waxuu kufaanayaa dhiiga naxariisdarada uu ugaystat umadan aan waxba galabsan ee masaakinta ah ee noloshodiba naxariis wax ugala aan arag ilaa inkabadan qarni dagaal aan dhamaad lahayn kusoo jirey C ILEY waxa uu soo kordhiyay waa xasuuq xadhig iyo dil aan loo kala meel dayin hadaad hormar moodi kureydan aakaha laga simey ee layiri ordaya soo baa bi iya hoyooyinkiin iyo waxaad walaal lahadeen iyo aabi toona hasoo dhaafina waa umad halaag santay dadka markuu gumayste haysto wey samraan weyna isu bogaadiyaan war cadowga iskaceliya lakiin cadowgii caruurta cunayay waaban kufaani kuwan kahor taarikhda laguma hayo adeer iska aamaanta gaalada iyo afqadhmuunta iaduunkana wala idinka gulaysan aakhirana cadaab baa idiinyaal iyo JAHANAMO
#5 | galamso on December 19 2013 19:02:06
Dadkan horta ok maaha waa dad waxan umalayn maskaxda kajiran oo guriga internet loso dhigay...fikirkiina cabira hada ok tihiin oo aydaan gadhiga kadhicin,iska daaya cayda only if you are ok otherwise cabdi ilay mid ha caayo,admiral maxd cumar mid ha caayo.laakiin waxan idin shegaya isbadal inu iman sidan xalku ma ahanayo.
#6 | doolo on December 19 2013 21:01:45
qorraxay wuuu saxanyahay ee dalkii wuu xoroobeee ubbooy riyada katoos
#7 | Dr.Ali on December 19 2013 23:52:04
Fiicaanaa Ogaadeen islaynaya jaa hiliin. waa loogu talagalay ee is cuna. Anaga Ethiopian ka ah Ormo iyo Amxaaradaa qabsan doona.
#8 | BULLAALE WAYNE on December 20 2013 03:40:51
INDHO WAX BAAS ARKA AFKOODU MA AAMUSEE
TOLKAY WIXII MIYIR QABA WAXAAN WAYDIIN LAHAA SU AASHAN
24 SANADOOD OO DHAN BAY UBU DAGAALAMEEYSAY WAXAYNA LAHAAYEEN
WAYNU OGEEYN
HADA DAGAALKOODII MAWUXUUKU SOO KOOBTAY
INA ILEEY ????????????????????????????
AAWAY MALISKAAD SHEEGI JIRTEEEN ????????????????
AAWAY WAYAANAHAAD SHEEGI JIRTEEN ??????????????
AAWAY GUMEEYSIGAAAD SHEEGI JIRTEEN ???????????????
AAWAY JI HAAD KAAD SHEEGI JIRTEEN ???????????????///
AAWAY XABASHIDAAAD SHEEGI JIRTEEN ????????????
AAWAY ABASIINIYADAAD SHEEGI JIRTEN ???????///
AAWAY DABA QUUDHIGAAD SHEEGI JIRTEEN
AAWAY MACAAN JICISHAAD SHEEGI JIRTEEN

MIYEEYDAAN GARAN HAYN DADKU IN UU XISAABTAMAYO HADAAD IDINKU WAALANTI HIIN OOD SIXRAN TIHIIN OOD BEEN RUN MOODEEEN
DADKU MASIDIINAA MUUDEEN SOOW

WAX ALE WAXAAD SHEEGI JIRTEEEN HADA MA INA ILEEY BUUNOQDAY ????????????
WAAGAAAAD NAHUR YAACAYSEE MAYSAGAA NOOLAABA KKKKKKKKKKKKK MALAHA WUUNOOLAAYE
LAAKIIN ARDAY BU AHAA
INA ILEEY WAXAAWEEYE { MAXAMED CUMAR DAGE OOKALE MAXAME CMARDAGE MAALINTII GUBA LABILAABAY BUU SHASHAY ISAGAAN SOO GUNAANADAY }}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}}HALYEEY CABDI HIILIYENA WUXUUDHASHAY MAALITAY UBO DAGAALKA BILOOWDAY ISAGAANA SOOGABA GABEEYAY UBO

HADABA TULKEEYOOW UBO WATAAAAAAAAAAAAAAAAAAS
TOLKEEYOOW KASAMIR

HAGUULEEYS GEESIGA QARNIGA ABWAAN C M CUMAR
HAWAARTO MINIMADA ETHIOPIA HAWAARTO D D S I
HATIR TIRANTO UBO KHAAATUMA XUN
WBT
#9 | NAFTII HURE on December 20 2013 04:07:07
DEG DEG DEG DEG
TAARIIKHDU MARKAY AHAYD 18.12.2013 WAXAA UU WIIL UGU DHASHAY NIN LAGU MAGACAABO CUMAR AXMED HAAJIR IYO HOOYO ANAB CIISE BARQADLE GOBOLKA FIIQ GAAR AHAAN DAGMADA GARBO. WIILKAAS AYAA MUCJISOOYIN CAJIIB AH LA YMID. WIILKAA MARKII UU SAAS U DHASHAY AYUU ILAAHAY KA HADLIYAY OO UU YIDHI NAFTOOD HURAYAASHA YEEYSAN DAALIN OO DAGAALKA HA SII WADAAN. XORNIMADII MAALMO AYAA IDIINKA HADHAY. KADIBNA WIILKII YARAA WAA UU DHINTAY
#10 | KAALI on December 20 2013 04:17:45
HADEEYJIRTO NAFTOOD HURAYAASHU UU WIIILKU
SHEEGI WAA LIYOOGA OO DURBA UBO KAFARA XALAN DEE

EE XAGAAD OQAADATAY MA A HA KKKKKKKKKKKKKK
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.19 seconds 13,681,870 unique visits