April 17 2014 05:30:29
Users Online
· Guests Online: 14

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Munaasabad loogu Magac-Darray "Taariikhdii Halgankii Darwiish" oo Nairobi Lagu Qabtay+ SAWIRRO
SomaliMunaasabad loogu Magac-Darray " Taariikhdii Halgankii Darwiish" oo Nairobi Lagu Qabtay


20 December 2013


(Ogadentoday Press)- Munaasabad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Teleh Heritage Foundation oo looga hadlayey taariikhdii Daraawiishta iyo Halgamaagii waynaa ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan ayaa galabta lagu qabtay hall wayn oo kuyaala badhtamaha xaafada ay soomaalidu ubadan tahay Eastlight ee magaalada Nairobi.




Kulankan oo u jeedadiisu ahayd soo noolaynta taariikhda sayidka ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne soomaaliyeed oo aad tirabadan oo ka koobnaa bulshada qaybaheeda hadii ay noqon lahady Dhalinyaro,waxgaran,Hooyooyin iyo Aqoon yahano

Kulanka ayaa waxaa lagu casuumay jaaliyadaha soomaaliyeed ee ka dhisan magaalada Nairobi, waxaana si gaar ah loogu casuumay munaasabadan Jaaliyada Ogaadeeniya ee Nairobi, maadaama shacabka Ogaadeeniya ay taariikhda gumaysi ladirirka safka hore kaga jiraan



Wax garadkii munaasabada kasoo qayb galay ayaa waxaa kamid ahaa Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Olol Diinle oo ay dadka soomaaliyeed guud ahaan sifiican u wada yaqaanaan Reer Suldaan Olol Diinle.

Suldaan Cabdiraxmaan ayaa si qoto dheer oo waafi ah waxa uu ugu hadlay guud ahaan gumaystayaashii kala duwanaa ee soo gumaystay guud ahaa gayiga soomaaliyeed.

Sudaanka ayaa waxa uu si gaar ah uga hadlay qadiyada Ogaadeeniya oo uu sheegay inay tahay qadiyad soomaaliyeed maantana aad moodo in lagu daayey qadiyaadaas iyo dhulka taariikda dheer leh ee inaga maqan dad gaar ah oo uu sheegay inay yihiin kuwa sida dhabta u leh Ogaadeeniya maadaama maanta inteenii kale aan ugaga seexanay dhulkaas xorayntiisa iyaga.



Suldaan cabdiraxmaan ayaa waxa uu si gaar ah u xusay dhibaatadii ay ciidamada gumayisga Ethiopia ugaysteen dadka soomaaliyeed, isagoo dhanka kale xusay sidii geesinimada lahayd ee Suldaan Olol Diinle ula dagaalamay gumaysiga Xabashida.

Sudlaanka ayaa munaasabada ka sheegay in Aabihii Allaha unaxariistee Suldaan Olol Diinle iyo 10 mujaahid lagu dhex dad dalay jeelka loo yaqaan Alambaqa sababta loo dal dalayna ay ahayn Qadiyada Ogaadeeniya oo uu isagu wax kalahaa
Waxgaradkii munaasabada ka hadlay ayaa dhamaantood waxa ay ku nuux nuux sadeen in taarkhdu ay tahay maguuraan ruux walbana ay taariikhdu ku xusi baal dahab ah ama baal madow.




Munaasabada galabta ayaa waxaa lagu daawaday muuqaalo ka hadlaya taarikhdii Sayidka iyo daraawiishtiisii
Munaasabada galabta ay soo qaban qaabiyeen Teleh Heritage Foundation ayaan iyadoo kale wali aysan ka dhicin magaalada Nairobi oo maalin kasta lagu qabto kulamo siyaasadeed iyo kuwo bulsho

Wax ayna dadkii munaasabada kasoo qayb galay si kal iyo lab ah u bogaadiyeen masuulka ugu sareeya Teleh Heritage Foundation Guutaale inuu soo nooleeyey Taarkh in badan gumaysatuhu isku dayey inuu tirtiro




























Nairobi-Kenya



Comments
#1 | GUMEEYSI DIID on December 20 2013 00:44:56
MAANSHA ALAAH WAXAA JIDKIISII MARAY ONLF,GUULEEYSTA GUMEEYSIGII WAXBA UMA HARINGrin
#2 | KAALI on December 20 2013 03:52:57
awalba meeyas sayid hadal qaadi jirine mar kuu cadi maxamuud jigiga taalo ugadhisay beey rabaan in ay taaas qasaan waabeenaalayaal istustuswada
#3 | Gashaan on December 20 2013 06:28:50
Waxaaba ka qud baynayo (Cabdiraxmaan Olol Diinle) kii sayidka ugu necbaa iyo Ogadeen ama Darood waxaa looga soo eryay Ethiopia,, waadadkii nagu hoosnolaa ee hawiyaha qoryaha u qaaday walee absame damiir malaha kaas oo kaleento sidee loogu ogolaaday inuu tariiqdii Darwiishka ka hadlo,,
#4 | wadani on December 20 2013 11:00:15
Waa tarikh wanaagsan absame ethopia waxay yeeshay iyo adamaha kaloodha waxuu yeelay waxaa badan waxa ethopia yeshay sidaa darteed cadowga absame iyo olol diinle waa Ethiopia
#5 | fiiq on December 20 2013 17:18:32
ilaahay baa naga soo qabtay tuuga shuftayga ah. kuwa kale na ilaahay ha naga soo qabto. viva ciidamada geesiyinta ah ee liyuu police viva Ethiopia down shuftayga ubbo ubbo
#6 | Qalaafe Boy on December 20 2013 17:23:15
Walee Boqor Olol maad wax ka sheegeysaa waa ninka kaliya ee la dagaalamay Xabashi waxa uuna ahaa Boqorka guud ee Boqortooyadii Ajuuraan, waagaas Ogaadeenka aad sheegeyso lama aqoon. sidoo kale, xilligii Ajuuraan maamul lahaa qarniyadii 15, 16, 17aad ee Axmed Gurey oo uu ugu dambeeyay Boqor Olol diinle, Ogaadeen wax mahayn ninka watoo magaca Gaashaan, taraiikhda dhulka Ogaden somaliya oo dhan baa iska leh ONLF-na wax ha ka sheegin waa dad wadaniyiin ah oo qabiil aan wadin, adoo kale baa qabyaalad wada jooji qabyaalada oo jaajuus ha u noqon Xabashida.
#7 | Nogob on December 21 2013 04:19:24
Melbourne (Australia): Waxaa magaalada Melbourne ee dalka Australia si weyn looga xusay xafladda qoomiyadaha iyo shucuubta Itoobiya ee lagu magacaabo Hidar 29. Xafaladan ayaa sanadkan lahayd qiimo dheeraad ah maadaama sanadkanu uu ahaa markii ugu horeeyey ee lagu qabto dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI). guul guul Ethiopia jabaaaaaaaaaaaaaay ubbo
#8 | AccoxyVexnwv on January 04 2014 19:48:49
don’t will need spend much for your birthday dress and you’re designed to suggestions, why don't a secondhand shop? Consignment stores are terrific places for getting cheap used chiffon flower girl dress. Nonetheless have to do a few points into account:click here to see more info

Wedding costumes is one area where you significantly reduce your costs. Do not consider compromising on looking absolutely stunning with regards to your wedding ceremony, but carry out faith being smart about searching for the best deal possible.deals on Evening Dresses

You need to consider a cheap and sweet 16 dress, you mustn’t miss the sale event. Most boutiques won't provide frequent sales, therefore, it’s truly critical gasoline the businesses top the events.great deals on Prom Dresses

With wedding season soon here, many a bride needs the way to make the most marriage imaginable…without racking up a potential debt imaginable. Clothes does not exception.Prom Dresses:http://www.dresspurty.com/

Bridal wear can discover the thousands, may possibly eat as a significant amount of all wedding budget. Certainly look amazing, but you'd also love to make you and your family something you can, drink, and ideally take a seat on (irrespective of whether Uncle Hal is way more of wander-around-inebriated type).Cheap Bridesmaid Dresses
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.35 seconds 13,668,293 unique visits