April 16 2014 14:51:54
Users Online
· Guests Online: 26

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Dhagayso Dood Adag oo Dhex Martay Gudoomiyaha Gobalka Gedo Iyo Warbaahinta- Kismaayo, Gobalka Ogaden, Heshiiskii Jubba?
Somali
Comments
#1 | diyaaboos on December 19 2013 11:10:27
ninkaan lama wareysanin ee hadal baa lagu kufsaday cilmi la aantu waa sidaan qofka jaahil ka ah een aayad qudh ah ka aqonin qawlka rabi kalmad iskuma tosinkaro wariyahaan yaa cabdi iley ukeena hoyadaa was buu kaga bixilahaa
#2 | dawari on December 19 2013 11:19:48
Subxanalah jaahil iyo dabadhilif ileen maxishodan baldhaysta ninkan gudomiye sheeganhaya aqlixumadiisa balfiriya imisamelood bulugtamariyay marwa Somali marnawa Ethiopian marwa afhayeen Ethiopia marnawa gudomiye gobal Allah hakudooriyo umadana sharkaaga iyo khayamadaada Allah hakaqabto
#3 | Mujaahid on December 19 2013 11:27:21
Ogadentoday mahad sanidin
Gacan baan utaagay wariyahan su aalaha uu waydiinayo ninkana waa kuwo aad umacaan xiiso gaara leh oo lagu raaxaysan karo. Waxaana oran karaa waa wariyaha sanadka 2013 ka, waayo? wariyaha waxaa kamuuqda dadnimo, Islaanimo, gaal naceyb, wadaninimo iyo danqasho walaalihiisa Muslimiinta ah. Wuuna mahad san yahay, in intaas aan kor kusoo sheegay hadii lagaa helaana waa waa qeyb uu kudhamays tirmayo iimaanka qofka kujira.
#4 | Wadani on December 19 2013 11:34:47
TO: diyaaboos
Sxb inkasta oo aad aragtidaada xor utahay haddana kafiirso erayada aad kuhadlayso waayo? nin aayado Quran ah kuudaliilinaya ayaad leedahay Cabdi iley hooyadii buu caayi lahaa; Subhaanallah. Nin jeclaysigu Caddaab yuuna kugu tuurin Allahna kabaq. Abdi ileyna shaki kama taagna in uu yahay spy Ethiopia ku adeegsato, haddii uuna katoobad keenina aakharo meelxun kuleeyahay.
#5 | Baarguun on December 19 2013 12:03:31
Idecadan iyo wariyaheedaba hadda ayaa iigu horeeysa,balse waxaan qirayaa in ninkan wareysanaya Gudoomiyaha Gado uu yahay nin fahansan Godka ay ku sii dhacayso Somalidu, oo ay kow ka tahay in Hogaamintii Somalidu ku soo hadhay kii aqoondaradu haysatay iyo kuwo aan la hayn wadaniyad.

Sidaa darteed, waxaan rabaa inaan halkan uga cadeeyo kuwa noocaas ah oo dhan in aad ku jirtaan khasaare aad u badan oo noocya kaladuwan leh

Dhanka kale, waxaan u sheegayaa cidkasta oo dan ku raadsata siday Ogadenya ugu sii jirilahad Gumaysiga xooga ku haysta ee Ethiopia ka waan toow,hadii kale wax kale sii raadso shaki kuma jiro in qadiyadda Ogadenya ay soo af jarmeeyso Ethiopia ayna sii gumeysan doonin,tusaale waa inaad ogaataan wakhtigii gumesigu wuu dhamaaday
#6 | ahmed jarari on December 19 2013 12:07:52
ascw horta anigu lama yaabani dhabadhlifkan gabre maamulo.
lkn muslinoow run sheeg ayaa la yidhi muslinoowna uga qaado.
xaqiiqda ka jirta ogaden waan oganahay,cabdi iley,isha alle hak tuuree,xasan sheekh iyo DF kiisa, axmed madobe,siilaayno iwm waxay aaminsan yihiin warka ninkani ku hadlayo oo aan waxba lagu darin waxbana laga reebin,nimanka ay colaadu ka dhaaxayso xaabshida waa kuwa waraysigan qaadayaa,waa radioalfurqaan,ee ogadentoday ma waxada ka xishoonaysaan runta oo in la idin dhahaad ka baqaysaan waxaad soo tabiseen war niman xabashida ku kacsan kaliya? UN igad iwm axsaan haaka sugina walaalayaal iyo reer galbeed kale midna,e mesha idiinka hiilinaysa xaabshida ama dagaalka kula jira xoogaa xagooda uliica kolay gaaladaa yaad ka cabsanaysaane
#7 | SAGAG on December 19 2013 12:22:11
Wariyuhu WAA. Al SHABAAB. WUXU u shaqeeya idaacada al furqan.
HADA ka HOR WUXUU waraystay RW GEEDI ..
BALSE MAANTA waxaan ogadey in onlf iyo al SHABAAB ISKU hadaf yhiin. Bal fiiri kommentka tanagerayasha onlf.
Runti waa wax laga xumaado in Aad u sacabo tuntaan NIN caruurta iyo haweenka gawraca.. Culumada masaajidada ku laaaaya,
Mawaxad ku tagerten gbdha tiri wa la ikufsaday.ee uu idin maqashiiyay. Aan idin waydiiye kufsi iyo dad la iskuqarxyo kedaran.?
Mida kale xasuuqa ay alshabaab gaysteen itobiya ma gaysan. Al SHABAAB IYO itoobiyane itoobiya kun jeer laqaatay. Saa waa ba gaal hadu idilo aan jano galiye. Oo. Masaajid iyo shooping mol laga adeegto aan ku xasuuqayn maati.
Runti wariyahan argagixisada ah anigu xata lama hadleen coz waa dambiile....mida kale nimanyahow waxaad halis ugu jirtaan inaad wadanka Kusoo dhawaysaan aragagixisa saa sida aad ugu riyaaqden BAAN la yaabay.
wbtf
#8 | @ Sagag on December 19 2013 13:05:44
Waxaa tahay doofaar, damiiir laawe ah oo weliba jaahilnimo u dheertahay waxaad ka hadlaysaa alshabab ficilada ay sameeyaan!! maxaad u diidantahay ama aad arki la dahay xasuuqa lagu hayo dadkaaga! waxaad tiri keebaa daran in naag la kufsado iyo in la is qarxiyo kkkkk walee waa run in dabaqoodhigu aanuu damiir lahayn raali miyaad ka tahay in hooyadaa iyo walaashaa lagugu hor fuulo oo weliba gaal kufaar ah oo madaw kugu hor fuulo?? Nacalad haku dhacdo kufaar iyo wixii macooda ahSad
#9 | dawari on December 19 2013 14:05:14
To.saga war adigo walaasha iyo hooyada hortaada tigreega iyo liyuugu kukufsafanba kamadanqatid ee wadkuraxaysata maxay shabaabku dhiba ooy ugaysten reer ogadenia maruntaad kunacaysa mise waxaad rabta sidaado kale inaynoqdan dabaqodhi waxaan ubahanahay kofkasta oo kadanqada xasuuqa shacabka wana dodhawaynhayana ruxkasta oo naqaban Kara hororka dhigyacabka ilay iyo tigreega maqale
#10 | jamaal on December 19 2013 14:22:48
Where there. No jihad .no struggling. No.jihad. no.Islam. let's work together to defend our people. Our land our imaan. So if believe Allah and Mohamed why you don't believe jihad. So with out jihad in your heart you're not true Muslim. But you're munafaq Hippocrates
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.30 seconds 13,662,481 unique visits