April 16 2014 07:01:14
Users Online
· Guests Online: 17

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Dagaallo dhex Maray Jabhada ONLF Iyo Ciidamada Dowlada Itoobiya
SomaliDagaallo dhex Maray Jabhada ONLF Iyo Ciidamada Dowlada Itoobiya

19 December 2013

(Ogadentoday Press)- Dagaallo ayaa dhex maray Ciidamada Jabhada ONLF ee u dagaalama gooni- u istaaga Dhulka Soomaalida Ogaden Iyo Ciidamada Dowlada Itoobiya, Dagaaladan ayaa ka dhacay Deegaamo hoos taga Gobalka Wardheer, Fiiq, Jigjiga Iyo Qoraxay.

Warbaxin ka soo baxday Jabhada Saraakiisha Jabhada ONLF ayaa lagu sheegay in Dagaaladan ay ku dileen Ciidamo Dowlada ka Tirsan. Faahfaahinta Dagaaladan ayaa u qoran sidan hoose.

4/12/13 Qoriile oo dagmada Danood katirsan weerar ay CWXO ogadenia kuqaadeen ciidan uu gumaysigu leeyahay oo halkaa falal amni xuma ah kawaday waxaana halkaas ciidanka cadawga lagaga dilay 6 askari 5 kalana waa lagaga dhaawacay.

15/12/13 Simane oo dagmada Fiiq ee xarunta Gobolka Nogob katirsan dagaal kadhacay waxaa ciidanka wayaanaha lagaga dilay 6 askari 8 kalana waa lagaga dhaawacay.

16/12/13 Qoraati oo dagmada Qabribayax katirsan dagaal kadhacay waxaa ciidamada saamalaluud ka ah ee gumaysiga Itoobiya lagaga dilay 5 askari 7 kalana waa lagaga dhaawacay.

16/12/13 Bashuuro oo Fiiq katirsan dagaal culus oo kudhaxmar CWXO iyo kuwa gumaysiga waxaana dagaalkaas loogu awood sheegtay ciidamada gumaysiga waxaana goobta lagaga dilay 11 askari 18 kalana waa lagaga dhaawacay.

17/12/13 Wijiwaaji oo dagmada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay katirsan dagaal kadhacay waxaa ciidamada gumaysiga lagaga dilay 4 askari 6 kalana waa lagaga dhaawacay.

Ogadentoday Press
Comments
#1 | ALI yare on December 19 2013 05:57:38
Aaawaye iimaanbeelayaasha gaalada madoow u shaqeeya maxeey sugayaan in ay halkan caay iyo dhabadhilifnimada gumeeysiga ku soo qoraan.
#2 | Danwa on December 19 2013 06:34:09
Mansha alaah waa guul ay noso hoyisay jamhada wadaniga xorenta ogadeniya waana kufarx sanahay jabka gadhay gumesiga iyo waxan udaba dhaqa uf bakhti qadh muna o l l f viva
#3 | O n l f oman on December 19 2013 06:43:32
Guuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuul amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin inshaa alaah
#4 | Ilaaahay baa mahada iska leh on December 19 2013 07:20:21
Mansha alah jwxo way gulaysan ilahay ba quraanka ku shegay in ay ugu danbeyta muslimta gulaysan doodan galada iyo kuwa lajirana ay jawayaaaa ilahay cadawi dona ilahay mujaahidinta hagulaysiyo mel kasta ay adunka kajogan geerida gaal ka dhofka ku yimimid bey dhibi jwxo viva
#5 | waryaa on December 19 2013 09:03:39
marksta in ben laga jawaabo macno ma samaynayso marka iska qora benta. anigu waxaan umalaynayaa in aad yaraysen dagaalada ka dhacaya wadanka ee bentu yanan idn ku yaraanin.
#6 | onlf on December 19 2013 10:19:49
ninka maga ciisa qariyay ee waryaa isuku magacaabayoow mawaxaad kanaxaysaa jabka gaadhay ito afqadh muun walaal allaha ku hanuuniyo waxaan ku dhaho garan maayee adeer jwxo wayguulaysatay wayna talaab satay cid hor istaagi kartaana malaha allaha ku garan siiyo ogadenia haxorawdo inshaa allaah
#7 | runmaal been diid on December 19 2013 11:55:23
Beenaalayaal sawirka uu soo galyey ayaad ka garan beenata ayey sheegyaan waa sawir waa hor ugu yaraan lix sano iyo ka badan waan arkayey ubo dhul qabsada hadaad run sheegaysaan beentiina ayaa badatay jabhad labaatan sano dagaal ayaan ku jiraale xataa hal tuulana hays waa wax aan jirin ubo beenaleeyey ala ku cadaab beenta xataa ka xishoon mayso
#8 | runmaal been diid on December 19 2013 11:59:14
Sawir kan raga ku jira waa wax waa hore dhintay oo geesiyaasha liyouu police ku cuneen iyo kuwo isu soo dhiibay maxay dagaali
#9 | Nafta runta u sheega Shiftoooy on December 19 2013 11:59:53
Alla maxaaaa caqliga idfinka qaatay ma dagaal been ah oo jirin ayaad ka sheekaysaani uun nimanku karaan adakaaaaa mise dad baa waxan ka dhagaysta oo run mooda niyaw naga daaaya ciyaarta been sheega oo tu run u eg sheega la yidhiye bahashan soo qaawan waa idin sideee agah!!!!!
#10 | Danwa on December 19 2013 12:44:10
Abaha lacadab afqadh muunow alow meeshad fadhido qadhmuna kabahaga aya uraya sxb damer doraleh
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.26 seconds 13,658,899 unique visits