April 24 2014 03:30:18
Users Online
· Guests Online: 20

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Faahfaahin ku saabsan dil afar dhakhtar iyo laba ruux oo kale loogu geystay Maanta Deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho
SomaliFaahfaahin ku saabsan dil afar dhakhtar iyo laba ruux oo kale loogu geystay Maanta Deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho

Arbaco, December 18, 2013

(Ogadentoday Press) — Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta barqadii afar dhaqatar iyo laba qof oo kale oo midkood uu ahaa darawalkii dhakhaatiirta iyo ruux ilaalo u ahaa loogu geystay deegaan lagu magacaabo Siinka dheer oo Muqdisho 15-km dhinaca koonfureed kaga beegan.

Kooxo hubeysan oo watay gaari yar ayaa la sheegay inay toogteen dhakhaatiirtan oo saddex ka mid ah ay ahaayeen Suuriyaan iyo dhakhtar u dhashay Somalia, iyadoo ay sadex qof oo kale oo laba ka mid ah ay ahaayeen ilaaladii dhakhaartiirtan iyo dhakhtar kale oo Suuriyaan ah ay ku dhaawacmeen.

Dhakhaatiirta la dilay ee Suuriyaanka ah ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray, Dr. Ayman, Dr. Cabdalla iyo Dr. C/xamiid, halka isna lagu magacaabi jiray dhakhtarka Soomaaliga ah ee lala dilay, Dr. C/kariin Maxamed Shire.

Sidoo kale, kooxaha hubeysan ayaa toogasho ku dilay darawalkii gaariga oo lagu magacaabi jiray, Khayre Cali Saalax iyo mid ka mid ah ilaaladooda oo la oran jiray, C/qaadir Catoosh, iyadoo dhakhtarka Suuriyaanka ah ee la dhaawacay lagu magacaabo, Dr. Maahir.

Maydka dhakhaatiirta iyo labada ruux iyo dhaawaca dhakhtar iyo ilaalada ayaa la geeyay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, halkaasoo haatan sadexdii qof ee dhaawacmay lagu daaweynayo.

“Xasuuqa loo geystay dhkhaatiirta waxaa geystay kooxo hubeysan oo gaari yar watay kuna hubeysnaa qoryaha loo yaqaan daba-jeexa, runtii rasaas badan ayay ku fureen gaarigooda, waxayna xilliga la dilayay dhakhaatiirtu ku socdeen isbiaalka duleedka Muqdisho ku yaalla oo lagu magacaabo Fiqi kaasoo ay howlo caafimaad ka sameynahyeen,” ayuu yiri mid ka mid ah kalkaaliyeyaasha ka howl-gala isbitaalka Fiqi.


Goobjooge kale oo isaguna warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maydadka dhakhaatiirta ay muddo yaalleen waddada isku xirta Muqdisho iyo afgooye dhinaceed, ayna halkaasoo ay ku suganayeen ciidamada ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya, wuxuuna xusay in rasaastii lagu dilay si xun u waxyeelleysay jirkooda.

Dr. C/raxmaan Macallin Fiqi oo ah madaxa isbitaalka Fiqi oo ay dhkhaatiirtan ka howlgeli jireen ayaa sheegay inaysan jirin wax hanjabaadyo ah oo soo gaaray iyaguna aysan weli u sheegin dhakhaatiirta la dilay in loo hanjabay, isagoo xusay in laba bilood oo keliya ay la shaqeynayeen ayna howlo caafimaad ah oo badan qabteen intii ay isbitaalkan howlaha caafimaad ka wadeen.

"Saddexda dhakhtar ee Suuriyaanka ah waxay ka howlgeli jireen isbitaalka Fiqi, waxayna ahaayeen kuwo takhasusaadkoodu ay kala ahaayeen, cunaha, afka iyo dhegaha, kilyaha iyo haweenka, waxayna isbitaalka imaan jireen labadii maalmoodba mar" ayuu Dr. C/raxmaan Fiqi ku daray hadalkiisa, isagoo xusay in isbitaalka uu howlihiisa sii wadi doono, kooxo yar oo dhibaatooyin waddana aanu howlihiisa u joojin doonin.

Madaxa Isbitaalka Fiqi ayaa sidoo kale sheegay inaysan filayn in dhakhaatiir Muslimiin ah oo dalkan u yimid inay caawiyaan shacabka Soomaaliyeed la dilli doono, isagoo dilkaas ku tilmaamay dilkan mid axmaqnimo ah oo loo geystay dhakhaatiir Soomaaiya u joogay inay caawiyaan shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Duniyo Maxamed Cali oo ka mid ah mas'uuliyiinta Isbitaalka Madiina ayaa ka hadashay dilka dhakhaatiirtan iyadoo sheegtay inay howlo lagu qalayay dad Soomaali ah u adeen isbitaal ku yaalla duleedka Muqdisho, waxaana leennahay intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto mana jirto wax kale oo aan ku saa’idinayno.

Ma jirto cid sheegatay inay ka dambeyso dilka dhakhaartiirtan Soomaalida iyo Suuriyaanka isugu jirta; waxaana afhayeen u hadlay kooxda Al-shabaab uu sheegay inaysan xoogagoodu fulin dilka dhakhaatiirtaas, iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay oo Muqdisho lagu dilo dhakhaartiir Suuriyaan ah oo dhaawaanahan kusoo badanayay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Si kasta ha ahaateen dilka dhakhaartiirtan ayaa kusoo beegmayaa xilli toddobaadyo ka hor ay Muqdisho ku toogteen kooxo hubeysan gabar u dhalatay dalka Uganda oo macallimad ka ahayd Jaamacadda Soomaaliya oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho

Xigasho: Hiiraan
Comments
#1 | BULLAALE WAYNE on December 18 2013 13:18:35
AGAS OO SOO XORIYADU SIDAAS MA AHA ???????????????
IN RUUX WALIBA RUUXUU KA HELO DILKIISA SOO XURIYADA MA AHA IN UU DILO OOSOOWTAAD
DEEYDAYEEYSAAN MA AXA XORIYATUL XAMAR KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
SOOWTAAD MAALIN IYO HABEEN LEEDIHIIN XAMAR IYO HARGEEYSA WAA XOR OO RUUXWALIBA DUUQIISII CIYARAA
HEEEEEEEEEEEEEEER SARE SOOWMA AHA OOSOOWMA AHA KUL HADII XAMAR LAGASAMEEEYAY
ILEEN SIDA MEESHAN BAAS EE SHARCIGU YAALO EE
ATUUBIYA AH SIDII AAD DOONTU KAMA HELIIYSID OO WAA LAGUU DIIDI OOWAAGUMEEYSI BAAS HEDI
AAGAAA
#2 | wardheer on December 18 2013 22:10:41
ogadeniya hadi ilaahay ladamcay xooriyad heer cabdile lamadhaliyeen horiyada ogadeniyana waxaa logu dawgalay heerkas ilaahay ogaden hakaqabto heer kas dhamaantood waliga kuma arkaysid wax aad kufaraxdo ceeb iyo huunguri mooyane umadan xagee lagakeenay waa yabe
#3 | BULLAALE WAYNE on December 19 2013 05:34:21
wardheer inaadeeroow ubo adigu reerka magac dhogiisa iskadaa hadaadan shisheeyaha kale aheeyn oo aadan ukas issagdireeyn absamaha
reer ogaadeen wuutashaday wuxuukutashadayna ficilbuu kumuujiyay waanad aragtaa oo reer wardheer baa koow ka ahaa wuxuukutashaday in ethiopia
intay soomaali inoo addeeeg san laheey inaan inagu u adeeegsanu
sidaasaan kuraacnay ETHIOPIA eemaxaad usheegan rer CABDILE { wax rag ku heshiiyay nin masheegi waayee }waagaad reerwar dheer ahaan MADAXWEEYNAHA AHEEYDEEN REER CABDILE WUUKU DABA SOCDAYE
hadaad reer war dheer sax ah tahay raac waa tulkaaye
{ waadaabad loowada sinaa nin iyo doorkiiye }
{ haduu iguday yidhi waaba dooow in aad udeeysaaye }
{ xilkuu daadaheeyn karo maxaad kiisa ugudiidi ?}
DURAAQSI Q DH DAAN RAXIMA HULAAH

HAGUULEEYSTO D D S I HA AD KAAADO MABDA A XALAA SHA AHI
HAJABTO DHAAN DHAAMADA UBBO
#4 | galamso on December 19 2013 10:00:36
Wardher farsomaliga sobaro heerkaas maaha waa reerkaas
#5 | AccoxyVexesd on January 07 2014 17:11:24
your bridesmaids won��t make your way for the specific boutique and definitely will purchase their attire on his or her time. Your bridesmaids think equivalent technique the opportunity of shade, lower, model, or aquire a balance between their figures and the tone and concentrate on individuality of getting.Prom Dresses UK Sale

Acquire an affordable costume at Craig listing as effectively. This may sound uncommon, but when you search Craig checklist for females dresses , you will be amazed to discover wonderful attire your best costs. When the vendor lives near your location, then could well be simple for you prevent by and then judge the costume purchase one. Doing final minute shopping may hinder towards acquiring the form of dress you will need. This might be because of various causes, the main one being the news that some formal attire might run out. It really is depart you with fewer options to pick out.Cheap Bridesmaid Dresses

You wear animal print dresses at least you sense fierce and floral attire even when you feel delicate. You're certain the excellence between a business waist gown from Hype? as well as an a-line dress from ABS Allen SchwartzCheap Cocktail Dresses

?. That appeals to you how pure & easy? and Hale Bob ? suit your body, additionally you know which styles look greatest in your case. You walk tall in attention-grabbing halter dresses from Laundry? by Shelli Segal and inside the consolation of beach cover ups from UGG ? Australia. You put onto Betsey Johnson ? strapless dresses should you need to feel girly and flirty and tunic dresses for whilst you would like to be playful.http://www.1er.co.uk/party-dresses.html

Shopping Dresses,Bridal dresses,Bridal wear,Fashion Dresses,Shopping Clothing,Shop ClothesSuppose away from the box! It is possible to obtain the same dresses you'll see at wedding reception boutiques to have a fraction inside the worth at a native mall. Which is usually particularly helpful when you��ve got bridesmaids that dwell in numerous states. If you should get a store (like Dillards, Macys, JC Penneys, and a lot more.) which may be positioned all through the StateProm Dresses:http://www.1er.co.uk/
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.29 seconds 13,766,627 unique visits