April 23 2014 05:18:32
Users Online
· Guests Online: 20

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Daawo- Xasuuqa Gobalka Ogaden oo Maxkamada Caalamka loo Gudbiyay
Somali
Comments
#1 | Runsheeg on December 18 2013 10:44:08
UBBO ayaa u bahan in la daceeeyo dilka, kufsiga, tuulooyinka la gubaayo, waxaas Iyo wax ka xunba Argagixisda UBBO ayaa samaaysa, sidaa darted waa in maxkamad la saaro . DDSI waxay habeen Iyo malin umada ka difaacayaan waa Argagixisda UBBO. Guulaysta DDSI , Guulaysta Liyubolis , Dhac oo jab Argagixsda UBBO
#2 | cabdullaahi on December 18 2013 10:47:38
illahay baa mahad leh mar unbaa cadaalad la heli 5 janan iyo ina iley sidan sii ahaan maysaan

mida kale inta ethiopia u dooda iyo inta qalbiga ka jecel car waydiiya masaladaas culumada islaamka halkey diintiinu aaday

adoo nool inaad is aastaan ayaa isin dhaanta intaad amxaaro difaaci lahayd
#3 | Runsheeg on December 18 2013 10:55:07
In UBBO ay argagixso yihiin waa dhan. Orad soo arka dadka ay dhagaha Iyo lug aha ka jareen. Kuwa ay agoobta ka dhigeen oo ay aboyaashood layeen Iyo wax lamid ah. UBBO waa in maxkamad la saaro. Inshallah mar uun bay cadaaladu iman. Guul DDSI
#4 | NABADOON GASHADE on December 18 2013 11:27:13
Cajiiiiiiiiiiiib!!

Dabaqoodhigu waxaa kudhacey confusion!!!!!!kol waxey dhihi ONLF waa dhamaatey marna waxbey liiisey....oo wax bey gubtey….yoolkaa onlf waa in dadka lagumiistee dabaqoodhigu kujiro in la’xoreeyo.

waxaan filayaa Tigriiga cabo looleefo oo danbe malahan filayaa.
beenta daayaa..Angry
#5 | gohdi yaray. on December 18 2013 13:17:44
Kkkkkk kanax oo naftawaa walee daba qodhiyaw ama xaar wayanaw dhiil kiini waa gabagabo
#6 | AGGA IYO EEGA on December 18 2013 13:21:44
runsheeg ninka wata waa kii yaraa ee kahatar ilay oo ku khafiifay inuu webkan ogadentoday comments maalin iyo habeen ku qoro intuu marba magac soo qaato. habar dhali wayday aleelo ku waalatay weeye xaalkiisu.
waxaase hubaa in maalmahan soo socda ay dacwada xasuuqa ogadenia ay ka furmi doonto maxkamada ICC da lana soo qaban doono ilayada iyo jananadii tigrayga ahaaba markaas Afkoodu wuxuu ku hadaaqo ayaan eegaynaa ama ubo ama fulaan fulaan,
#7 | Horusocod on December 18 2013 14:20:24
maansha alaah waad dadaasheen ree koonfur Afrika insha alaah mardhaw magacyada danbiilayaasha baa lagaga dhawaaqi maxkamada aduunka Smile
#8 | Abdi on December 18 2013 14:33:21
Nacalatulaah ayaane iyo kuwa kaadidooda caba
#9 | Nafta runta u sheega Shiftoooy on December 18 2013 14:45:56
inaa lilaah shfito fidho yaraaaa south afric ayay itoobiya ka dacwayn kkkkkkkkkk oo caalamka noo gudbin cabduullahi shiftayga la dhaho inay dhamaatay adaa oge aduu is aaminsiin anafgu taa waa horaan ogayn waxay gubeena iyo waxay dileen waa intayna ciidamada cirka ee liyuuga wadanka iman ee ugoq yaa shiftaaaay!!!!
#10 | BULLAALE WAYNE on December 18 2013 15:11:50
FAYSAL CALIWARAABE OO HANKOOL KUU MUSKA UU KURIIXIJIRAY SOOQAATAY OO KASOO DHACAY KARINKIII SUGIMA EE AWAARE
MISKIINKA OGAADEEN BAA MISKA LAFUULA LEH
AXMAD DIIRIYANE
WAAKII U HANJABAYAY KILILKA MEESHIIBA WAXAA ISKU
HAYSTA IRIR OO DHAN WALBA KASOOWEERARAY
SIDII LABADII NIN EE BEERTA ISKU QABSADAY
EE UU KUKALE YIDHI LABADAN NIN EE BEERTA ISKU HAYSTA BEER TAYDII BAA UDHA XEEYSAY
KULKAAD DADKIILAHAA BAABI ISEEN
WAXNA BARAKACAY
WAKAA LAYSKU HAYTABA

{ KOLKII AAD SHACBIGA FUUQSATO EEDDILI FARIIDKAAGA }
{ FOODANA KAWADA TOOGATAAN RUUXI TALAFIICAN }
{ MAFACAA ILKAASAAAN DHIG XUMO KUGUFILAANEEYNIN }
{ FANACUUDUYE MAXAA TAA IN AAD FAHANTO KUUDIIDAY }
{ FIRXAD IYO FIG IYO TOOGASHO IYO CAYDH LAKALAFIIJO}
{MARKEEY FUDEEYD DADKIINU UMADHAAN EEDFIRKABA GOOYSO }
{ WAA ALIF WAXAY KUUFIDSHAAN EED KAFILATAAYE }
{ FADHATOSE USHAQEEYSAYE MAXAAD ADIGU FAAIIDAY }???????????????????????????
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.19 seconds 13,749,227 unique visits